Skip to main content

Posts

Showing posts from June, 2022

Mid kamida Dhakhaatiirka Borama ugu caansan oo xil wayn looga magacaabay Somaliland

Axmed aadan Buuxane oo kamida dhakhaatiirta borama ugu caansan ayaa loo magacaabay Wasiirka wasaarada Qorsheynta qaranka somaliland , Ahmed ayaa kaalmo muhiima kaga jiray dadka u  dhaqdhaqaaqa arimaha bulshada  wuxuu ka shaqayn jiray guddiyada taakulaynta abaaraha , guddigii gurmadka suuqa waaheen , iyo sidoo kale meelo muhiima oo uu bulshadiisa si mutadawacnimo ugu adeegi jiray  Warqad ka soo baxday Madaxtooyada Somaliland ayaa xilkan loogu magacaabay maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 27ka bisha June 2022