Skip to main content

Posts

Showing posts from 2022

DHAMAADKA CIYAARAHA ADUUNKA EE QATAR

 

Beesha Ree Nuur oo war layaab leh ka soo saartay shirkii uga socday degmada Dilla ee gobolka Awdal

 Deg deg Guddiga qaban qaabada shirka beesha ree Nuur ee ka socday degmada dilla ayaa shaacisay war lama filaan ah oo shirkaasi la xidhiidha 

Xukuumada Somaliland ayaa Shaaca ka qaaday inaanay Horjoogin dhismaha Garoonka diyaaradaha Borama

 Xukuumada Somaliland ayaa Shaaca ka qaaday inaanay Horjoogin dhismaha Garoonka diyaaradaha Borama , arintan ayaa ku soo beegmaysa xili Madaxweyne ku xigeenka somaliland kormeer kusoo sameeyay xayndaabka Madaarkaasi 

Qodobada War Murtiyeedkii ka soo baxay Shir Beesha Ree Nuur ku qabatay degmada Dilla ee gobolka Awdal

 Qodobada War Murtiyeedkii ka soo baxay Shir Beesha Ree Nuur ku qabatay degmada Dilla ee gobolka Awdal  HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAASI 

France vs Morocco LIVE

 

Haweenka Gobolka Awdal ayaa Munaasabad Heer sare ah Borama ugu sameeyay wasiir Amina Cilmi Fariid

 

Mid kamida Dhakhaatiirka Borama ugu caansan oo xil wayn looga magacaabay Somaliland

Axmed aadan Buuxane oo kamida dhakhaatiirta borama ugu caansan ayaa loo magacaabay Wasiirka wasaarada Qorsheynta qaranka somaliland , Ahmed ayaa kaalmo muhiima kaga jiray dadka u  dhaqdhaqaaqa arimaha bulshada  wuxuu ka shaqayn jiray guddiyada taakulaynta abaaraha , guddigii gurmadka suuqa waaheen , iyo sidoo kale meelo muhiima oo uu bulshadiisa si mutadawacnimo ugu adeegi jiray  Warqad ka soo baxday Madaxtooyada Somaliland ayaa xilkan loogu magacaabay maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 27ka bisha June 2022 

Halis wayn oo ku soo wajahan wadamada Bariga dhexe iyo Waqooyiga Africa kuwaasi oo uu saamayn doono dagaalka Ukraine

  Dalalka Ruushka iyo Ukraine waa wadamada ugu badan ee soo saara qamadiga caalamka taasina waxa ay ka dhigan tahay dagaalka labadaasi dal oo sii daba dheeraadaa ka dhalan karto dhibaatooyin xaga cuntada ah kuwaasi oo ku habsan doonta dalalka bariga dhexe iyo waqooyiga qaarada africa , Inkastoo dalka ruushku yahay wadanka koowaad ee soo saara sareenka ama qamadiga ugu badan dunida wadamada kala ah shiinaha , hindiya iyo Ukraine ayaa iyaguna dalagaasi muhiimka ah si wayn dunida ugu dhoofiya 

Dawlada Maraykanka ayaa Cunaqabatayn Cusub kusoo rogtay dalka Ruushka iyo Gabadh Putin uu dhalay oo ka mid ah kuwa la cunaqabateeyay

 Borama Cable - Dawlada Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay Gabadh uu dhalay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin  Sidoo kale Liiska waxaa sidoo kale ku jira qoyska wasiirka arrimaha dibadda Sergei Lavrov iyo bangiyada waaweyn ee dalkaasi  Tallaabooyinkan ayaa daba socda muuqaal cusub oo muujinaya gabood-fallo ay ciidamada Ruushku ka geysteen Ukraine, oo ay ku jiraan sawirrada maydadka dad rayid ah oo daadsan waddooyinka Bucha, oo u dhow caasimadda Kyiv. Ruushka ayaa sheegay, in sawiradu yihiin kuwo aan cadayn oo ay sameeyeen saraakiisha ciidamada Kiav  In kasta oo sawirada dayax-gacmeedku ay muujinayaan in dadka rayidka ah la dilay markii Ruushku ay maamulayeen Bucha, Balse Mr Putin ayaa arintaasi ku tilmaamay  "daandaansi naxariis darro ah oo ay sameeyeen  maamulka Kyiv". Isagoo tixraacaya dilkii Bucha, madaxweynaha Mareykanka Joe Biden wuxuu yiri Arbacadii: "Ma jiraan wax ka yar oo dhacaya marka loo eego dembiyada dagaal ee waaweyn." Waa ayo gabdhaha uu dha

Madaxweynihii Hore ee Dalka Burkiino Faaso ayaa lagu xukumay Xabsi Daain Kadib markii lagu Helay inuu Khaarijiyay Madaxweynihii ka horeeyay Thomas Sankara

 Boorama Cable - Maxkamad ku taalla dalka Burkina Faso ayaa xukun xabsi daa’in ah ku xukuntay madaxweynihii hore ee dalkaas Blaise Compaore, kaddib markii lagu helay inuu dilay hoggaamiyihii ka horreeyay ee Thomas Sankara.

Ma laga yaabaa in Ruushku Hubkan u Adeegsado Dagaalka Ukraine ?

Boorama Cable -  Iyadoo Ruushku uu ku qulqulayo goobaha dagaalka ee Ukraine, suurtogalnimada Ruushku qarka u saaran yahay isticmaalka hubka nukliyeerka ayaa hadda kor u kacaya, Taasina sababteedu waxa ay tahay in  madaxweyne Vladimir Putin u muuqdo mid aan Guul ka soo hoyn Weerarka uu Ukraine ku qaaday .

Ka Qayb qaado Affurinta Qoysaska Danyarta ah ee Magaalada Boorama inta lagu guda jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan

 Walaalayaal Waxaynu ku jirnaa Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan Waa bishii Kheyrka waa bishii Sadaqada Waa bishii Danbi dhaafka Markaa walaalayaal waxa jira Qoysas danyara oo sanad walba ku affurino magaalada Boorama anaga oo u iibina Raashinka noocyadiisa kala duwan , Qoysaskaasina ay yihiin danyar aan haysan wixii ay ku affuri lahaayeen . Walaalayaal waxa muhiima inaad nagala qayb qaadataan Affurinta Qoysaskaasi danyarta ah Qof walba wixii uu awoodo hakaga qayb qaato samafalkaasi kheyriga ah Zaad +252633258000 Edahab +252659077200 https://youtu.be/LWq_L43FIIU

Wasiirkii Hore ee Maaliyada Somaliland ayaa soo Bandhigay Xog ururin ku saabsan khasaaraha dhabta ee uu sababay dabkii baabiiyay xuduntii Ganacsiga Hargeysa

 Wasiirkii Hore ee Maaliyada Somaliland ayaa soo Bandhigay Xog ururin ku saabsan khasaaraha dhabta ee uu sababay dabkii baabiiyay xuduntii Ganacsiga Hargeysa 

Dawlada Somaliland Oo Amaro Ku Soo Rogtay Magaalooyinka Hargeysa Berbera Iyo Burco kuwaasi oo loo samaynayo Master Plan

 Dawlada Somaliland Oo Amaro Ku Soo Rogtay Magaalooyinka Hargeysa Berbera Iyo Burco kuwaasi oo loo samaynayo Master Plan 

Qoysas kala duwan oo ku nool Magaalada Boorama ayaa si wayn uga qayliyay Jagooyin ay lahaayeen oo dawlada somaliland ula wareegtay si dan guud ah

 Qoysas kala duwan oo ku nool Magaalada Boorama ayaa si wayn uga qayliyay Jagooyin ay lahaayeen oo dawlada somaliland ula wareegtay si dan guud ah  Warkan Faahfaahintiisa Hoos ka fiirso  ↴

Shaqaaqo ka dhacday Deegaan Macdanta laga gurto oo ku taala Degmada Baki Gobolka Awdal ayaa sababtay khasaare dhaawacyo ah

 Shaqaaqo ka dhacday Deegaan Macdanta laga gurto oo ku taala Degmada Baki Gobolka Awdal ayaa sababtay khasaare dhaawacyo ah , Xildhibaan ka tirsan wakiilada Somaliland ayaa arinta shaqaaqadaasi warbaahinta ka sheegay iyo sida ay wax u jiraanba  DAAWO MUUQAALKA   ↴

Siyaasi Xasan Axmed caynaan ayaa wasiirka Ganacsiga Somaliland ka difaacay eedeymo loo jeedinayay saacadihii ugu danbeeyay

 Siyaasi Xasan Axmed caynaan ayaa wasiirka Ganacsiga Somaliland ka difaacay eedeymo loo jeedinayay saacadihii ugu danbeeyay                                                                       Daawo 

Maxaad ka taqaan Salaanta gaarka ah ee Madaxweyne Farmaanjo sida joogtada ah bulshada kula macaamilo

 Madaxweynaha Somalia Maxamed Abdilaahi Farmaanjo oo muda xileedkiisu dhamaaday sanadkii 2021 ayaa haatan waxa u buuxsantay sanadkii shanaad ee uu xilka hayo 

Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane ayaa safar uu ku bixi lahaa u baajiyay ka qaybgalka Martiqaad uu fidiyay Madaxweynaha Somaliland

 Xildhibaan Mukhtaar Maydhane oo laga soo doortay gobolka Awdal ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook kaga falceliyay Xildhibaano diiday ka qayb galka martiqaad uu soo jeediyay Madaxweyne Muuse biixi Cabdi Akhriso qoraalka 

Bulshada Soomaaliyeed ayaa loogu baaqay inay soo caawiyaan Aabe Muuse Maxamed Cismaan oo dhawaan 3 caruura ku waayay dab ka qabsaday guriga uu boorama ka daganaa

 Bulshada Soomaaliyeed ayaa loogu baaqay inay soo caawiyaan Aabe Muuse Maxamed Cismaan oo dhawaan 3 caruura ku waayay dab ka qabsaday guriga uu boorama ka daganaa  Aabe Muuse Maxamed Cismaan Faarax dhawaan ayuu 3 kamida ubadkiisa ku waayay dab qabsaday guriga ay Boorama ka daganaayeen Ka sakaw qadarta alle diinteena ayaa ina faraysa inaynu garab joogsano hadba qofkii ay dhibaato la soo daristo DAAWO   

Badhasaabka Gobolka Awdal ayaa qaylo dhaan xoogan ka diray abaaro laga soo sheegayo galbeedka gobolka

 Badhasaabka Gobolka Awdal ayaa qaylo dhaan xoogan ka diray abaaro laga soo sheegayo galbeedka gobolka 

Qoyskan danyarta ah waxa iskug biiray xaalado kala duwan waxa ay ku nool yihiin Boorama

 

Magaalada Boorama ayaa si Rasmi ah looga daahfuray wajigii 4aad ee Barnaamijka Shaqo qaran

  DAAWO

WAAR MASHAARIICDA QAAR LAGA QUUSTAA JIREE MIYAAD QORSHE KALE QAABAYN KARI WAYDEEN ? QORMO XASAASI AH

  In dhow ba waxaan la soconaa kooxo danaynaya Abuuritaanka kooxo lidi ku ah qaranka JSL gaar ahaan Degmada Boorama .    Kooxahaasi waxay si aad ah waliba u danaynayaan in galbeedka Boorama waxoogaa mashruuca ka dilaaciyaan .   Isku day yada ilaa imika la sameeyay waxa ka mid ah ee bilahan January February 1) Waxa lasoo tuuray warka ah in galbeedka magaalada gaar ahaan aaga cunaqabad hawlo laga jab hada laga bilaabay , se wax jira lasoo waayay .   2) waxa talaabadii 2aad hadana la beegsaday mid ka mida dadwayne ka cabanayay khasaare kasoo gaadhay Master plan ka Boorama mid ka mida oo qurba joog ahaa , qurba joogtii kale ee london ay ka wada yimaadeen lama beegsan , sida uu ii xaqiijiyayna waxa uu ii sheegay in kiisas kale loo haysto    3) waxa iyadna aan maqlaynay in habeenkii bisha 4 teedii in qolo wali aqoonsigooda ayna laamaha amniga iyo maamulka Boorama inala wadaagin in ay rasaas ka rideen xaafada shacabka Boorama , waxaan subaxnimadii la kulmay qolo loosoo xidhay oo la