Hadii aad Tahay Qof ku xidhan Wariye Nuux kadiye waa Muhiim inaad Akhrido Qoraalkan oo ku saabsan Macluumaadka uu Asxaabtiisa la Wadaago!
Kadiye Media : Nuxurka Qoraalkani waxa uu yahay inaanan Qofna la qancin karin hadii aad qancisana ku kale ayaa kaaga baahan inaad qanciso Labada Dhinac bal ila eeg Muuqaalo kala duwan ayaa soo dhigay Bartaydan Facebook Midi wuxuu ahaa 1: ree Awdal haka tashadaan Somaliland iyo Somalia oo dantooda haka fikiraan intii ay labadaasi maamul ku daba jiri lahaayeen Muuqaalka Wariye Nuux kadiye kaga hadlay Danaha shacabka Awdal ee dadbadani saluugeen qaabka ka hadalka Arintani iyaga oo inta badan dadka ku xidhan wariye nuux kadiye u arkeen mid qaranimada soomaliland waxyeelaya oo dad kicin u badan taasi oo dhinaca kale shacabka Gobolka Awdal iyo kuwo kale oo Soomaalidaa kale kamida ah ay muuqaalkani si wayn u mahadiyeen una soo dhaweeyeen iyaga oo u arkay in dantoodu ku jirto in ay ka tashadaan Soomaliland iyo Soomaaliyaba Daawo Muuqalkan Muuqaalka kalena waxuu ahaa 2: Kuwa caadifadaysan ee Somaliland neceb jiritaankeeda ha iskaga Guuraan maadaama soomaliland tahay wadan ka Go