WAXA UU BARNAAMIJKANI KA HADLAYAA XAQIIQADA DHABTA AH EE KA JIRA GOBOLKA AWDAL IYO SIDA AY XUKUUMADA SOOMAALILAND U DAYACDAY WAXAANA BARNAAMIJKAN AAN U KU SOO QAADANAY HALKII AY KA BILAABMATAY XIISADA GOBOLKA AWDAL EE KEENTAY INUU SULDAAN WABAR UU DUURKA GALO XUKUUMADA MADAXWEYNE SIILAANYANA AAANAY WAXBA KA QABAN HASE YEESHEE HANJABAAD KU BADASHAY HALKII LOOGA BAAHNAA INAY XUKUUMADU WADA HADAL LA GASHO CIDII TABANAYSA BALSE ARINKA SULDAAN WABAR AYAA WAXA AY XUKUUMADA SOOMAALILAND KU MACNAYSAY QARANDUMISNIMO IYO INUU SULDAAN ABIIBAKAR CILMI WABAR UU KA BAXAY XUDUUDII DAWLADNIMADA DHANKA KALE SULDAAN WABAR AYAA ARINKAN UU QAATAY KU MICNEEYAY INAY XUKUUMADA SOOMAALILAND AANAY WAXBA KA QABAN TABASHADII AY U BANDHIGEEN HALKAN KA DAAWO BARNAAMIJKAN