Skip to main content

dalka masar oo walidagi la

Kooxo hubeysan oo weeray Taageerayaasha Maxamed Morsi

CairoClashes2307e
Ugu yaraan 1 qof ayaa ku geeriyooay weerarkii 2aad oo ay kooxo hubeysan ku qaadaan taageerayaasha Ikhwaan Muslimiinka oo weli mudaharaadyo ka wada magaalada Qaahira.
Ikhwaan Muslimiinka ayaa ku eedeeyey militariga Masar inay kooxo hubeysan usoo direen sidii ay u cabsi gelin lahaayeen tobanaanka kun ee banaanbaxa ka wada magaalada Qaahira.
Illaa iyo hada 100 qof ayaa ku geeriyooday iska horimaadyada ka dhacay Qaahira tan iyo intii xukunka laga tuuray Madaxweyne Maxamed Morsi.
Ikhwaan muslimiinka ayaa wacad ku maray inay sii wadi doonaan banaanbaxooda illaa inta Madaxweynaha la doortay dib xilkiisa loogu soo celinayo.

Comments

Popular posts from this blog

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Fashilka Dawlada hoose ee Degmada boorama iyo Mooganaanta shacabka Reer Boorama

Marka hore waxa aan halkan salaam kal iyo laaba uga dirayaa cid kasta oo magacayga iyo muuqayga taqaana waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka . Bacda salaam

Daawo Sawirada Haan aan la ogeyn waxa ku jira oo kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Haan yar oon la ogeyn wax ku jira oo dhawaan kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Haantan oo u muuqata mid daxaleesatay aadna u yar ayaa dadka Deegaanka Boqol ee Xeebta Jaziira waxa ay ku arkeen halkaasi iyagoona durbo cabasho u gudbiyay Maamulka Degmada Wadajir.