Skip to main content

Madxweynaha Somaliland Oo Maanta Xadhiga Ka Jarey Guriga Martida ee Gobolka Gabiley

Daawo Qaybtii 2aad ee sawirada soo dhaweyntii daadweynaha Reer Gabiley ku Qaabileen madaxweyne siilaanyo............
.Daawo sawiro aad u tiro badan

Gabiley(GNS)waftigii uu hogaaminayey madaxweynaha Somaliland ee maanta socdaalka shaqo ku joogey gobolka gabiley ayaa xadhiga kajarey guriga martida ee gobolka gabiley oo ay hirgelisay dawlada hoose ee degmada gabiley.
DSC02490
Waftigani ayaa madaxweynaha waxaa ku wehelinayey wsiirka madaxtooyada xirsi xaaji cali xasan,wasiirka arimaha gudaha maxamed cali Warancade, wasiirka maaliyada Somaliland c/casiis maxamed samaale, wasiirka ganacsiga Somaliland DR maxamed c/laahi cumar, wasiirka waxbarshada Somaliland marwo samsam cabdi adan, wasiirka beeraha Somaliland faarax cilmi geedoole, wasiirka warshadaha Somaliland Abiib diiriye Nuur .
.
Waxaanu maaalinta bari ah madaxweynaha somaliland xadhiga ka jaridoonaan, kormeerina doonaa mashaariicda horumarineed ee ay dalwada hoose ka hirgalinayo gudaha maaglada gabiley, waxaanu waftigani kormeero ku tagi doonaa degmooyinka wajeel iyo degmada Alleybaday.
IMG_1024

Comments

Popular posts from this blog

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Fashilka Dawlada hoose ee Degmada boorama iyo Mooganaanta shacabka Reer Boorama

Marka hore waxa aan halkan salaam kal iyo laaba uga dirayaa cid kasta oo magacayga iyo muuqayga taqaana waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka . Bacda salaam

Daawo Sawirada Haan aan la ogeyn waxa ku jira oo kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Haan yar oon la ogeyn wax ku jira oo dhawaan kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Haantan oo u muuqata mid daxaleesatay aadna u yar ayaa dadka Deegaanka Boqol ee Xeebta Jaziira waxa ay ku arkeen halkaasi iyagoona durbo cabasho u gudbiyay Maamulka Degmada Wadajir.