Skip to main content

Posts

Showing posts from October, 2014

JIDKA SHEEKH CALI JAWHAR OO LA SOO GABAGABEEYAY

DHAQANKEENU WAA LAMA HURAAN ILAALI DHAQANKA SUUBAN SAWIR CAJIIBA !

DHAQANKU WAXA UU KA MID YAHAY WAXYAABAHA AY UMADAHA ADUUNKU MAANTA ISKUGU FAANAAN DHAQAN LA,AANTU WAXA AY KA DHIGAN TAHAY DHAQAN MA LIHID  Timahan aad arkaysaan ujeedadeedu maaha qurux iyo Foolxumo laakiin waxaan mar walba jecelahay inaan dhaqankeena xasuusano inaan ilaalilana masuuliyad baa inaga saaran si jiilka milyanaadka ka badan ee inaga danbeeyaa aan u gaadhsiino si dhaqanka loo ilaaliyo Dhaqanku waa shayada ugu qaalisan ee umadkastaa ay ku faanto mahadsanidiin dhamaantiin ‪#‎ RESPECT‬  LIKE OR SHARE AND DON'T FORGET COMMENT SAWIRKAN : WAA WARIYE NUUX KADIYE 

NIN LA QISAASAY OO MEYD AHAAN LAGAGA TAGAY HADANA NOOL MUCJISO RABAANI AH daawo

Dil Lagu fuliyay Rag dil Ka Geystay Muqdisho

Wasiir Ku xigeenkii Amniga Somaliland Oo La Xukumay

Madaxweyne Siilaanyo oo xadhiga ka jaray dhisme Cusub Ooo ay yeelanayso wasaarada xanaanada Xoolaha

CABDI GOOD OO KABAHA LA MARAY HEES UU QAADO DALMAR YARE EE WAAN IMANAYAA Rom Production!

Barnaamij ku saabsan dhacdooyinka iyo horumarka magaalada borama Part One

Ebola virus disease stop in somalia

Dawlada Hoose Ee Borama Oo Soo Gabagabeeyay Wado Laami ah Oo Isku Xidha .Xaafada Sheekh cali iyo bartamaha magaalada Daawo

Xildhibaanada Taabacsan Gudoomiye Ciro Ee Wada Mooshin ka dhana Madaxweynaha Somaliland

war deg dega madaxweyne siilaanyo oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar uu ku tagay dalka ingiriisa oo uu kaga qayb galay shirka maalgashiga somaliland

Hargeysa{ BP} Madaxweynaha Jamhuuriyada somaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu dalkaasi ingiriiska kaga qayb galay shir Quseeya arimaha maalgashiga ee soomaliland

DAAWO Garoon Casriya Oo Hargaysa Laga Dhisay

Daawo Boobe yuusuf ducaale Maawadinimo maaha kaadh yaroo la qaato

SABABTA AY SALKA KU HAYSO TOOGASHO MACALIN BERBERA WAX KA DHIGAA KU DHAAWACAY GUDDOOMIYAHA WAXBARASHADA GOBOLKA SAAXIL OO AY GURI WADA GALAYEEN

Berbera (BTP)- Guddoomiyaha gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar, ayaa ka hadlay toogasho ka dhacday magaalada Berbera, taasoo sababtay dhaawaca Guddoomiyihii Waxbarashada gobolka Saaxil Ibraahin Digaale oo mid ka mid ah Macallimiinta deegaankaas oo ay guri wada degganaayeen xabbad kaga dhuftay Bawdada, kaasoo dhaawiciisa loola soo cararay shalay dhinaca Caasimadda Hargeysa.

HEESO CUSUB OO XUL AH YURUB GEENYO , MURSAL MUUSE , HODAN CABDIRAXMAAN , MAXAMED SICID BK IYO DANAN

https://www.youtube.com/watch?v=6ePao4563dE&list=UUbfOQ_1qh8qitra8Sh7neDA

Ra’iisul wasaaraha Somalia iyo wefdi uu hoggaaminayo oo Nairobi gaaray

Borama{ BTP} Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo ay si weyn ugu soo dhoweeyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya  iyo dowladda Kenya.

Magaalada Xarriirad oo mishiinkii biyaha Ciladi ka gashay iyo Dadweynaha oo maalintii afraad biyo la’ iyo xukuumada oo aan ka warqabin

Xariirad(BTP) Mishiinkii biyaha usoo saari jiray Degmadda Xarriirad ayaa lagu soo waramayaa in uu cilad u fadhiyo maalintii afraad, waxaanay Dadweynaha magaaladaasi ka cabanayaan cbiyo la’aan la soo daristay. Mishiinka Biya soo saarka xarriirad ayay ciladiisu soo noq noqotay, waxaana mar kasta cilad saaristiisu magaaladda ku keentaa haraad iyo in ay dhabarka Dumarku ku soo dhaamiyaan. Ma jiro mishiin labaad oo Ceelka yaalaa, waxaanay taasi sababta in la sugo inta laga dayactirayo mishiinka Xumaaday, kaasoo qalab looga soo doono magaalooyinka waaweyn.

Beelaha J/Yoonis ee G/Awdal oo cambaareeyay warar deel qaaf ah oo ka been sheegayay masiirka siyaasadeed ee beelaha oo dhawaan la baahiyay.

Bayaankan cambayraynta ah oo ay maanta soo saareen salaaiinta, waxgaradka iyo dhalinyarada beelaha Jibriil Yoonis ee gobolk Awdal ayaa waxa ay ku cambaareeyeen war ay ku tilmaameen been abuur oo lagu daabacay shabakadaha iyo joornaalada maxaliga ah ee kala ah hubaal, oodwayne, Waaheen iyo Ogaal, qormadaas been abuurka ah ayaa waxa ay ka been sheegaysay masiirka siyaasaded ee beelaha J/Yoonis.

Madal kulmisay dhalin iyo hal-abuuro oo borama lagu qabtay suugaana aad u wanaagsana lagu soo bandhigay

MADAXWEYNE SIILAANYO OO DALKA KA DHOOFAY IYO UJEEDADA SOCDAALKIISA