Kadiye Media ( Boorama) Aqoonyahan Cabdirashiid Rashka ayaa ka yaabay Ururka beelaysan ee SONYO kuna Qadhaabta Magaca dhalinyarada ree Awdal ayaa ku baaqay arin cajiiba Cabdirashiid Rashka kana mida dhalinyarada firfircoon ee gobolka Awdal ayaa qoraal cajiib ah kusoo qoray bartiisa facebook kaasi oo uu fariin ugu dirayo Ururka Beelaysan ee sonyo kaasi oo hargeysaba soo dhaafin Ururkan ayaa ku qadhaabta magaca dhalinyarada Gobolka Awdal Qoraalka uu cabdirashiid soo dhigay ayaa u dhignaa sidatan Horta wa Iga su'aale Magaca Dhalinyarada Somaliland Ma Xaafad kaliyaa, Ma Degmo Kaliyaa, Ma Magaalo Kaliyaa; Mise Dad khaasa Ayaa ku Qadhaabta, Wali intaan Maqlayay Ururkan Kumaan Arag Meel ka Baxsan Halkay dagan yihiin oo Hargaysa ah Waar Ilmaadeerayaalow Magac Kale la Baxa Ilayn Dhalinyaro Ma Matashaane... Qoraalkan uu soo dhigay aqoonyahankan ayaa waxa uu ka marag kacayaa in Ururkaasi sonyo kooto ugu xidhan yahay beel gaara sidoo kalana ah urur u adeega dhal