Dawlada Maraykanka ayaa si cadho leh u cambaareeyay xadhig lagula kacay laba qof oo somalilander ah misena xamar u qiirooday
Tisqaadmedia ( Boorama) Dawlada Maraykanka ayaa si cadho leh u cambaareeyay xadhig lagula kacay laba qof oo somalilander ah misena xamar u qiirooday
Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa barteeda Twitter-ka soo dhigtay qoraal ay ku canbaaraynayso xadhiga Naciima Abwaan Qorane iyo Maxamed Kayse Maxamuud oo lagu xidhay Somaliland. Waxay ugu baaqday masuuliyiinta Somaliland inay ilaaliyaan xaqa aan qofka laga qaadi karin ee uu u leeyahay inuu cabiro aragtidiisa

Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah