Tisqaadmedia( Boorama ) Madaxweyne biixi oo maalintii labaad boorama ku sugan
Madaxweyne Muuse biixi ayaa maalintii labaad Boorama ku sugan waxa uu madaxweynuhu xadhiga ka jaray wado laami ah oo loo dhisay mid kamida xaafadaha caasimada ku yaala sidoo kale mudanuhu wuxuu kormeer ku tagay xafiiska gobolka looga taliyo , xarunta Dawlada hoose ee Boorama, xafiiska wasaarada maaliyada iyo sidoo kale xarunta shirkada biyaha boorama
Muuse biixi ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay somaliland ee gobolka awdal kormeer qaran ku sameeya taasina waxa ay daba socotaa kalsoonidii bulshada Boorama ku qaabileen maalintii shalay ahayd
Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah