Skip to main content

Dab ka kacay xaafaada danyarta ah ee magaalada hargeysa loona yaqaano state houseka

Hargaysa(Nuux kadiye)-Xaafada Danyarta Ee Barakacayaasha State-hous ka Ayaa Waxaa Abaaro 2:00 ka Kacay Dab Iyo Qiiq Kaasi oo sameeyay ilaa 10 Guri Oo Ka Mida Xafadahaasi, Iyada Oo Halkasi Ay ku Shuf baleen agabkii U Dhexyaalay Halkaasi, Wali lama Hayo Wax khasaare kale Ah Oo Soo Gaadhay Dakaasi, Sida uu noo Sheegay Description: C:\Users\hp\Desktop\CIMG1936-400x300 (1).jpgDescription: C:\Users\hp\Desktop\CIMG1936-400x300 (2).jpgDescription: C:\Users\hp\Desktop\CIMG1937-400x300.jpgDescription: C:\Users\hp\Desktop\CIMG1935-400x300 (1).jpgDescription: C:\Users\hp\Desktop\KJC.jpgAyaa waxaa Uu No Sheegay in Ay Ciidanka Booliska Iyo Damb-damis Yacayaa Imaadeen Waxooga kadib iyada oo Ay gacanta Ku bakhtiyeen Dhalinyarada Xaafadu, balse nasiib daro Dabdamiska Ayaa Waxa ku kacay Dadkii Halkasi Daganaa, Walow Ay Ciidanku Qasab Ku Soo galiyeen,dabkani Ayaa Waxa uu ka Kacay Laydh Shoodh bixiyay kaasi oo qabsaday Xaafad Kamida xafadahaasi Kadibna Sameyay Ilaa 10 Guri Oo kale.
Dhawaan Ayaa Ay Ahayd Markii Ay xafadaasi isla Sidan oo kale Uga kacay Dab, Kaasi oo Isna khasaare soo gaadhsiyay Dadka Gooobtasi Deganaa, Khasarahani aya Ah mid Soo noqonoqda, kana Dhasha Xadhkaha Laydhka.

Ilaahada Ma jirto Cid Ka Socota Dawlada Oo goobtaasi Timid Marka Laga Reebo, Ciidanka Bolisk iyo talyayaasha laamaha xafadaasi.


Comments

Popular posts from this blog

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Fashilka Dawlada hoose ee Degmada boorama iyo Mooganaanta shacabka Reer Boorama

Marka hore waxa aan halkan salaam kal iyo laaba uga dirayaa cid kasta oo magacayga iyo muuqayga taqaana waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka . Bacda salaam

Daawo Sawirada Haan aan la ogeyn waxa ku jira oo kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Haan yar oon la ogeyn wax ku jira oo dhawaan kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Haantan oo u muuqata mid daxaleesatay aadna u yar ayaa dadka Deegaanka Boqol ee Xeebta Jaziira waxa ay ku arkeen halkaasi iyagoona durbo cabasho u gudbiyay Maamulka Degmada Wadajir.