Skip to main content

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY



 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

 DHAMAAN XAAFADAHA AY KA KOOBAN TAHAY MAGAALADA BOORAMA MUNAASABAD AYAA WAXA AY KA DHACDAY HOOLKA HANNUUNTA CUSUB EE JAAMACADA EELO WAXAANA KA SOO QEYB GALAY MARTI SHARAF KALA DUWAN OO AY HORKACAYSO MARWO LUUL XASAN MATAAN HOOYADA HALDOORKA AH IYO MAAMULKA SHIRKADA ISGAADHSIINTA EE TELESOM XARUNTEEDA MAGAALADA BOORAMA C/QAADIR AADAN NUUR MUNAASABADAN AYAA INTII SOCATAY AYAA WAXA HALKAASI LAGU SOO DHAWEEYAY BROTHER MAXAMED DIINI OO HALKAASI KA JEEDIAYAY LACTURE AAD U QIIMO BADAN IYADOO DADKII HALKAASI KU SUGNAA DHAMAANTOOD MARKA AAD WAJIYADOODA DIB U EEGTO AAD KA DHEEHANAY AYAGOO KU MAQAN MAXAMED DIINI INDHANA LA SII RAACRAACAYAY DAKII AYUU MAR QUDHA KASBADAY MASKAXDOODII WALOW DADKU QAARKOOD AY AAD ULA YAABANAYEN WAAYO MAXAMED DIINI AYAY MARKII UGU HORAYSAY SI FOOLKA FOOL AH INDHAHOODA AY U SAAREEN WAAYO DADKA AYAA WAXA AY BRO:MAXAMED DIINI AY KU ARKI JIREEN WARBAAHINTA KALA DUWAN HADABA INTII AY SOCTAY MUNAASABADANI AYAA WAXA HALKAASI SU,AALO LAGU WEYDIIYAY MAXAMED DIINI KU AADANAYD LACTUREKII UU JEEDINAY ALLAHA KA ABAAL MARIYEE SIDA UU DADKA WAX U SHEEGAY HABEENKII XALAY AHAYD KA SAKOW INTAASI LACTURE U SOO JEEDIYEE LKN ANIGA NUUX KADIYE AHAAN AYAY FARXAD IYO DAREEN AAN LA SOO KOOBI KARIN WALOW AAN U BOGAY WIXII UU HALKAASI KA SOO JEEDIYAY ISKU SOO WADA DUUBOO WAX IYANA HADALKA QAADATAY MARWO LUUL XASAN MATAAN OO KA SHEEKAYSAY TARIIKHDII AY SOO MARTAY XARUNTII AGOOMAHA EE GAALADA HARGEYSA KU TAALAY EE AY MAAMULI JIRTAY TAASI OO SI AAN WANAAGSANAYN LOOLA DHAQMAY KA DIB MARKII HALKAASI AY GABI AHAANBA AY XUKUUMADA SIILAANYO ALBAABADA U LAABTAY  IYADANA AY XABSI U TAXAABEEN AADNA UGA MURUGOOTAY FALKU KAA XUN EE AY KU KACDAY XUKUUMADA MADAXWEYNE SIILAANYO GABA GABADII AY WAXA MUNAASABAASI SOO XIDHAY GUDOOMIYAHA SHIRKADA TELESOM C/QADIR AADAN NUUR OO ISAGU SI KAL IYO LAAB LEH UGU MAHADCELIYAY BROTHER MAXAMED DIINI
MUNAASABADAN AYAA WAXA SOO QABAN QAABISAY NAADIGA BANDHIGA CILMIGA IYO CAQLIGA EE LOO SOO GAABIYO {NBCC} OO AYADU U TAAGAN INAY TAGERO SIISO DADKA WAX BARTAY EE AQOONYAHANKA AH IYO DADKA HAL ABUURKA AH EE KU DHAQAN GUUD AHAAN MEELKASTA OO AY DEGAAN DHULKA SOOMAALIDA IYO DAAFAHA CALAMKA

diyaariye Nuux kadiye magaalada boorama

Comments

Popular posts from this blog

Fashilka Dawlada hoose ee Degmada boorama iyo Mooganaanta shacabka Reer Boorama

Marka hore waxa aan halkan salaam kal iyo laaba uga dirayaa cid kasta oo magacayga iyo muuqayga taqaana waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka . Bacda salaam

Daawo Sawirada Haan aan la ogeyn waxa ku jira oo kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Haan yar oon la ogeyn wax ku jira oo dhawaan kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Haantan oo u muuqata mid daxaleesatay aadna u yar ayaa dadka Deegaanka Boqol ee Xeebta Jaziira waxa ay ku arkeen halkaasi iyagoona durbo cabasho u gudbiyay Maamulka Degmada Wadajir.