Boorama { Nuux kadiye }Suldaan saleebaan cali ismaaciil oo kamida salaadiinta gobolka awdal ayaa shirjaraaid ku qabtay magaalada boorama ayaa waxa uu ka hadlay arinta suldaan wabar . Waxa uu ka hadlay sedex qodob oo ay ka mid yihiin odayada waayadan camerada ku wareeray ,