Skip to main content

Wardagdag ah Shilbaabuur oo ka dhacay Duleedka Magaalada Borama

Waxa maanta isbitaalka wayn ee magaalada Borama la keenay Dhimasho 1 askari iyo dhaawaca 4 askari oo ku dhaawacmay shilbaabuur oo ka dhacay duleedka magaalada borama
Baabuurkaas oo ay saarnaayeen AskarTa Somaliland oo ka yimiday caasimada hargaysa iyagoona ku socday magaalda Borama ayaa waxa ay wararku sheegayaan in ay si kadis ah ula rogmaday baabuurku ciidamadan ayaa ah ciidamadii 2aad ee uu baabuurku kula rogmado halkaas iyadoona kuwii hore  maydkoodii la geeyay magalada hargaysa ee caasima da somaliland hase ahaatee waxa ilaa iyo hada aan la saxayn sababta ka danbaysa arintan iyadoo ay haatan  ka taagantahay magaalada borama ee xarunta gobolka awdal arin xasaasi iyadoo habeen kasta laga maglo gudaha iyo nawaaxiga borama xabada nuucyadeeda kala duwan iyadoon ilaa hada aan la ogan sababta loo ridayo ama cida la weerarayo 



khasaaraha hada ka dhashay shilkan ayaa waxa uu yahay dhimashada 1 hal qof iyo Dhaawaca 4 afar qof 

wixii warbixn aha ee ka soo korodha waxaad kala socon doontaan

Comments

Popular posts from this blog

Kulankii madaxweynaha soomaaliland iyo raysal wasaaraha ethopia ku dhex maray magaalada adis ababa Daawo

Waxa maanta si diiran logu soo dhaweeyay magaalada borama madaxweynihii hore ee awdal state

Borama-Nuux kadiye-Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in M\waynihii Hore Awdalstate Rshiid Awnuur sii fiican loogu soo dhaweeyay magaalada Dila dadwaynaha kala hadlay barxada hore isaga iyo wafdigii uu hogaaminayayba waxayna uga mahad naqeen sida fiican ay ugu soo dhaweeyeen dhulkoodii hooyo ay mudo maqnaayeen

Waraysi Gaar ah oo Puntland TV la yeeshay Madaxweynaha Puntland Prof. Cabdi wali maxamed cali gaas oo arimo badan ka hadlay oo ay ka mid inuu soo celin doono gobolada sool sanaag iyo cayn ee soomaaliland ka tirsan Daawo ...