Skip to main content

Posts

Showing posts from September, 2015

Wariye Nuux kadiye oo Hambalyada Ciida u diray Dhamaan Bulshawaynta Soomaaliyeed Meelkasta oo ay Joogaan

Aniga oo ah Nuux kadiye kuna Nool magaalada boorama ahna wariye ka tirsan Tvga Caalamiga ah ee somalicable tv waxaan halkan hambalyada Ciida uga dirayaa dhamaan ummada islaamka meelkasta oo ay dunida ka joogaan