Magaalada Xarriirad oo mishiinkii biyaha Ciladi ka gashay iyo Dadweynaha oo maalintii afraad biyo la’ iyo xukuumada oo aan ka warqabin
Xariirad(BTP) Mishiinkii biyaha usoo saari jiray Degmadda Xarriirad ayaa lagu soo waramayaa in uu cilad u fadhiyo maalintii afraad, waxaanay Dadweynaha magaaladaasi ka cabanayaan cbiyo la’aan la soo daristay.
Mishiinka Biya soo saarka xarriirad ayay ciladiisu soo noq noqotay, waxaana mar kasta cilad saaristiisu magaaladda ku keentaa haraad iyo in ay dhabarka Dumarku ku soo dhaamiyaan.
Ma jiro mishiin labaad oo Ceelka yaalaa, waxaanay taasi sababta in la sugo inta laga dayactirayo mishiinka Xumaaday, kaasoo qalab looga soo doono magaalooyinka waaweyn.

Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah