Tisqaad( Boorama) Waa dhaqan xumo ,waa ixtiraam la,aan waa mid ka fog wada dhalashada in Muuqa illaahay inoo sameeyay la faragaliyo .. Baraha bulshada deegaanada soomaliland waxa ayaantan hadheeyay sawir si laga soo qaaday madaxweyne muuse biixi cabdi . inkastoo shaqsiyan aanay ila quruxbadnayn in sawir caynkaasiya madaxweynaha laga soo qaado ayaa hadana sawirkaasi wuxuu noqday mid baraha bulshada siyaabo kala duwan looga falanqeeyo qaarna ka maadsadaan oo sawirkaasi u adeegsadaan dano siyaasadeed iyo mucaaradad ka dhan ah madaxweyne muuse biixi cabdi Sawirka madaxweynaha laga soo qaaday ayaa dadku marka ay arkaan markiiba waxay isha ku dhufanayaan qaab samaysinka indheeed ee muuse biixi cabdi Mid kamida ishiisa ayaa cabir ahaan ka yar isha kale taasina waa wax iska caadiya oo illaahay ayaa qaabkaasiba u abuuray abuurista illaahayna waa iska noocyo badan tahay hase ahaatee badanaa si wacan looma arki jirin indhaha madaxweynaha maadaama uu adeegsado muraayada indhaha taasina d