Skip to main content

Posts

Showing posts from September, 2017

Xarunta Ciidamada Dab-Damiska Gobolka Awdal oo la dhagax dhigay iyo Wasiir ree Sool ah oo halkaasi hadal ka soo jeediyay

Kadiye Media( Boorama) Xarunta Ciidamada Dab-Damiska Gobolka Awdal oo la dhagax dhigay iyo Wasiir ree Sool ah oo halkaasi hadal ka soo jeediyay

Muuse Biixi oo soo saaray Liiska Guddiga Ololaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal kana Kooban 24 Xubnood !

Kadiye Media : Muuse Biixi oo soo saaray Liiska Guddiga Ololaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal kana Kooban 24 Xubnood ! Gudoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse biixi Cabdi ayaa soo saaray amase magacaabay Guddiga Ololaha doorashooyinka Xisbigaasi gaar ahaan Gobolka awdal Xubnaha Gudigaasi ayaa ka kooban 24 Xubnood oo iskugu jira Rag iyo haween waxaana Gudoomiye looga dhigay Siyaasi ruug cadaa Wasiir Axmed xaaji daahir Cilmi oo lagu xasuusto heerkii ololihiisa doorasho uu gaadhsiisanaa sanadkii 2010 xiligaasina uu raacsanaa Madaxweynihii Hore ee somaliland Dahir rayaale Kaahin Xubnahan waxa ku jira rag siyaasiyiin ah oo kaalin laxaadleh  kaga qayb qaadan doona Ololaha doorashooyinka somaliland ee sanadkan