Skip to main content

Posts

Showing posts from July, 2013

dalka masar oo walidagi la

Kooxo hubeysan oo weeray Taageerayaasha Maxamed Morsi on July 24, 2013 Ugu yaraan 1 qof ayaa ku geeriyooay weerarkii 2aad oo ay kooxo hubeysan ku qaadaan taageerayaasha Ikhwaan Muslimiinka oo weli mudaharaadyo ka wada magaalada Qaahira. Ikhwaan Muslimiinka ayaa ku eedeeyey militariga Masar inay kooxo hubeysan usoo direen sidii ay u cabsi gelin lahaayeen tobanaanka kun ee banaanbaxa ka wada magaalada Qaahira. Illaa iyo hada 100 qof ayaa ku geeriyooday iska horimaadyada ka dhacay Qaahira tan iyo intii xukunka laga tuuray Madaxweyne Maxamed Morsi. Ikhwaan muslimiinka ayaa wacad ku maray inay sii wadi doonaan banaanbaxooda illaa inta Madaxweynaha la doortay dib xilkiisa loogu soo celinayo.