Skip to main content

Dadweynaha Reer Gabiley Oo Soo Dhaweyn layaab leh ku qaabiley Waftigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland.

maanta reer gabiley waxay muujiyeen sidii lagu yaqaaney ee gobonimada lahayda, waxanaan xukuumadaahaa balan qaadayaa inan wixii karaankayga ha la qabto."ayuu yidhi madaxweynha somaliland . 
Daawo sawiro aad u tiro badan

Gabiley (NUUX KADIYE ) kuman qof oo ka mid ah dadweynaha reer gabiley oo aan maanta u kala hadhin soo dhaweyntaaMadaxeynaha Somaliland Axmed maxamed maxamuud siilanyo oo maaanta ka qayb galey xaflada qalinjabinta.

IMG_0286
Boqolaal kun oo Ardeyda oo waxa ka barata dugsyada kala duwan eek u yaal gobolka gabiley ayaa maanta si diiwan u soo dhaweeyey madaxweynaha somailand,
IMG_0002
Dadweynaha reer gabiley oo madaxweyne siilaaanyo saak ku qabiley caleeemo qoyan iyo qalbi saafiya, waxaney madaxweynaha u galbiyeen dhinacaa iyo jaamacada Tima-ade ee gobolka gabiley
IMG_0352IMG_1014IMG_1021IMG_0995IMG_0972IMG_0828
IMG_0796
IMG_0720IMG_0765IMG_0437IMG_0667IMG_0872
IMG_0493IMG_0524IMG_0729





WARIYE FARHAN ABDIRAHMAN
GOBOLKA GABILEY

Comments

Popular posts from this blog

War deg deg ah dorashada puntland isku dhacyo ka dhacay garoowe

Waxaa goordhaw dibad baxyo Rabshada wata ka bilowdeen Qeybo kamid ah Magaalada Garawe Caasimada maamulka Puntiland, iyadoona lasoo sheegayo in Dibad baxyada ka dhasheen Qasaarooyin isugu jira Dhimasho iyo dhaawac. Dad careesan oo la tilmaamay in ay taageero u ahaayeen Madaxaweynihii hore ee Puntiland Cabdi Raxmaan Faroole ayaa bilaabay Dibad baxa Rabshadaha wata iyagoona dhagxaan ku tuurayay Taageerayaasha Madaxweynaha Cusubee Puntiland Cabdi Wali Gaas iyo Ciidamada amaanka. Dibad baxayaasha ayaa sidoo kale dhagxaan ku weeraray halka ay kasocoto Doorashooyinka Maamulka Puntiland ee Xarunra Golaha Wakiilada iyadoona Ciidamada goobtaasi ilaalinayay ay rasaas ku rideen dibad baxayaasha. Warar hordhac ah aan helnay ayaa sheegaya in Rasaasta ay Ciidamada Dowlada Puntiland ku fureen Dadka dibad baxyada dhigayay ay ka dhasheen Qasaarooyin isugu jira Dhimasho iyo dhaawac. Waxii Warar ah ee kusoo kordha Rabshadaha ka socda Garawe kala soco Wararkayaga Dambe Insha Allah.

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Daawo Sawirada Haan aan la ogeyn waxa ku jira oo kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Haan yar oon la ogeyn wax ku jira oo dhawaan kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Haantan oo u muuqata mid daxaleesatay aadna u yar ayaa dadka Deegaanka Boqol ee Xeebta Jaziira waxa ay ku arkeen halkaasi iyagoona durbo cabasho u gudbiyay Maamulka Degmada Wadajir.