Reer Hargeysa Oohinta Aad La Ooyeysaan Calanka Boorama Caruurtu Ku Qaadatay .
Cabdi Xaashiga Muqdisho Jooga Ee Mujaahidka Ah Iyo Dr Beylaha Maaliyada Ee Muqdisho Jooga Ee isna Cadow Aad Leedihiin Markaan Dhuuxno Dee Mooyi Waxaad U JeedaanTigree Oo 5 Million ayaa Baacsanaya Amxaaro 30 malyuun ah Halkaasina Ku Darsoo Iidoorka Sadexda Magaalo Degan Hadaan Ku Yaacno Eebe ayaa Og Waxaan Ina Kala Gaadhi Ee Ilmaadeerayaal Inta Aduunka La Laabayo Ixtiraam,Walaalnimo iyo Islaanimo Aan Ku Wada Joogno..
Wa bilaahi tawfiiq !!!!
Khadar Mohamed
Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah