Eng Xasan waraabe waa wiil hal abuur leh xaqiiqdii wuxuu waayay dadkii ka faaidaysan lahaa khibradiisa curinta cajiibka leh
Xasan wuxuu sameeyay fikiro dhawr ah oo maskaxdiisa ka soo maaxay kuwaasoo qaarkood laga manaafacaadsan karo laakiin cid dhiirigalisa oo gacan qabata ma helin
Mida kale ganacsatada gobolka Awdal iyo bulshaduba waxay noqdeen kuwa aan ishoodu qaban dadkooga hibada iyo hal abuurka illaahay ku manaystay
● Wuxuu sameeyay qalab loogu talagalay goobaha baro kantaroolada ku yaalaan ama albaabada hotelada lagu xidhi karo si Automatically ayuu u shaqaynayaa halkii albaabku mar walba birta laga qaadi lahaa
● Wuxuu hirgaliyay agabka ka hortaga fayraska corana waa meel muraayad leh oo qofku dhex marayo isaga oo iska buufinaya fayraska dharkiisa saaran ama la socda
●Curintiisa cusubina Waa dinisoor uu gacantiisa ku farsameeyay dhaq dhaqaaq ayay samaynaysaa waa cajiib
Qiimee qofkaaga si aad qiimo u yeelato
Nuux Kadiye
Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah