Shacabka Gobolka Awdal ayaa Codsi la yaab leh hawada u mariyay Madaxweyne Muuse biixi inuu wax ka qabto
Kadiye Media ( Boorama) Shacabka Gobolka Awdal ayaa Codsi la yaab leh hawada u mariyay Madaxweyne Muuse biixi inuu wax ka qabto
Mudane Madaxweyne Muuse biixi cabdi Shacabka ree Awdal waxay si milgo iyo sharaf leh kaaga codsanayaan inaad isku furto jidka labada dal ee somaliland iyo Jamhuuriyada Jabuuti sababta oo ah xidhitaanka marinkaasi waxa uu keenay in shaqo la,aan baahsani soo wajahdo qaar kamida gaadiidka u kala safra labadaasi dal arintaasina adiga ayay ku hortaalaa iyo sidii aad wax uga qaban lahay !
xidhnaanshaha xadka somaliland jabuuti la wadaagto ayaa meesha ka saaray arimo farabadan oo ay ugu horayso in shacabka gobolkani ay dhibaatooyin kala kulmaan xadkaasi marka ay tagayaan iyo marka ay ka soo baxayaan dalkaasi jabuuti sidoo kale waxay amuurtani keentay in shaqo la,aan baahsani soo foodsaarto gaadiidka u kala gooshi jiray labadaasi dal dadkii ka shaqaysanayayna waxay u muuqdaan kuwo marna wax hela marna waaya
hadaba Madaxweynaha Cusub ee somaliland Mudane Muuse biixi cabdi ayay Hortaalaa in dhibaatadaasi uu wax ka qabti si shacabkuna ugu laabtaan hawlahoogii Hore
Nuux kadiye
Magaalada Boorama

Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah