DHAQANKU WAXA UU KA MID YAHAY WAXYAABAHA AY UMADAHA ADUUNKU MAANTA ISKUGU FAANAAN DHAQAN LA,AANTU WAXA AY KA DHIGAN TAHAY DHAQAN MA LIHID Timahan aad arkaysaan ujeedadeedu maaha qurux iyo Foolxumo laakiin waxaan mar walba jecelahay inaan dhaqankeena xasuusano inaan ilaalilana masuuliyad baa inaga saaran si jiilka milyanaadka ka badan ee inaga danbeeyaa aan u gaadhsiino si dhaqanka loo ilaaliyo Dhaqanku waa shayada ugu qaalisan ee umadkastaa ay ku faanto mahadsanidiin dhamaantiin
#RESPECT LIKE OR SHARE AND DON'T FORGET COMMENT
SAWIRKAN : WAA WARIYE NUUX KADIYE
Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah