Skip to main content

Horumarka Degmada boorama iyo maamul xumada baahsan ee ka jirta dawlada hoose

Booramapost : Magaalada borama waxa haatan ka socda horumar balaadhan oo dhinackasta la xidhiidha haday tahay bilicda wadooyinka oo loo sameeyay goobo loogu talo galay inay bulaacaduhu maraan in loo sameeyo xarafyo qurux badan oo loogu talo galay inaanay wadadu geerka ka dumin sidoo kale baalaayaasa qoraxda

oo wadooinka qaar lagu xardhay sidoo kalana waxa socda dhismayaal wadooyin halbowle ah oo magaalada mara ka sakaw horumarkaa socda ee magaalada ka jira hadana dhibta ugu wayni ayaa waxa ay tahay maamulka degmada boorama o ku fashilmay shaqadii loo egmaday ee ahaa inay qabsadaan kalfadhiyadoodii caadiga ahaa ee la xidhiidha inay kaga doodaan horumarka magaalada iyo sidoo kale qorshaha sanadkan 2015 waxaanay maamulka degmadu ku mashquulen shaqo aan toodii ahayn oo ay gabeen balse ilaa haatan degmada boorama lama hayo kalfadhigii caadiga ahaa ee ay qabsan lahaayeen  si looga tashado in degmada wax lagu soo kordhiyo balse waxaan jirin maamulkii arintaasi u bayaamin lahaa xildhibaanada golaha deegaanka degmada boorama 

Nuux kadiye 
Boramapost
Borama 
wariyenuuxkadiye@gmail.com

Comments

Popular posts from this blog

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Fashilka Dawlada hoose ee Degmada boorama iyo Mooganaanta shacabka Reer Boorama

Marka hore waxa aan halkan salaam kal iyo laaba uga dirayaa cid kasta oo magacayga iyo muuqayga taqaana waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka . Bacda salaam

Daawo Sawirada Haan aan la ogeyn waxa ku jira oo kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa maanta Warbaahinta usoo bandhigay Haan yar oon la ogeyn wax ku jira oo dhawaan kusoo caarisay Xeebta Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Haantan oo u muuqata mid daxaleesatay aadna u yar ayaa dadka Deegaanka Boqol ee Xeebta Jaziira waxa ay ku arkeen halkaasi iyagoona durbo cabasho u gudbiyay Maamulka Degmada Wadajir.