Skip to main content

Posts

Showing posts from January, 2018

Siyaasi ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa qarxiyay sida ay shacabka ree Awdal uga qatan yihiin Sanduuqa Somaliland development Fund

Kadiye Media ( Boorama) Siyaasi ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa qarxiyay sida ay shacabka ree Awdal uga qatan yihiin Sanduuqa Somaliland development Fund

DIGNIINTII UGU CUSLAYD : Salaadiinta waxa aan leeyahay haka joogaan haka joogaan siyaasada oo Geedkii haku Noqdaan wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha somaliland

Kadiye Media ( Boorama) DIGNIINTII UGU CUSLAYD : Salaadiinta waxa aan leeyahay haka joogaan haka joogaan siyaasada oo Geedkii haku Noqdaan wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha somaliland

Bushaaro, ku wajahan dadweynaha Boorama iyo Sacaadadiin Medical and Dentel Center oo adeegyo caafimaad kuusoo Kordhisay

Kadiye Media ( Boorama)  Bushaaro, ku wajahan dadweynaha Boorama iyo Sacaadadiin Medical and Dentel Center oo adeegyo caafimaad kuusoo Kordhisay Bushaaro Bushaaro bulshooy idinkuna bilkheyr dhaha hadii aad ku nooshahay magaalada Boorama iyo nawaaxigeedaba waxaa lagugu bushaaraynayaa in xarunta Sacaadadiin Medical and Dentel center laguugu soo kordhiyay adeeg caafimaad oo dhan walba leh  Ilkaha iyo daawayntooda caafimaad , xidhida siliga ilkaha iyo daawaynta caruurta iyo Hooyooyinka ayaad sacaadadiin Medical and dental center laguugu soo kordhiyay ee Bulshooy ha moogaane Hore u gaadh 

Shabakada Boramanews ahna mida dadku u yaqaanaan Beennews ayaa ah Mid ku caan baxday aflagaadada iyo cayda Masuuliyiinta beesha makaahiil ka soo jeeda

Kadiye Media ( Boorama) Shabakada Boramanews ahna mida dadku u yaqaanaan Beennews ayaa ah Mid ku caan baxday aflagaadada iyo cayda Masuuliyiinta beesha makaahiil ka soo Shabakada la yidhaa Boramanews ayaa ah mid waayadii ugu danbaysay hormuud ka ahayd cayda iyo aflagaadada loo geysto beelwaynta makaahiil ee dagan gobolka Awdal waxayna ku caan baxday soo tebinta beenta iyo probogaandada iyadoona shaqsiyaadka masuuliyiinta ah ee beesha makaahiil ka soo jeeda cay iyo aflagaadooyin badheedha kusoo daabaca websiteka shabakadan ayaa shaqsiyaadka lihi waxay ka soo jeedaan beesha xeebjire ee beelwaynta habar cafaan kuwaasi oo ku dhaqan dalka dibadiisa iyadoona shabakadani leeyihiin laba nin oo walaalo ah laguna kala magacaabo Axmed iyo Mustafe Shabakadani ayaa wadata Magaca Magaalada Borama ee caasimada Gobolka Awdal balse waxay si ku talagala u bilaabeen sidii sharafta iyo sumcada uga dili lahaayeen magaalada Boorama waxaana astaan u ah shabakadani soo gudbinta warar naxli iyo qabya

Afhayeenkii Hore ee Madaxtooyada Somaliland Xuseen dayr Muxuu ka yidhi Xilka qaadistii lagu sameeyay iyo waraysi hargeysa lagula yeeshay

Kadiye Media ( Borama) Afhayeenkii Hore ee Madaxtooyada Somaliland Xuseen dayr  Muxuu ka yidhi Xilka qaadistii lagu sameeyay iyo waraysi hargeysa lagula yeeshay

Ex-Badhasaab Gaaxnuug buraale oo Awdal badhasaab kasoo noqday ayaa cadho darteed timaha uga xiiray dhalinyaro xili xilkii laga qaaday

XILKAQADISTII Mr GAAXNUUG.  HOTEL SAW Iyo Dhibta Camerad-SAW HOTEL Waxaan Joogay SAW HOTEL Cabaaro 1:30 Pm Hotelka Waa naloo Fasaxay Inaan Galno Waxaan Watay CAMERO FG: Lama Ogola SAW Camera da Siiba Sawwirada, Waana Kamad nuuc Balse Inbadan Oo Aan Wada Hadalnay Waxaan Qoloda ASKARTA Kuheshiinay In Aan Utago Mannager ka, Maamulaya, Balse Wuu Maqnaa. Waxaan Kusoo Laabtay ASKARTII, Waardiyaha Ka ahayd, Hotelka Balse Waxay Iyagu Igu Amreen Inaan HOTELKA Cunto Iyo Waxii Lamida Kacune, Balse Markaas Waxay ahayd Xili Qado, Waxaan Isku Dayey Aniga Iyo 3 Wiil Oo Kale Inaan Wax Ka Cuno. Mudo ayaan Kusug nayn HOTEL Ka. Waxaan Sawwiro Ku Galnaba Waxaa Markii danbe Soo Galay. FG:  Gudoomiyi Hii Hore, Gobolka Awdal Mr GAAX NUUG Buraale, Iyo Mr Maayir  Maydhane. Sawwiro ayaan Ka Qaadayey Markaas Inamada Ila Jooga Waxuu Markiiba Isha qac, kusiiyey Wiil Dhlinayaro ah Oo Markaas ay STYLE, katahay Inuu Timaha Inta Sare Daayo Inta Hoosane Xiiro. Gudomiyhii Hore ayaa Kuyidhi Waryaa Waxay Sidan Aad Uxi

Somaliland oo Go,aamo ka soo saartay sicir bararka iyo Wariye Nuux kadiye oo ka faalooday arintaasi

Kadiye Media ( Boorama) Somaliland oo Go,aamo ka soo saartay sicir bararka iyo Wariye Nuux kadiye oo ka faalooday arintaasi

Madaxweyne Muuse biixi oo Xil u magacaabay Wiil dhalinyaro ree Awdal ah kana mid ahaa Rukanadii ugu adkaa ee Kulmiye ku taagnaa xiligii doorashada

Kadiye Media( Boorama)  Madaxweyne Muuse biixi oo Xil u magacaabay Wiil dhalinyaro ree Awdal ah kana mid ahaa Rukanadii ugu adkaa ee Kulmiye ku taagnaa xiligii doorashada Khadar Sh. Cabdillaahi Sh. Cali Jawhar ayaa madaxweyne Muuse biixi cabdi u magacaabay  Guddoomiye Ku-xigeenka Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaliland kadib markii wareegto ka soo baxday madaxtooyada lagu shaaciyay magaca shaqsigani  Khadar sh. Cabdilaahi sheekh cali jawhar ayaa waxa dhalay sheekhul baladka Gobolka Awdal sheekh cabdilaahi sheekh cali jawhar boqore Khadar sheekh cabdilahaai wuxuu ka mid ahaa tiirarkii udub dhaxaadka u ahaa xisbiga kulmiye marka ay awdal timaad wuxuuna kaalin mug iyo miisaan leh kaga jiray sidii xisbiga kulmiye cod uga heli lahaa gobolka awdal khadar wuxuu kamid yahay dhalinyarada sida wayn looga yaqaan magaalada Boorama laguna xasuusto doorkii uu ku lahaa doorashooyinkii Madaxweyne Muuse biixi lagu doortay  inkastoo khadar sheekh cabdilaahi beesha uu k

Qurbajoogta beelwaynta ree Axamed Kabadhe ayaa Iskoor cusub dhigay kadib Markii Mudo shan bilood ka yar ku dhiseen xarun caafimaad oo loogu magac daray Magan Health center

Kadiye Media ( Boorama)  Qurbajoogta beelwaynta ree Axamed Kabadhe ayaa Iskoor cusub dhigay kadib Markii Mudo shan bilood ka yar ku dhiseen xarun caafimaad oo loogu magac daray Magan Health center kaasi oo ku yaala deegaanka cadaad ee waqooyiga boorama 

Daawo sawirada Munaasabad Kulmisay Bulshada ree Awdal oo ka dhacday deegaanka Cadaad taasi oo lagu furayay Xarun caafimaad oo loogu magac daray Magan Health center

Daawo sawirada Munaasabad Kulmisay Bulshada ree Awdal oo ka dhacday deegaanka Cadaad taasi oo lagu furayay Xarun caafimaad oo loogu magac daray Magan Health center  Xaruntan caafimaad ee Magan ayaa waxa soo dhisay qurba jooga deegaanka cadaad waxaana lagu dhisay mudo lix bilood ka yar xaruntan caafimaad ayaa ah mid deegaankaasi baahi wayn u qabay ayaa munaasabada xadhig ka jarkiisa waxa uu kulmiyay guud ahaanba bulshada awdal iyo saraakiil ka socotay dawlada soomaliland  SAWIRADA WAXA SOO QAADAY WARIYE NUUX KADIYE 

Wax ka Ogoow Dhalinyarada Aduunka ugu taajirsan ee Milyaneerada ah kuwaasi oo da,doodu tahay 20 jiro haween iyo inamo iskugu jira iyo Lacagra ay haystaan

Kadiye Media ( Boorama) Wax ka Ogoow Dhalinyarada Aduunka ugu taajirsan ee Milyaneerada ah kuwaasi oo da,doodu tahay 20 jiro haween iyo inamo iskugu jira iyo Lacagra ay haystaan Qofta koowaad Saleena Gomes  Selena GomezGomezSelena Gomez Udhalatay United State Waxay Haysataa Lacag Dhan $5.5 million. Jaden SmithSmithSmith’s Waa Wiil Ku Dhashay Maraykanka Gar Ahan Calfornia Wuxuuna Haystaa Lacag Dhan $8 million Angus T. JonesAngusWith Waa Wiil Udhashay Dalaka Ustrelia Wuxuuna Haystaa Lacag Dhan $15 million, Dakota FanningDakotaShe Waa Gabdh ku Dhalatay Magalada Taxes Waxayna Haystaa Lacag Dhan $16 million. Nick Jonas waa actar u dhashay Gobolka Taxes ee dalka Maraykanka waxaana uu ka mid yahay dhalinyarada Tujaarta ah ee dunidan ku nool  Taylor LautnerTaylor Waa Wiil Maraykan ah islamarkaana Actar ah Wuxuuna Haystaa Lacag Dhan $24,000,000 Heesaaga caanka ah ee Justin Bieber kana soo jeeda dalka britain wuxuu ka mid yahay dhalinta tujaart

Warbaahinta Gobolka Awdal oo iskugu Timi Kulan la isku jilbo aastay oo saacado ka socday Borama kaasi oo uu ka soo Baxay war lagu Farxo

Kadiye Media ( Boorama) Warbaahinta Gobolka Awdal oo iskugu Timi Kulan la isku jilbo aastay oo saacado ka socday Borama kaasi oo uu ka soo Baxay war lagu Farxo W axa Maanta Boorama kulan iskugu yimi dhamaanba saxaafadii Gobolka Awdal oon u kala hadhin yar iyo waynba kulankaasi ayaa ahaa mid saacado dhawr ah socday islamarkaana ka dhacay Hotelka Haldoor ee boorama ayaa Nuxurkiisu ahaa sidii ay wariyayaasha Gobolka awdal iskugu laab xaadhan lahaayeen dhamaanba xanaftii iyo isjiidjiidkii dhex yaalay taasi oo ay reebtay doorashadii Maamulka isaaq ku kala qaybiyay shacabka Gobolka Awdal ee xariirta ah . SAWIRKA WARIYAYAASHII KU KULMAY BORAMA Wariyayaasha ayaa dhamaantoodba waxa ay balan qaadeen inay ka shaqaynayaan Horumarka iyo isku soo dhawaynta shacabka gobolka Awdal wixii khaladaad hore oo dhacayna dib loo sixi lahaa lagana wada shaqayn lahaa wanaaga iyo ka shaqaynta danaha gobolka Awdal . Xaqiiqo ahaan kulankii warbaahinta gobolka awdal yeelatay wuxuu ahaa mid

Cajiib Haween tiradoodu ka kooban tahay 11 Hablood ayaa soo saaray Fadhiyo laga sameeyay Taayirada Gaadiidka ah Misena duuga noqday

Kadiye Media ( Borama) Cajiib Haween tiradoodu ka kooban tahay 11 Hablood ayaa soo saaray Fadhiyo laga sameeyay Taayirada Gaadiidka ah Misena duuga noqday

Daawo filimka Haasaawe Dibadeed iyo Doob dhaxamooday , waana Filin lagu jilay Magaalada Boorama ee caasimada Gobolka Awdal

Kadiye Media ( Boorama) Daawo filimka Haasaawe Dibadeed iyo Doob dhaxamooday , waana Filin lagu jilay Magaalada Boorama ee caasimada Gobolka Awdal

Leemaajada inanta ee Borama iyo warbixinta wariye Nuux kadiye oo warbixin xiiso badan ka diyaariyay

Kadiye Media ( Boorana) Leemaajada inanta ee Borama iyo warbixinta wariye Nuux kadiye oo warbixin xiiso badan ka diyaariyay

Qx iyo kala orod ka bilawday deegaanada ay isku hor fadhiyaan labada ciidan ee somaliland iyo Puntland iyo xaaladihii ugu danbeeyay ee Tuqaraq

Kadiye Media ( Boorama) Qx iyo kala orod ka bilawday deegaanada ay isku hor fadhiyaan labada ciidan ee somaliland iyo Puntland iyo xaaladihii ugu danbeeyay ee Tuqaraq

Wasaarada Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka somaliland ayaa shaacisay qorshayaasha dhismaha garoonka diyaaradaha borama iyo wadada borama iyo lawyacado

Kadiye Media ( Boorama) Wasaarada Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka somaliland ayaa shaacisay qorshayaasha dhismaha garoonka diyaaradaha borama iyo wadada borama iyo lawyacado

Labadii wariye ee ree Awdal kuna xidhnaa Xabsiga dhexe ee borama waa sidee xaalkoogu

BOOQASHADII XABSIGA EE MAANTA WAXA AAN MARKHAATI U HAYSTAA AYDAAX MAXAMED {MACALINKA}. Maanta Gelinkii Hore, Mar Ay Goorsheegtu Ku Beegnayd Abbaaro 11:30AM Ayaan Xabsiga Hoose Ee Boorama Ku Booqanay 2-da Suxufi Ee Maalintii 20-aad Ku Xidhan Halkaasi. Markii Aanu Dhiibanay Dalabkayagii Booqashada Ee Ku Aadenaa Dadka Aanu Soo Siyaaranay, Daqiiqado Kooban Kadib Ayaa 2-da Ganjeel Ee Gudaha Xabsiga Midkood Waxa Nagaga Soo Baxay 2-da Suxufi Ee Axmed Ciiltire Iyo Maxamed Dabshid, Intii Ay Xagayaga Ku Soo Socdeen Way Dhoola-Cadaynayeen, Xaqiiqo Ahaan Waxa Ay Ahayd Farxad Aanu Is-Dhaafsanay Qacdii Hore Ee Aanu Indhaha-ba Iska Qaadnay. , Wejiyadoodu Ma Ahayn Sidii Toddobaadkii Hore, Balse Run Ahaantii Waxa Aad Ka Dheehanaysay Muuqaalka Cad Ee Lagu Yaqaano Marka Uu Qofku Maalmo Si Fiican U Nasto Jidh Ahaan Iyo Maskax Degan Oo Faraxsan. Markii Ay Soo Gaadheen Qolka Martida Ee Aanu Ku Sugaynay Anaga Oo Sara-Taagan, Ee Aanu Is-Dhaafsanay Salaanta Xiisaha Badan Iyo Kal-Gacaylku Ka Muuqd