Skip to main content

Posts

Showing posts from March, 2018

Gaadhiga ugu qaalisan Caalamka laguna farsameeyay dalka Jarmalka sanadkii 1985 oo Boorama lagu dhex wato ( SAWIRO)

Tisqaadmedia( Boorama) Gaadhiga ugu qaalisan Caalamka laguna farsameeyay dalka Jarmalka sanadkii 1985 oo Boorama lagu dhex wato ( SAWIRO) Gaadhigan Magaciisa ayaa waxa la yidhaa  Bavarian Motor Works  oo loo soo gaabiyay BMW oo ah shirkada samaysay Gaadiidkan shirkadani ayaa la aasaasay sanadkii 1916 xarunteeda ugu wayna waxay ku leedahay magaalada Munich shirkadan BMW waxay gaadiid usoo saartay wadamada Germany, Brazil, China, India, South Africa, the United Kingdom and the United States. sidoo kale waxay shirkadani samaysaa noocyo kamida mootooyinka iyo diyaaradaha kala duwan , sanadkii 2015 ayaa waxa la ogaaday in shirkadani ay soo saartay in kabadan laba milyan oo gaadhi oo kor yaala dunida aynu ku nool nahay Hadaba magaalada Boorama  caasimada labaad ee Soomaliland waxa yaala mid kamida Gaadiidka ay shirkadani soo saartay Markii ugu horeysay gaadhiga noocan ahi shirkada BMW waxay soo saartay sanadihii 1985-1987 xiligaasina waxay shirkadu soo saaartay 600 oo gaadhi oo nashqadani