Skip to main content

TAHNIYAD MEHER OO KU SOCOTA FAYSAL MAXAMED AADAN FAYSAL FIFA AROOSKA QARNIGA GUURKAAGU NOQOY KII GUULEYTA

ANIGOO WARIYE NUUX KADIYE AH WAXAAN HALKAN HAMBALYO KAL IYO LAABA HAWADA U MARINAYAA WARIYE FAYSAL FIFA IYO MARWADIISA FADXA ABDILAAHI OO MEHERKOODU KA DHACAY CAASIMADA HARGEYSA WAXAANAN LEEYAHAY GUURKIINU NOQAY KII LAGU WAAREE KALA HELA UBAD KHEYR QABA WIIL IYO GABADH IYO CAANO ALAHA IDIN BARAKEEYO SAAXIIB FAYSAL ADIGA IYO MARWADAADA


Dhamaan Dadka Hoos Qoran Oo Ah Bahda Warfaafinta Ee Afka Soomaaliga Ku Hadasha Oo Kala Jooga Dunida Dafaheeda Ayaa Hambalyo Uu Diraya Boqorka..Faysal Maxamed Aadan (Fifa) Iyo Boqoradiisa..Fadxa A/laahi Hassan Oo Maanta Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.. 1. Axmed Siciid Cige 2. Cabdisalaan ibraahim hereri 3. Axmed Xasan Cawke 4. Cabdiraxmaan Bidhaan Xaaji Daahir 5. Faysal maxamed cabdilaahi fadh fadhle 6. Ismaacil xuseen farjar 7. Maxamed xasan cali waji 8. Cabdixakiin Maxamuud Shirwac 9. Maxamed Cabdi Sheekh Ilig 10. Xamse Cali Bulbul 11. Maxamed cabdi boosh 12. Yaxye sheikh ismaacil 13. Nimco cumar maxamed ( nimco samriye) 14. Sagal mustafe xasan nuur 15. Hibo haaruun ibraahim 16. Cabdirashiid ismaacil ( cabdi cabdirashiid caynte) 17.Cabdiqani Xasan Cilmi (cabdiqani Dawlad) 18. Xasan maal dhidar 19. Yaxye sheikh ismacil 20. Maxamed caabi digaale 21.


imageimageimage

Cabdiraxmaan cabdilaahi muxumed fantastig 22. Maxamed yusuf bakayle 23. Cabdiraxmaan carab daa’uud 24. Sakariye sheikh maxamed (sakariye jaylaani) 25. Badri koosar maxamuud 26. Cumar cali xasan (cumar seerbiya) 27. Maxamed faarax coomaade 28. Cabdishakuur haybe muxumed 29. Muqtaar ismaacil cali 30. Maxamed aadan warfaa 31. Cabdirashiid cabdiwahaab xuseen 32.Maxamed cabdilaahi soofadhiste 33. Muqtaar cabdiraxmaan maxamuud 34. Mubaarig nirig 35. Cabdisalaan cariir sheikh cismaan nuur 36. Keyse axmed digaale 37. Maxamed ibraahim xasan (maxamed biritish) 38. Cabdirisaaq yusuf cali teera 39. Maxamed siciid gaaxnuug 40. Shaafici axmed ibraahim 41. Maxamed xasan ismaacil sharbiyare 42. Cali aadan daahir 43. Abokor xasan caafi 44. Maxamed maxamuud saraaf 45. Layla careef 46. Barwaaqo aadan cabdi 47. Axmed faarax barakaale 48. Axmed diiriye ciiltire 49. Barkhad cumar axmed 50. Xuseen cabdilaahi darwiish 51.. Cabdiraxmaan maxamed cige 52. Maxamed jaamac maxamed 53. Cabdiraxmaan cabdilaahi fantaasig 54. Ismaacil yusuf aadan 55. Cabdiraxmaan saleebaan nuur 56. Saariya nuux yusuf 57. Maxamed keyse bigeeye 58. Yaxye ibraahim sheikh cumar 59. Siciid yusuf aadan 60. Cabdilaahi cawil faatax 61. Cabdirashiid nuur wacays 62. Siciid khaddar cabdilaahi 63. Maxamuud cabdiraxmaan xirsi 64. Saleebaan sahal 65. Aadan caydiid cabdi 66.Siciid faarax muuse .

image imageimage image image image

67.Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland maxamuud cabdi jaamac xuuto 68. Gudoomiye kuxigenka koobada keyse axmed digaale 69. Afhayeenka madaxtoyada somaliland axmed saleebaan dhuxul 70. Naasir yusuf daahir 71.. Tafatiraha wergeyska saxansaxo saleebaan ibraahim xashi 72. Madaxa barnamijyada hctv maxamed axmed kuraase 73. Madaxa wararka cadirashid ismaacil cabdi caynte 74. Agasimaha bulsho tv cabdirashiid nuur wacays 75. Gudoomiyaha wergeyska ogaal muuse jaambiir 76. Gudoomiya wergeyska geeska raanboo 77. Gudoomiyaha wergeyska fore maxamed ilkacase 78. Gudomiyaha wergeyska yool maxamed cabdi curad 79. Gudoomiyaha wergeyska himilo madar cabdi axmed 80. Gudoomiyaha wergeyska sahan axmed cabdiraxmaan xirsi heelo 81. Tafatiraha wergeyska waaheen cabdiraxamaan isbatoore 82. Saki maxamed aadan 83. Cali mahdi abukar 84. Cabdirashiid baaxeer 85. Ismaacil mahdi abukar 86. Cabdinaasir xaaji xuseen 87. Saalim salad dhoore 88. Shaafici sheikh cali 89. Maryan saylac 90. Aamina dhufays 91. Yaxye shekh ismaacil 92. Cabdishakuur haybe muxumed 93. Maxamed yusuf bakayle 94. Xamse cabdi ismacil 95. Maxamed ibraahim gaabow 96. Aweys maxamuud jilicaw 97. Axmed muuse cali axmed jookar 98. Cawli cagaare 99. Axmed kaarshe 100. Samsam cabdilaahi cosman 101. Barkhad maxamuud kaariye 102. Cabdixakiiin maxamuud shirwac 103. Khaddar maxamed cakule 104. Axmed xuseen cali 105. Xuseen cabdilaahi deeqsi 106. Waliid cabdiraxmaan 107. Cabdishakuur dayib 108. Xasan maal dhidar 109. Cali xasan sugule 110. Cabdi xasan 111. Cabdi cismaan almis 112. Saynab maxamed cabdi 113. Warda sagal axmed 114. Cigaal cismaan almis 115. Sakariye axmed muxumed 116Siciid axmed cawaale maasim 117. Xamse cali wacays 118. Axmed saki daahir xasan 119. Xamse cali bulbul 120. Maxamed cabdi boosh 121. Xasan cumar (xasan ogaal) 122. Axmed cali cige 123. Saleebaan kalshaale 124. Najax aadan cunaaye 125. Aadan cabdi ciidle 126. Axmed suufi 127. Khaddar nuux yoonis 128. Khaddar cabdi xasan gureyte 129. Cumar cali xasan seerbiya 130. Shaafici axamed ismacil 131.Asad mahdi abukar 132.Maxamed A/laahi Xuseen (Dabshid) 133.Maxamed Cali Cumar (Jaabir) Alla Mahad Leh Eng.Mahamed Hassan Ismail (Sharbi Yare)

   Hargaysa/Somaliland..

Comments

Popular posts from this blog

Madaxweyne ku xigeen Saylici oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wariyayaal Ree Borama ah

 Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Wafdi Suxufiyiin Reer Awdal Ah Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday suxufiyiinta gobolka Awdal oo maalmahii u dambeeyay hawlo shaqo u joogay magaalada Hargaysa. Wafdigan suxufiyiinta ah oo uu hogaaminayay Musharaxa Jagada Gudoomiye-nimo ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Eng. Maxamed Xasan Ismaaiil Sharbi-yare oo ay weheliyaan suxufi Maxamed Nuur Muuse Bilibili & Suxufiyad Fadxiya Yaasiin Buuni ayaa lagu qaabilay hab-maamuus uu maqaamkiisu aad u sareeyay. Kulankan oo ahaa mid albaabadu u xidhan yihiin ayaa markii uu soo dhamaaday waxa warbaahinta uga waramay Suxufi & Musharax Eng. Maxamed Xasan Ismaaciil Sharbi-yare waxana uu hoosta ka xariiqay in uu ahaa kulan midho dhal ah. “Aad ayaan Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici uga mahadcelinaynaa sida kara

Qof ku sugan Magaalada Saylac ayaa duubay Muuqaal Muujinaya diyaarado Gaaf wareegaya Hawada Saylac

  Waxa markii u horaysay magaalada Saylac lagu arkayaa diyaarado nuuca qumaatiga u kaca oo xeebta Saylac dhanka Barri kaga beegan ka soo degay. Diyaaradahan oon la garanayn ayay dadka degaanku shegeen inay ciidamo kasoo dageen iyo gadiidka badda nuuca la naqaseeyo. Cabaar markay ka dageen ee ay naqasaysteen gadiidkii bada ay ku gali lahayeen ayay u kaceen dhanka gudaha badda. Wali lama hayo war intaasi ka faahfaahsan. Mana jirto wali cid maamulka dawlada matasha oo xog intaas ka dheeriya oo ciidankan ku saabsan bixisay. Waxaan se ognahay oo xaqiiqa markaan aqliga ka shaqaysiino in ciidankani aanay ahayn kuwa maraykanka, reer yurub, iyo China ee saldhigyada ku leh dalka jabuuti oo aaney jirin wax ay ugu baahan karaan inay dhulka bariga ee xeebaha Saylac ka soo dagaan diyaaradohoogu isla markaana ku rakibtaan gadiidka yar yar ee badda, Sidoo kale waxaan isla garan karnaa inaaney ahayn ciidamada ilaalada bedhcad badeeda ee badda cas ka haw-gala oo iyagna saldhig ciidan ku leh dalka aynu j

Rumayso ama diid, Farogalinta maantu waxa ay gaar ku tahay deegaanada (Gadabuursi iyo Habarjeclo

  La Dareena Shiinaha! Dhulka qabiilka ayaa iska le, khayraadka ku jirana waa la gu la leeyahay. Ingriisku waxa uu Soomaalilaan u soo dagay xoolaha nool oo kaalin mug leh u gu jiray ciidamadiisa degan Cadan, Talyaaniguna koonfur waxa uu u dagay beeraha oo muhiim u ahaa warshadihiisa. Maanta, waa dagaal dhaqaale, Shiinuhu waxa uu dirayaa fariin ku socota beelaha oo ah (Dhulbahantoow xadkiinu waa ilaa Beer oo Ingriis ayaa idinka qaaday), laakiin, Isagu waxa uu u socdaa ceelasha Shidaalka ee Deegaankaa ku yaal in uu ka horjoogsado Taiwan, waxa kale oo uu odhanayaa (Gadabuursow Jabuuti iyo Saylac idinka ayaa lahaa, oo Ingriis iyo Faransiis ayaa idinka qaaday), laakiin, Isagu waxa uu u socdaa xeebta gobolka oo qiimo u gu fadhida mashruuciisa Kaabayaasha (BRI) in uu ka horjoogsado Ingiriis iyo Imaaraat. Dagaalka beelaha la galinayo, waa dagaal la gu la jiro reer galbeed (Anti Neocolonial Movement), ee ma aha Jacayl iyo wax la guu gu qabanayo. Beeluhu haday garanwaayaan danaha qarsoon ee la g