In dhow ba waxaan la soconaa kooxo danaynaya Abuuritaanka kooxo lidi ku ah qaranka JSL gaar ahaan Degmada Boorama . Kooxahaasi waxay si aad ah waliba u danaynayaan in galbeedka Boorama waxoogaa mashruuca ka dilaaciyaan . Isku day yada ilaa imika la sameeyay waxa ka mid ah ee bilahan January February 1) Waxa lasoo tuuray warka ah in galbeedka magaalada gaar ahaan aaga cunaqabad hawlo laga jab hada laga bilaabay , se wax jira lasoo waayay . 2) waxa talaabadii 2aad hadana la beegsaday mid ka mida dadwayne ka cabanayay khasaare kasoo gaadhay Master plan ka Boorama mid ka mida oo qurba joog ahaa , qurba joogtii kale ee london ay ka wada yimaadeen lama beegsan , sida uu ii xaqiijiyayna waxa uu ii sheegay in kiisas kale loo haysto 3) waxa iyadna aan maqlaynay in habeenkii bisha 4 teedii in qolo wali aqoonsigooda ayna laamaha amniga iyo maamulka Boorama inala wadaagin in ay rasaas ka rideen xaafada shacabka Boorama , waxaan subaxnimadii la kulmay qolo loosoo xidhay oo la