Skip to main content

Posts

Showing posts from October, 2017

Suldaankii ugu saamaynta badnaa beelaha isaaq oo ku biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani muxuuse kulmiye uga tagay

Kadiye Media ( Hargeysa) Suldaankii ugu saamaynta badnaa beelaha isaaq oo ku biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani muxuuse kulmiye uga tagay

Beesha Cali Yoonis ee beelwaynta makaahiil ayaa ka huleeshay Xisbiga Waddani kuna biirtay xisbiga Kulmiye iyo Musharax maxamed cali oo yaaban

Kadiye Media ( Boorama) Beesha Cali Yoonis ee beelwaynta makaahiil ayaa ka huleeshay Xisbiga Waddani kuna biirtay xisbiga Kulmiye iyo Musharax maxamed cali oo yaaban

Beesha uu ka soo Jeedo Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka soomaliland ayaa si adag u sheegtay inay taageero u hayaan Xisbiga Kulmiye

Kadiye Media ( Borama) Beesha uu ka soo Jeedo Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka soomaliland ayaa si adag u sheegtay inay taageero u hayaan Xisbiga Kulmiye

Muuse biixi Gacan ku dhiiglaa lagu xantaa! Aqoonyahan Axmed ismaaciil samatar oo ka waramay Aqoonta uu Muuse biixi u leeyahay

Kadiye Media ( Hargeysa) Muuse biixi Gacan ku dhiiglaa lagu xantaa! Aqoonyahan Axmed ismaaciil samatar oo ka waramay Aqoonta uu Muuse biixi u leeyahay

Maayarka Caasimada Hargeysa oo si jees jees ah ugu jawaabay Musharax Cabdiraxmaan Cirro

Kadiye Media( Boorama) Maayarka Caasimada Hargeysa oo si jees jees ah ugu jawaabay Musharax Cabdiraxmaan Cirro

Madaxweynaha Qaranka Somaliland ayaa tababar usoo XIdhay Boqolaal Ciidanka Dab-damiska ah oo 6bilood Hargeysa lagu tababarayay

Kadiye Media ( Hargeysa) Madaxweynaha Qaranka Somaliland ayaa tababar usoo XIdhay Boqolaal Ciidanka Dab-damiska ah oo 6bilood Hargeysa lagu tababarayay

Beesha uu ka soo Jeedo Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa shaacisay inay ku biireen Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani

Kadiye Media ( Boorama) Beesha uu ka soo Jeedo Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa shaacisay inay ku biireen Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Kadiye Media

Xarun caafimaad oo loogu Magac daray Duqii Hore ee Borama Marxuum Ibraahim Nuur Magan ayaa laga Dhisayaa deegaanka Cadaad ee Gobolka Awdal

Kadiye Media ( Cadaad) Xarun caafimaad oo loogu Magac daray Duqii Hore ee Borama Marxuum Ibraahim Nuur Magan ayaa laga Dhisayaa deegaanka Cadaad ee Gobolka Awdal  

Fanaanada Yurub Geenyo oo Hargeysa kusoo laabatay kadib markii cafis loo fidiyay iyo Yurub oo isbadal wayni ka Muuqdo

Kadiye Media ( Hargeysa) Fanaanada Yurub Geenyo oo Hargeysa kusoo laabatay kadib markii cafis loo fidiyay iyo Yurub oo isbadal wayni ka Muuqdo  

Odayaasha iyo Waxgaradka ka soo jeeda magaalada Borama ayaa Madaxweyne siilaanyo ugu hambalyeeyay talaabadii uu ku mamnuucay adeegsiga Hantida Qaranka inta doorashada lagu Jiro

Kadiye Media ( Boorama) Odayaasha iyo Waxgaradka ka soo jeeda magaalada Borama ayaa Madaxweyne siilaanyo ugu hambalyeeyay talaabadii uu ku mamnuucay adeegsiga Hantida Qaranka inta doorashada lagu Jiro Kadiye Media

Muuse Biixi oo hadhcad Beesha Jibriil yoonis ee Awdal dagan ku yidhi Kulmiye idinma baahna kadib Markii laba Xubnood ugu daray Guddiga Ololaha Xisbigaasi

Kadiye Media ( Boorama) Muuse Biixi oo hadhcad Beesha Jibriil yoonis ee Awdal dagan ku yidhi Kulmiye idinma baahna kadib Markii laba Xubnood ugu daray Guddiga Ololaha Xisbigaasi Kadiye Media