Skip to main content

Posts

Showing posts from 2017

Dhalinyaradii isaaq ee Hargeysa ku dhaqnaa oo Mar kaliya kala carar ku dhacay Kadib Markii Muuse biixi ku Amray inay dhaqan Xumada joojiyaan

Kadiye Media ( Boorama) Dhalinyaradii isaaq ee Hargeysa ku dhaqnaa oo Mar kaliya kala carar ku dhacay Kadib Markii Muuse biixi ku Amray inay dhaqan Xumada joojiyaan

Hambalyo Meher iyo Aroos oo Hawada u Marinayno Boqorka Maanta Cabdiqaadir Axmed Nuur iyo Marwadiisa Umalkheyr aadan daahir oo Arooskoogu Borama ka dhacay

Kadiye Media ( Boorama) Hambalyo Meher iyo Aroos oo Hawada u Marinayno Boqorka Maanta Cabdiqaadir Axmed Nuur iyo Marwadiisa Umalkheyr aadan daahir oo Arooskoogu Borama ka dhacay  Lamaanahan Nolosha ku midoobay ayaa maanta Meherkoogu borama ka dhacay isla borama ku aqal galay bahda kadiye Media waxa ay leeyihiin allaha idinka dhigo labadii isku waaree kala hela ubad kheyr qaba aamiin aamiin Cabdiqaadir iyo Marwadiisa Umalkheyr Hambalyo Mabruuk riyadiini waa rumawday  HEESTA AANU LAMAANAHAN UGU TALAGALNAY

Wariyayaasha Gobolada Awdal iyo Togdheer oo qaadacay Shirwaynihii lixaad ee ururka Solja Misena maanta xaaraanta ku doortay Gudoomiye Xuuto

Kadiye Media ( Boorama) Wariyayaasha Gobolada Awdal iyo Togdheer oo qaadacay Shirwaynihii lixaad ee ururka Solja Misena maanta xaaraanta ku doortay Gudoomiye Xuuto

Wax ka Ogoow Qaabka ay Shinidu u samayso Malabka saafiga ah Misena aadanuhu daawada u isticmaalo

Kadiye Media ( Boorama) Wax ka Ogoow Qaabka ay Shinidu u samayso Malabka saafiga ah Misena aadanuhu daawada u isticmaalo

Wariye Nuux kadiye oo sida fiinta uga qayliyay shirkii xaaraanta ahaa ee Wariyayaasha isaaq isku cimaamadeen kana dhacay Hargeysa

Kadiye Media ( Boorama) Wariye Nuux kadiye oo sida fiinta uga qayliyay shirkii xaaraanta ahaa ee Wariyayaasha isaaq isku cimaamadeen kana dhacay Hargeysa

War Farxad leh Madaxweynaha iyo ku xigeenkia somaliland oo xilkii ka Xayuubiyay maamulihii Kastamka lawyacado Faysal magafe

Kadiye Media ( Boorama) War Farxad leh Madaxweynaha iyo ku xigeenkia somaliland oo xilkii ka Xayuubiyay maamulihii Kastamka lawyacado Faysal magafe  War wayn Xukuumada Madaxweyne Muuse biixi iyo ku xigeenkuiisa Cabdiraxmaan saylici ayaa xilkii ka xayuubiyay maamulihii kastamka lawyacado ninkii faysal magafe la odhan jiray masuulkaas ayaa sanadkii u danbeeyay ahaa mid laf dhuun gashay Ku noqday shacabka Gobolada Awdal iyo salal ee xuduudaaasi ka talaabayay lawyacado dadka ree Awdal ee jabuuti ka imanayaa iyo kuwa tagayaaba way Ku dhib qabeen cashuuraha uu masuulkan qaadi jiray isku soo wada duuboo madaxweyne Muuse biixi iyo ku xigeenkiisa ayaa ka farxiyay shacabka awdal iyo salal iyaga oona ugu duceynayay in illaahay uu la garab galo xilkaas ay ummada u hayaan Warkan xilka qaadida ayaa ah mid aanu ka soo xiganay shacabka lawyacado iyo siyaasiyiinta deegaankaasi hadii uu dhab noqdana shacabka awdal waxay si marxabaysan ula jaanqaadi doonaan dawladan dhalatay iyaga oo hiil iyo ho

Koox Suxufiyiin ah oo Hargeysa isku urursaday iyaga oo leh Gobolada somaliland baanu Matalnaa xili suxufi ree awdal ahi madashaasi joogin !

Kadiye Media ( Boorama) Koox Suxufiyiin ah oo Hargeysa isku urursaday iyaga oo leh Gobolada somaliland baanu Matalnaa xili suxufi ree awdal ahi madashaasi joogin ! suxufiyiintan ayaa sida fiinta uga qayliyay shirwaynaha saxaafada ee dhawaan la qabanayo kaasi oo gudoomiye xuuto uu rabo inuu xuurtaysto balse suxufiyiintan ayaa ka been sheegay inay ka kala yimaadeen gobolada somaliland xili saxafi ree awdal ahi madashaasi aanu joogin

Hay,ada Amoud Foundation ayaa 15 Riig Ceel biyood ah ka Hirgalisay deegaano ka Tirsan Magaalada ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag iyo dadka deegaankaasi oo farxadooda cirka isku shareertay

Kadiye Media ( Ceerigaabo) Hay,ada Amoud Foundation ayaa 15 Riig Ceel biyood ah ka Hirgalisay deegaano ka Tirsan Magaalada ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag iyo dadka deegaankaasi oo farxadooda cirka isku shareertay

Hadalhaynta baraha Bulshada ee la xidhiidha Marxuum u Geeriyooday Qaniinyada Abeesooyin uu isagu soo Korsaday " SAWIR"

Isaga ayaa korsaday Masaska Abeesooyinka loo yaqaano . Labbo ayay ahaayeen iyagoo yaryar  ayuu soo hellay wuxuuna bilaabay inuu dhaqo oo uu koriyo ilaa ay ka waawaynaanayaan . Hase yeeshee Talooyinka dadka ayaa ah in masku aanu aamin ahayn in la dhaqdaayina ay noloshaada Halis galin karayso Abeesooyinkii waa ay waaweynaadeen, wuxuuna Marxuumkani masaska saaran jiray madaxa luqunta isaga oo ku madadaaloon jiray dadkuna ay u daawasho tagi jireen balse  Abbeesooyinka labbada ahaa mid kamid ahi isagii malegtay oo qaniintay iyaga oo qaniinyo ku dhufatay . Alle haw naxariistee Marxuumkan ayaa ugu danbayn u Geeriyooday Sunta aabeesooyinkii uu Korsaday ee dhaqanayay mudada badan , Balse qadarka ayaa halkiisa ah Nafkastaana mar ayay dhimanaysaa oo la oofsanayaa allaha u naxariisto Marxuumkan u Geeriyooday Qaniinyada Abeesooyin uu rabaysanayay  Wadamada shisheeye Masaska waa laga dhaqdaa balse iyagu waxa ay ka saaraan Sunta maskaasi ee halista sidaasina lagu rabaysto  SAWIRKA MARXUUMKA 

Ururka Solja ee u adeega Suxufiyiinta Hargeysa oo shirweyne Gacan ku rimisa Hargeysa ku qabsanaya iyo saamiga saxaafada Awdal oo meesha ka maqan

Kadiye Media ( Boorama) Ururka Solja ee u adeega Suxufiyiinta Hargeysa oo shirweyne Gacan ku rimisa Hargeysa ku qabsanaya iyo saamiga saxaafada Awdal oo meesha ka maqan

Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Xisbiga Ucid Cabdinaasir Buuni ayaa ka hadlay Dabkii wajaale ku baabiiyay ganacsiga iyo Colaada Sool laga soo sheegayo

Kadiye Media ( Boorama) Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Xisbiga Ucid Cabdinaasir Buuni ayaa ka hadlay Dabkii wajaale ku baabiiyay ganacsiga iyo Colaada Sool laga soo sheegayo

Maamulka Gobolka awdal iyo laamaha amaanka oo ka hadlay warar lagu baahiyay websiteyada qaar oo la xidhiidha ciidamo Oromo ah oo lagu tababarayo deegaanada galbeedka Borama

Kadiye Media ( Boorama) Maamulka Gobolka awdal iyo laamaha amaanka oo ka hadlay warar lagu baahiyay websiteyada qaar oo la xidhiidha ciidamo Oromo ah oo lagu tababarayo deegaanada galbeedka Borama

Gudoomiyihii Hore ee dalada dhalinyarada Somaliland ee Sonyo siyaad cumar cali oo ka hadlay halka uu ku danbeeyay ururkii Sonyo

Kadiye Media ( Boorama) Gudoomiyihii Hore ee dalada dhalinyarada Somaliland ee Sonyo siyaad cumar cali oo ka hadlay halka uu ku danbeeyay ururkii Sonyo

War yaab leh siyaasiyiin Isaaqa oo Hargeysa uga soo dhex Hanjabay Kooxaha Xuutiyiinta Yemen oo wacad ku maray inay Hargeysa Dhulka la simayaan

Kadiye Media ( Boorama) War yaab leh siyaasiyiin Isaaqa oo Hargeysa uga soo dhex Hanjabay Kooxaha Xuutiyiinta Yemen oo wacad ku maray inay Hargeysa Dhulka la simayaan

Gudoomiyaha Hay,ada shaqaalaha dawlada somaliland sharmaake Geele oo shaaciyay in shaqaale cusub la qaadanayo

Kadiye media ( Boorama) Gudoomiyaha Hay,ada shaqaalaha dawlada somaliland sharmaake Geele oo shaaciyay in shaqaale cusub la qaadanayo

Ree Awdal oo Heshiis Nabadeed kala dhex dhigay Beesha Habar awal iyo Beeshii Garxajis ee doorashada lagaga adkaaday iyo saylici oo gacanta isku saaray

Kadiye Media ( Hargeysa) Ree Awdal oo Heshiis Nabadeed kala dhex dhigay Beesha Habar awal iyo Beeshii Garxajis ee doorashada lagaga adkaaday iyo saylici oo gacanta isku saaray

MADAXWEYNAHA JEEGAANTA IYO QARANKA SOMALILAND MUUSE BIIXI CABDI OO LA SAWIRAN MUSHARAXA CODKA AQLABIYADA AWDAL LAGU DOORTAY MAXAMED CALI

Kadiye Media ( Boorama) Madaxweynaha Jeegaanta iyo qaranka somaliland Muuse biixi cabdi oo la sawiran Musharaxa Codka aqlabiyada Awdal lagu doortay Maxamed cali Kulankan labadan Masuul ayaa ka dhacay Madaxtooyada somaliland Muuse biixi ayaa lagu doortay jeegaan aad u cudud badan oo dhaqaale iyo dadba lahayd halka musharax maxamed cali awdal lagaga doortay Cod aad u badan iyo shacab isbadal dhaba u heelanaa waana markii ugu horaysay ee ay kulmeen tan iyo doorashadii lagu kala calafqaaday ee somaliland ka dhacday

Xildhibaanadii ku jiray Baarlamaanka Somaliland oo dhamaantood Awdal isku yimi xili ay xoolo ku qaleen xabsiga dhexe ee Borama

Kadiye Media ( Boorama) Xildhibaanadii ku jiray Baarlamaanka Somaliland oo dhamaantood Awdal isku yimi xili ay xoolo ku qaleen xabsiga dhexe ee Borama Xildhibaanadii Golaha wakiilada somaliland ee ka soo jeeday Gobolka awdal dhamaantoodba Borama ayay isku yimaadeen ilaa hada wax ay u socdaan lama yaqaano iyo ujeedada socdaalkooga hase yeeshee waxay Xoolo u qaleen maxaabiista jeelka Borama imaanshohooga intaas ayaa laga faaiday balse socdaalka xildhibaanadani Xoolo la qalo iyo kormeero la sameeyo ka wayne talaw maxaa jira oo Awdal kusoo fool leh ?

Kulankii ugu Horeeyay ee Taariikhiya oo Hargeysa ka dhacay iyo Madaxweyne Muuse biixi oo kulan aqoon is waydaarsi ah u furay golaha wasiirada

Kadiye Media ( Boorama) Kulankii ugu Horeeyay ee Taariikhiya oo Hargeysa ka dhacay iyo Madaxweyne Muuse biixi oo kulan aqoon is waydaarsi ah u furay golaha wasiirada

Tisqaad Tv waa Warbaahin Gobolka Awdal kusoo korodhay lana filayo inay Mustaqbalka shaqada Bilawdo Taageer oo taladaada kusoo kordhi Tisqaad Tv

Kadiye Media ( Boorama) Tisqaad Tv waa Warbaahin Gobolka Awdal kusoo korodhay lana filayo inay Mustaqbalka shaqada Bilawdo Taageer oo taladaada kusoo kordhi Tisqaad Tv Tisqaad waa warbaahin u adeegaysa Bulshada waana mid soo gudbin doonta wararka iyo barnaamijyada sida gaarka ah uga hadlaya arimaha bulshada sida Waxbarashada,Caafimaadka .Deegaanka iyo kuwo kale oo badan Tisqaad taageer oo taladaada kusoo kordhi Tisqaad inay warbaahin noqoto waxa qayb ka qaadan kara taageerada shacabka awdal iyaga oo muruq iyo maal , maskaxba ugu deeqaya  Fikirka aasaaska Tisqaadtv waxa iska leh wariye Nuux kadiye oo Borama jooga kana mid ah dhalinyarada rabta in Gobolka awdal uu xag walba uu ka horumaro mustaqbalka dhaw iyo kani fogba 

Cudurka Jadeecada oo fara ba,an ku haya deegaano ka Tirsan Gobolka sanaag iyo dhakhaatiirta deegaankaasi oo ka Hadlay

Kadiye Media ( Boorama) Cudurka Jadeecada oo fara ba,an ku haya deegaano ka Tirsan Gobolka sanaag iyo dhakhaatiirta deegaankaasi oo ka Hadlay

Hambalyo Meher lamaanaha kusoo kordhay Qoysaska soomaaliyeed Cabdiraxmaan iyo Marwadiisa Maryan oo Meherkoogu Borama ka dhacay

Hambalyo Meher oo ku ku socda Cabdiraxmaan Muuse camir iyo Marwadiisa Maryan Cabdinaasir X. Muxumed lamaanahan kusoo kordhay qoysaska degan Gobolka awdal ayaa meherkoogu ka dhacay Hotelka rays waxaanu leenahay allaha idinka dhigo labadii isku waaree kala hela ubad kheyr qaba aamiin , aamiin 

MAQAAL: MUDANE MADAXWEYNE GUUXA SHACABKA MAQAL Siyaasi: Abdirahman Mahamoud Jamac ( ABURAAS).

Tan iyo xiligii lagu doortay ee bishii Nov 13, 2017 shacabka Somaliland waxay ka dhursugayeen in ay arkaan isbedel maamul, kobcinta dhaqaalaha, iyo dowlad wanaag. Waayo waxay ku daaleen colaad, qabyaalad  iyo musuq maasuq. Waan garan karnaa in ay muddo kooban talada wadanku gacantaada ku jirtey. Laakiin marka la fiiriyo sida hada wax u socdaan waxaa soo baxaya ifafaale yaal aan shacabku ku qanacsaneyn. Lama dhihi karo dowladaadu wax horumar ah kuma talaabsan. Waxaa horumar laga gaaray dhinaca nabadgelyada caasimada iyo nawaaxiga ku wareegsan. Waxaa kale oo aan la iska indhotiri Karin xaalada dhaqaale, siyaasadeed, iyo nabadgelyo ee wadanku ku sugnaa markii lagu doortay. Somalidu waxay ku mahmaahdaa “ NIN XIL QAADAY EED QAAD” waxaad u bareertay in aad howshaan dhabarka u dhigato. Hase ahaatee waxaa soo baxaya habacsanaan ku aadan horumar la’aanta ama wax qabadka hey’adaha dowliiga ah. Waxaan meesha ka muuqan yididiilooyinkii aad ku hamineysey xiligii aad tartanka ku jirtay oo haldh

Fanaan Hilaacii Hirgalay aabihii oo la sii daayay iyo Wariye ibraahim Suxufi oo faalo ka diyariyay xaalku aaabahaasi

Hargeysa {SUXUFI TIMES} C/raxmaan Xassan Oo Ah Aabaha Dhalay Fanaanka Nimcaan Hilaac Sidoo Kalena Ah Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Ayaa Dib U Heley Xorriyadiisa Goordhaweyd Oo Galabtii Gaabnayd Ah,  Kadib Markii Uu 6-Maalmood Ku Xidhnaa Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Boorama. Siidaynta Sarkaalkani Ayaa Timid Kadib Markii Amar {Warqad} Ka Soo Baxay Garsoorka Ugu Sareeya Maxkamada Ciidamada Somaliland Ee Magaalada Hargeysa Lagu Cadeeyey In Aanay Wax-ba Ka Jirin Eedaymaha Loo Haystay Maxbuuska. Sidaasi Darteedna Lagu Amray Taliska Qaybta Ee Gobolka Awdal In Si Degdeg Ah Uu Xoriyadiisa U Siiyo 3-Xiddigle Cabdiraxmaan Xasan Muuse. Maxkamada Oo Dacwadani Qaaday 2-dii Maalmood Ee U Danbaysay Ayaa Xustay In Waxa Lagu Soo Eedeeyey Ay Yihiin Eedaymo Ka Dhan Ah Shaqsi Aan Ahayn Mid Huwan Magaca Ciidanka Qaranka Somaliland Taasi Oo La Macno Ah In Eedaymo Loo Haysto Wiilkiisa Aan Isaga Marnaba Loo Raacan Karin. Balse Qoraalka Ka Soo Baxay Maxkamada Laguma Xusin In

Xildhibaanka kaliya ee ka soo jeeda Beesha isaaq misena dadkiisa u damqanaya Xildhibaan Axmed maxamed diiriye Nacnac

Kadiye Media( Boorama) Xildhibaanka kaliya ee ka soo jeeda Beesha isaaq misena dadkiisa u damqanaya Xildhibaan Axmed maxamed diiriye Nacnac

Beelo deganaa Gobolka awdal oo ku sigtay in dagaal ka dhex qarxo kadib markii Ceel biyood isku maandhaafeen Hase yeeshee beelahaasi ugu danbayn waa ay heshiiyeen

Kadiye Media ( Boorama) Beelo deganaa Gobolka awdal oo ku sigtay in dagaal ka dhex qarxo kadib markii Ceel biyood isku maandhaafeen Hase yeeshee beelahaasi ugu danbayn waa ay heshiiyeen

Taariikhda injineerkii Quruxiyay caasimada Borama keenayna Fikirka dhagaxa Qoran in Guryaha lagu dhiso Bile rafle ayaa taariikhdaasi ka waramaya

Kadiye media ( Boorama) Taariikhda injineerkii Quruxiyay caasimada Borama keenayna Fikirka dhagaxa Qoran in Guryaha lagu dhiso Bile rafle ayaa taariikhdaasi ka waramaya Bile Rafle Guuleed ayaa si cilmiyaysan uga sheekeeyay Engineerkii keenay fikirka qaabka quruxda badan ee Guryaha boorama looga dhisay dhagaxaanta Qoran Eng Xasan xadi kumuu ahaa bile raflana taariikhdiisa muxuu ka yaqaanaa ! Eng xasan la,aantii Borama ma Qurux badnaateen

Caaqilka beelaha bahabar gobo ee beelwaynta ree faarax nuur ayaa lagu shaaciyay gobolka awdal waa kuma caaqilkaasi

Kadiye media ( Boorama) Caaqilka beelaha bahabar gobo ee beelwaynta ree faarax nuur ayaa lagu shaaciyay gobolka awdal waa kuma caaqilkaasi

Culumadii Hargeysa oo ka qayliyay dhalinyaro waayadii u danbaysay baraha bulshada kusoo bandhigayay sawiro argagax galiyay shacabka somaliland

Kadiye Media ( Boorama) Culumadii Hargeysa oo ka qayliyay dhalinyaro waayadii u danbaysay baraha bulshada kusoo bandhigayay sawiro argagax galiyay shacabka somaliland

Masuuliyiinta Hay,ada shaqaalaha Somaliland oo Madaxweyne Muuse biixi kulan la waayay

Madaxweynaha JSL Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Kana Dhegeystay Xog-waran Ku Saabsan Dar-dargelinta Shaqaalaha ----------------------------------------------------------------------------- Hargeysa(Warbaahinta Xisbiga Kulmiye ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta gudida sare ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo ka kooban qeybaheeda kala duwan ee Hay’adda shaqaaluhu ka kooban tahay, la qaatay kulan la xidhiidha sidii loo dar-dargelinlahaa loona tayeyn lahaa shaqaalaha Dawladda. Markii kulanku soo dhamaaday waxa saxaafadda la hadlay gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda, Mudane Sharmaake Axmed Muxumed Geelle, waxaanu yidhi “Saaka gudida sare ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo ka kooban qeybaheeda kala duwan ee Hay’adda shaqaaluhu ka kooban tahay, waxay kulan xogsiin iyo xoq qaadasho ah ay ugu yimaadeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Madaxweyne ku xigeenka, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil

Shacabka Gobta ee xariirta ah kana soo jeeda Awdal ayaa soo dhawayn Milgo iyo maamuus leh u sameeyay Bile rafle Guuleed oo dalka mar wax ka soo noqday

Kadiye Media ( Boorama) Shacabka Gobta ee xariirta ah kana soo jeeda Awdal ayaa soo dhawayn Milgo iyo maamuus leh u sameeyay Bile rafle Guuleed oo dalka mar wax ka soo noqday

Gudoomiyaha Xaafada uu ka soo Jeedo Fanaan Nimcaan Hilaac oo ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee fanaan Hilaacii Hirgalay

Kadiye Media ( Boorama) Gudoomiyaha Xaafada uu ka soo Jeedo Fanaan Nimcaan Hilaac oo ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee fanaan Hilaacii Hirgalay

Xildhibaano ka soo Jeeda Borama oo Qarxiyay in la Jirdilay aabaha dhalay Fanaan Hilaacii Hirgalay Maxayse Yidhaahdeen

Kadiye Media ( Boorama) Xildhibaano ka soo Jeeda Borama oo Qarxiyay in la Jirdilay aabaha dhalay Fanaan Hilaacii Hirgalay Maxayse Yidhaahdeen

Daawo Soo dhawaynta Borama loogu sameeyay Bile Radle Guuleed Gudoomiyihii Gobolada Waqooyi ee dalkii somaliya la isku odhan jiray

Kadiye Media ( Boorama) Daawo Soo dhawaynta Borama loogu sameeyay Bile Radle Guuleed Gudoomiyihii Gobolada Waqooyi ee dalkii somaliya la isku odhan jiray

Badhasaabkii Gobolada waqooyi dalkii Somalia la isku odhan jiray bile rafle guuleed borama yimi

Bile Rafle Guuleed wuxuu kamid ahaa saraakiishii Dawladii Kacaanka ahayd ee Maxamed siyaad bare wuxuuna mar noqday badhasaabkii Gobolada Waqooyi ee dalkii Somalia la odhan jiray bile waxqabad ayaa lagu xasuustaa Bile rafle guuleed dadku waxay Ku yaqaanaan inuu caan Ku ahaa daartii xamar uu ka dhistay islamarkaana uu yidhi Wardheer ma ii muuqataa Gaashaanle sare bile rafle guuleed Borama ayuu yimi maanta oo lagu soo dhaweeyay Nuux kadiye oo bile La sawiran

Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kahin Axmed ayaa si rasmi ah xilkii ula wareegay

Kadiye Media( Boorama) Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kahin Axmed ayaa si rasmi ah xilkii ula wareegay

Ex-wasiir Samsam oo si rasmi ah u wareejisay xilkii wasaarada maaliyada kuna wareejisay wasiirka Cusub ee wasaaradaasi

Kadiye Media ( Boorama) Ex-wasiir Samsam oo si rasmi ah u wareejisay xilkii wasaarada maaliyada kuna wareejisay wasiirka Cusub ee wasaaradaasi

Wasiirka Cusub ee wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed muumin seed oo Xilkii la wareegay

Kadiye Media ( Boorama) Wasiirka Cusub ee wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed muumin seed oo Xilkii la wareegay

Waxa Maanta Magaalada Boorama lagu shaaciyay Suldaanka Guud ee Beelwaynta Abrayn Suldaan Cismaan Ducaale Dirir

Kadiye Media ( Boorama) Waxa Maanta Magaalada Boorama lagu shaaciyay Suldaanka Guud ee Beelwaynta Abrayn Suldaan Cismaan Ducaale Dirir

Sharcigu wuxuu qabtaa Ninka Borama ka taga ee xamar taga. Dastuurka Somaliland halagu daro Beesha dhexe Xamar way tagi kartaa

Kadiye Media ( Boorama) Sharcigu wuxuu qabtaa Ninka Borama ka taga ee xamar taga. Dastuurka Somaliland halagu daro Beesha dhexe Xamar way tagi kartaa

Doqonkii Daarood ninkii lagu Magacaabayay Dabacasar ayaa Jeelka Hargeysa Liinta ku cabaya iyo ciidanka qaranka oo Hadlay

Kadiye Media ( Hargeysa) Doqonkii Daarood ninkii lagu Magacaabayay Dabacasar ayaa Jeelka Hargeysa Liinta ku cabaya iyo ciidanka qaranka oo Hadlay

War : Madaxweyne Muuse iyo ku xigeenkiisa Saylici oo kulan gaara la yeesha Ugaaska Beesha Ciise oo Hargeysa Jooga

Kadiye Media ( Boorama) War : Madaxweyne Muuse iyo ku xigeenkiisa Saylici oo kulan gaara la yeesha Ugaaska Beesha Ciise oo Hargeysa Jooga

Warbixin lagu soo bandhigay Xayawaanada dilay dadka sanadkan dhamaanaya ee 2017

Kadiye Media ( Borama) Todobaadkan waxaa Dunida laga xusayaa todobaadka Duumada,waxaana Sanadkan la soo bandhigay  waxyeellada Kaneecada ay ku heyso Bani’aadamka. Warbixintan oo sanadle ah waxaa ay muujineysaa tirade Xawaanada ee dilay bani’adamka,marka laga reebo dadka isdilay Sanadkan dadka ugu badan waxaa dilay Cudurka Duumada waxaana ay tiradoodu gaareysaa 725,000 (Todoba boqol labaatan iyo shan kun) oo Qof. Warbixintan hoose ka eeg Xawaannada ugu halista badan iyo tirada dadka ay dileen. Mallaay/Kalluun       10 Yeey                           10 Maroodi                    100 Libaax                       100 Jeer                           500 Yaxaas                     1,000 Gooriyaan              2,000 Xaaxeeye                 10,000 Eeyaha                      25,000 Masaska                    50,000 Dadka is dilay           475,000 Kaneeco/Duumo    725,000

War deg deg ah : Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Xariga Cabdiraxmaan CabdiShakuur Warsame

Kadiye Media ( Boorama)  Wasaaradda Amniga xukuumadda Somaaliya ayaa goor dhaw war ka soo saartay xariga Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame iyo weerarkii xalay ciidamada dowladda ay ku qaadeen Hoygiisa. Warka ka soo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in in hey’adaha amniga iyo xeer ilaalinta ay maalmahan wadeen baaris dambiyo lagu tuhunsan yahay muwaadiniin, kaasoo ku aadan falal dambiyeed qiyaano qaran, khal khal gelin iyo bur burin. Afhayeenka Wasaaradda Amniga C/casiis Cali Ibraahim ayaa saxaafada u akhriyay war saxaafadeedka, ayaa sheegay in C/raxmaan C/shakuur uu si cad uga horyimid ruqsadii loo heystay in gurigiisa la baaro inuu ka soo horjeestay, isla markaana ciidankii ilaalada u ahaa ay bilaabeen rasaasta, Waxaa uu sheegay in isagoo bad qaba C/raxmaan C/shakuur ay ciidamada amniga gacanta ku soo dhigeen, sidoo kale ay hey’adaha amniga la soo wareegeen qalab la aamisan yahay inay ka qeyb weyn ka qaadan doonto baaritaanka.   C/raxmaan Diini, Hiiraan Online 

WAR WAYN : Maamulka Gobolka awdal oo yidhi Fanaan Nimcaan Hilaac aabihii lama Jirdilin iyaga oona sheegay inay soo qaban kari waayeen Fanaanka

Kadiye Media ( Boorama) WAR WAYN : Maamulka Gobolka awdal oo yidhi Fanaan Nimcaan Hilaac aabihii lama Jirdilin iyaga oona sheegay inay soo qaban kari waayeen Fanaanka