Skip to main content

Posts

Showing posts from November, 2017

Dhalinyarada Gobolka Awdal oo isku duuban ayaa bulshada Borama ugu baaqay inay ka waantoobaan kala Qoqobka iyo qabyaalada

Kadiye Media ( Boorama) Dhalinyarada Gobolka Awdal oo isku duuban ayaa bulshada Borama ugu baaqay inay ka waantoobaan kala Qoqobka iyo qabyaalada

Ugaadhsi Xoogan oo lagu hayo Shaqaalaha kasoo jeeda Beesha Makaahiil ee a shaqeeyada Dawlada Somaliland misena gabalkeedu Dumay

Kadiye Media War deg deg ah Masuuliyiin ka soo jeeda Beesha Makaahiil oo laga caydhiyay shaqadii ay ka hayeen Xukuumada somaliland ! Sida xogta ay ku helayso shabakada caalamiga ah ee camuudnews ayaa waxa ay wararku sheegayaan in xilalkii laga qaaday sadax xubnood oo ka soo jeeda beesha makaahiil kuwaasi oo xilal ka hayay xafiisyada laamaha dawlada ee gobolka kuwaasi oo kala ah Wasaarada Maaliyada Gobolka Awdal , Laanta Kastamba Borama Isuduwihii wasaarada Maaliyada Gobolka awdal ayay xoguhu tibaaxayaan in xilkii laga xayuubiyay waxaana uu ninkani ka soo jeeda beesha ree axamed gaar ahaan beelwaynta jibriil yoonis sidoo kale waxa jira in iyagana xilalkii laga qaaday Madaxii kastamka Borama oo isagu beesha aadan Yoonis ka soo jeeday iyo sidoo kale ku xigeenkii kastamka oo haweenay ahayd iyaduna ay ka soo jeedo beesha ree Nuur Wararkan ayaa xaqiiqo u dhaw waxaana haatan ugaadhsi xoogan lagu hayaa saraakiisha beesha makaahiil ee xilalka ka haysa xukuumada somaliland ee mada

Gudoomiyaha Hay,ada shaqaalaha Somaliland Sharmaake Geele ku dayasho ayuu Mudan yahay iyo Nuux kadiye oo warbixin ka diyaariyay

Kadiye Media ( Boorama) Gudoomiyaha Hay,ada shaqaalaha Somaliland Sharmaake Geele ku dayasho ayuu Mudan yahay iyo Nuux kadiye oo warbixin ka diyaariyay

Wariye Nuux kadiye oo warbixin ka diyaariyay waxyaabaha Horyaala Muuse biixi ee ay shacabka Awdal doonayaan in loo Fuliyo?

Kadiye Media ( Boorama) Wariye Nuux kadiye oo warbixin ka diyaariyay waxyaabaha Horyaala Muuse biixi ee ay shacabka Awdal doonayaan in loo Fuliyo?

Caaqil ree Awdala ayaa beesha makaahiil ku yidhi 1000 halaad iyo Faras halagu raali galiyo Beesha Maxamed case

Kadiye Media ( Boorama) Caaqil ree Awdala ayaa  beesha makaahiil ku yidhi 1000 halaad iyo Faras halagu raali galiyo Beesha Maxamed case

Beelwaynta Bahabar Cabdala ee degan Gobolka Awdal ayaa Gogol is laab xaadhasho ah u fidisay Beelaha Makaahiil, Maxamed case iyo beesha Habarcafaan

Kadiye Media ( Boorama) Beelwaynta Bahabar Cabdala ee degan Gobolka Awdal ayaa Gogol is laab xaadhasho ah u fidisay Beelaha Makaahiil, Maxamed case iyo beesha Habarcafaan

Carwo Casri ah Misena Cusub ayaa Boorama laga Hirgaliyay taasi oo loogu magac daray Carwo Nuur

Kadiye Media ( Borama) Carwo Casri ah Misena Cusub ayaa Boorama laga Hirgaliyay taasi oo loogu magac daray Carwo Nuur

Shacabka Gobolka Awdal ayaa Codsi la yaab leh hawada u mariyay Madaxweyne Muuse biixi inuu wax ka qabto

Kadiye Media ( Boorama) Shacabka Gobolka Awdal ayaa Codsi la yaab leh hawada u mariyay Madaxweyne Muuse biixi inuu wax ka qabto   Mudane Madaxweyne Muuse biixi cabdi Shacabka ree Awdal waxay si milgo iyo sharaf leh kaaga codsanayaan inaad isku furto jidka labada dal ee somaliland iyo Jamhuuriyada Jabuuti sababta oo ah xidhitaanka marinkaasi waxa uu keenay in shaqo la,aan baahsani soo wajahdo qaar kamida gaadiidka u kala safra labadaasi dal arintaasina adiga ayay ku hortaalaa iyo sidii aad wax uga qaban lahay ! xidhnaanshaha xadka somaliland jabuuti la wadaagto ayaa meesha ka saaray arimo farabadan oo ay ugu horayso in shacabka gobolkani ay dhibaatooyin kala kulmaan xadkaasi marka ay tagayaan iyo marka ay ka soo baxayaan dalkaasi jabuuti sidoo kale waxay amuurtani keentay in shaqo la,aan baahsani soo foodsaarto gaadiidka u kala gooshi jiray labadaasi dal dadkii ka shaqaysanayayna waxay u muuqdaan kuwo marna wax hela marna waaya hadaba Madaxweynaha Cusub ee somaliland Mudane M

Madaxweynaha Dooran ee somaliland Mudane Muuse biixi cabdi ayaa si wadaniyad ku dheehan tahay ula hadlay dhamaad Gudiyadii kala soo shaqeeyay doorashooyinkii dalka

Kadiye Media ( Hargeysa) Madaxweynaha Dooran ee somaliland Mudane Muuse biixi cabdi ayaa si wadaniyad ku dheehan tahay ula hadlay dhamaad Gudiyadii kala soo shaqeeyay doorashooyinkii dalka

Dugsiyo waxbarasho oo ku yaala Gobolada Awdal iyo salal ayaa wali ardaydu ku fadhiistaan oo kuraas u ah dhagaxaan iyadoona aanay jirin agab waxbarasho oo tayo leh

Kadiye Media ( Boorama) Dugsiyo waxbarasho oo  ku yaala Gobolada Awdal iyo salal ayaa wali ardaydu ku fadhiistaan oo kuraas u ah dhagaxaan iyadoona aanay jirin agab waxbarasho oo tayo leh

Ree Awdaloow Saylici ayaa xaq idinku leh inaad hambalyeysaan ee Muuse biixi xaq uma laha hambalyadiina! Fariin iyo Faalo

Kadiye Media ( Boorama) Ree Awdaloow Saylici ayaa xaq idinku leh inaad hambalyeysaan ee Muuse biixi xaq uma laha hambalyadiina! Waxa maalmihii ugu danbaysay warbaahinta Gobolka awdal kusoo badanayay hadalo xanaf iyo xajiin leh kaasi oo salka ku haya natiijadii ay dhashay doorashadii 13 november ee somaliland ka dhacday iyadoona dadki iskugu hambalyeynayeen Guushii uu gaadhay xisbiga Kulmiye ayaa waxa gobolka awdal mar qudha dib usoo laba kaclaysay xanaftii iyo hadal isku tuurtuurkii warbaahinta ku salaysnaa waxaanay amuurtani kusoo beegantay xili dhawaan mid ka mida salaadiinta dhaqanka awdal ay hambalyo u dirayeen Musharax muuse biixi cabdi iyaga oona hambalyayn Madaxweyne ku xigeen cabdiraxmaan cabidlaahi ismaaciil saylici dhacdadaasina waxay keentay in hogaanka dhaqanka beesha uu ka soo jeedo madaxweyne ku xigeenku ka cadhoodaan in aan loo Hambalyayn mudane saylici oo markii labaad ku guulaystay inuu soomaliland majaraha u qabto Hogaaminteeda . Shacabka ree awdaloow siiba Hogaa