Skip to main content

Posts

Showing posts from 2019

Daawo fadeexada boorama ka dhacday bulsho been cad loo dhiibay lana yidhi duleedka boorama taga hoolka buuxiya waxa la soo dhawaynayaa safiirka ethopia soomaliland u fadhiya Shamsadiin Axmed

Tisqaad( Boorama) Daawo fadeexada boorama ka dhacday bulsho been cad loo dhiibay lana yidhi duleedka boorama taga hoolka buuxiya waxa la soo dhawaynayaa safiirka ethopia soomaliland u fadhiya Shamsadiin Axmed

Soomaaliya Illaahay ayaa u maqan - Farmaanjana waa iibiyay Badii soomaaliyeed . Akhriso nuxurka kulankii dhex maray Farmaanjo iyo Kenyata

Tisqaad( Boorama)  Soomaaliya Illaahay ayaa u maqan - Farmaanjana waa iibiyay Badii soomaaliyeed . Akhriso nuxurka kulankii dhex maray Farmaanjo iyo Kenyata Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmad ayaa ku guulaystay in uu ku qanciyo Madaxweyne Farmaajo in uu ogolaado in khilaafka Badda ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya lagu xaliyo wadahadal sida uu baahiyay Teleefishinka Qaranka Itoobiya oo la socday safarka Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya uu ku tagay magaalada Niarobi ee dalka Kenya! Halka Villa Soomaaliya wali ay ku maaweelinayso dadka Soomaaliyeed in  kulankii Nairobi looga hadlay oo kaliya xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dowladood iyo ka wada shaqaynta dhinacyada nabadgelyada, dhaqaalaha iyo isu socodka dadka iyo baayac mushtarka. Warar sugan oo aan ka helay ilo ka agdhow xaafiiska Madaxweyne Farmaajo waxay ii xaqiijiyeen in ajandaha kulanka labada Madaxweyne uu ahaa arinta muranka Badda iyo dacwada hortaala Maxkamada Caalamiga ah (ICJ) lkn waxay ka gaabsadeen in ay she

Labada indhood ee madaxweyne muuse biixi oo wax laga sheegaa waxay la mid tahay adigoo faragaliyay abuuristii illaahay .

Tisqaad( Boorama) Waa dhaqan xumo ,waa ixtiraam la,aan waa mid ka fog wada dhalashada in Muuqa illaahay inoo sameeyay  la faragaliyo .. Baraha bulshada deegaanada soomaliland waxa ayaantan hadheeyay sawir si laga soo qaaday madaxweyne muuse biixi cabdi  . inkastoo shaqsiyan aanay ila quruxbadnayn in sawir caynkaasiya madaxweynaha laga soo qaado ayaa hadana sawirkaasi wuxuu noqday mid baraha bulshada siyaabo kala duwan looga falanqeeyo qaarna ka maadsadaan oo sawirkaasi u adeegsadaan dano siyaasadeed iyo mucaaradad ka dhan ah madaxweyne muuse biixi cabdi Sawirka madaxweynaha laga soo qaaday ayaa dadku marka ay arkaan markiiba waxay isha ku dhufanayaan qaab samaysinka indheeed ee muuse biixi cabdi Mid kamida ishiisa ayaa cabir ahaan ka yar isha kale taasina waa wax iska caadiya oo illaahay ayaa qaabkaasiba u abuuray abuurista illaahayna waa iska noocyo badan tahay hase ahaatee badanaa  si wacan looma arki jirin indhaha madaxweynaha maadaama uu adeegsado muraayada indhaha taasina d

Ex- wasiir cabdicasiis maxamed samaale ayaa gacantiisa inuu ku salaamo diiday haweenay cadaan ahayd iyo masuuliyiin kale oo haweenaydaasi salaan la gaadhay

Tisqaad( Boorama) Ex- wasiir cabdicasiis maxamed samaale ayaa gacantiisa inuu ku salaamo diiday haweenay cadaan ahayd iyo masuuliyiin kale oo haweenaydaasi salaan la gaadhay