Skip to main content

Ex-Badhasaab Gaaxnuug buraale oo Awdal badhasaab kasoo noqday ayaa cadho darteed timaha uga xiiray dhalinyaro xili xilkii laga qaaday

XILKAQADISTII Mr GAAXNUUG.  HOTEL SAW

Iyo Dhibta Camerad-SAW HOTEL

Waxaan Joogay SAW HOTEL Cabaaro 1:30 Pm Hotelka Waa naloo Fasaxay Inaan Galno Waxaan Watay CAMERO FG: Lama Ogola SAW Camera da Siiba Sawwirada, Waana Kamad nuuc Balse Inbadan Oo Aan Wada Hadalnay Waxaan Qoloda ASKARTA Kuheshiinay In Aan Utago Mannager ka, Maamulaya, Balse Wuu Maqnaa. Waxaan Kusoo Laabtay ASKARTII, Waardiyaha Ka ahayd, Hotelka Balse Waxay Iyagu Igu Amreen Inaan HOTELKA Cunto Iyo Waxii Lamida Kacune, Balse Markaas Waxay ahayd Xili Qado, Waxaan Isku Dayey Aniga Iyo 3 Wiil Oo Kale Inaan Wax Ka Cuno. Mudo ayaan Kusug nayn HOTEL Ka. Waxaan Sawwiro Ku Galnaba Waxaa Markii danbe Soo Galay. FG:  Gudoomiyi Hii Hore, Gobolka Awdal Mr GAAX NUUG Buraale, Iyo Mr Maayir  Maydhane. Sawwiro ayaan Ka Qaadayey Markaas Inamada Ila Jooga Waxuu Markiiba Isha qac, kusiiyey Wiil Dhlinayaro ah Oo Markaas ay STYLE, katahay Inuu Timaha Inta Sare Daayo Inta Hoosane Xiiro. Gudomiyhii Hore ayaa Kuyidhi Waryaa Waxay Sidan Aad Uxiiran tahay. Muunan Garanayn Wiilku, Waxuu yahay Markuu Lahadlayo. Balse sagoo Moodaya QOLYAHA HOTELKA Ayuu Yidhi, Maxaa dhacay Balse. Gudoomiyaha ayaa Yidhi Waan Kaa Xiirana, Hadalo Badan Oo Meeshii Kadhacay, Waxuu Markiiba Isha QAC, Kusiiyey Mid askariya, Wuu Uyeedhay, Waxaan Joognaa Hotel Waxaan Kusoo Galnay Dirqi- HOTELKA, Balse markaas Lama Socdo In Gudoomiayha Labadeley Oo XILKII LAGA XAYUUBIYEY, Saacaduna 1:40 Ayeey Garaacaysaa. Maayirka Maydhane ayaa Hadal Wanagsan Kasoo Baxay oo ahaa War Adeer Sidani waa dhaqan Xumo RAYSLAHA Ayaan Ku gaynaynaa Si wanaagsana Waa laguugu xiiri,  Markaas Hotel ka Waxaa Jooga LABO ASKARI, Oon Markii Hore Idin soo sheegay Sawwirkuna Idin Ka Muuqdo Dusha Wiilkii Gudoomiyhu Ku amray In la qaado oo TIMAHA Laga Soo Jaro, Waxaa Markiiba Albaabka Ku qabtay, Ciidankii Ilaalilnayey Goobta Ee SAW, Waxay usheegeen In HOTELKA (NIDAAMKIISA) Ay dhawraan Balse waxuu Askarigii Lasooo amray Iyo Ilaaliadii HOTELKA Isku Maan dhaafeen in Laqaado Oo Timaha Laga soo jaro iyo In Ladaayo Mudo dheer iyo Muran Waxuu Usheegay In Gudoomiye ha amar kasoo Baxay uu yahay Balse markaas oo Ku Beegnayd Duhurnimo Xilka Gudoomiye nimo Waxaa Loo Magcaaabay: Cabdiraxmaan Axmed Cali.


Balse Waxaa Nasiib Daro ah, In HOTEL Aad Joogto Oo Walina. Waxyaabo badan Aad isla soo marteen Hadana Lagaa soo dhex qabanayo aayar Oo Dhalatay. Hadaad Akhristoow Halkan soo Gaadhay. Aan Kuu Sii Wadee Mudo dheer, ayuu naga Maqnaa Wiilku Oo Loo Kaxeeyey RAYSLE- Mudo 15 Mint ah kabacdi Ayaan isaga soo baxnay SAW HOTEL Markaan Albaabka Marayno ayaan ASKARIGII ku idhi Madaama Aad nagu amarteen inaan HOTELKA Markaas Wax ka Cuno, Maxaad Xoriyadii- Wiilka Dhalinayarada ahaa Ee HOTELKA Maganta U Ahaa Idinkoo arkaya Loo Kaxaystay. Balse waad dareemaysaa ASKARI In WARKIISU Xoogay MUG MUG DI Kujiro, Mudo dheer kadib HOTELKA Waan isaga soo Baxnay, Waxaan Usoo dhaqaaqnay Dhankaas Iyo Magaalada Anagoo soo soconay AYATIIN School, Ayaan aragnay Gaadhi Dawladu leedahay. Balse waxaan Markiiba Aragnay Wiilkii Oo Saaran Balse ASKARINA Daaqa Usaaran yahay Waxuu Markiiba Noosheegay In Loo Wado GUDOOMIYAHA, Hadalo Aan is waydaarsanay, Kabacdi Waxaa Markii Uu nugu Yidhi Iska taga Waan Idinka Daba Iman. Bartaas ayaan Kaga Nimo Wiilkii Saacadu Waa 2:19 Min Suuqa ayaan Imi Kabacdi Buska Sh Ali Jawhar ayaan Raacay Mudo Saacado ah ayaan Anoon Ogayn In Wareegto Madaxweyne, Xilka Lagaga Xayuubiyey Mr GAAX-NUUG Ayaa Qolo Wariyaal ah Oo Reer HARGAYSE Ah Soo Dhigeen Iyo Walibana Xafiiska Af Hayeen ka Madaxweyne ha  Jamuuriyada Somaliland. In Xilka Laga Xayuubiyey, Kulankaya Gudoomiyaha Iyo Xilka qaadis tiisii. Waxay Noqotay Markaas Cadho Bur-Bur Uu Markaas Xoog Kaga Jarayey- Wiilka Dhalinayarada ah, Waxaan Kulanay Wiilkii Habeen Nimo Bacdal Salaadii Makhrib Isagoo Doonaya Sawwiradii Aan kaga Qaaday HOTEL SAW, Balse waxaan Waydiiyey Gudoomiye Gaax-Nuug Maxaad isku Soo Afgarateen Waxuu isheegay In, Uu 2 Dollar Oo Lacaga Uu Siiyey, Waxuuna U Qoray Numberkiisa Waxuu kiyidhi Ila Soo Hadal Marar Badan ayaan Wacay Buu Igu yidhi Balse Kamuunan Qaban Sheekadan Gunaanad keeda HOTEL SAW Waxuu Kamid yahay HOTELADA Haldoorka Ka Ciyaaray Qaab-dhismeedka Quruxda Bada Hadan Kamad Nuucay Camerada ha Balse Maamulka Hadii Ay Qoraalkaygan Dheer arkaan Waa Inay Ilaaliyaan Xaquuqda Dadka Dalxiis yaasha ah, Oo Ay Kamid yihiin Wiilashii. Maanta Hotel ka dhexdiisa Xoriyadii Lagaga Ciyaray.

DHAMBALKAN W/Q Wariye Abdiweli Nadaara.  Borama

Comments

Popular posts from this blog

Madaxweyne ku xigeen Saylici oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wariyayaal Ree Borama ah

 Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Wafdi Suxufiyiin Reer Awdal Ah Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday suxufiyiinta gobolka Awdal oo maalmahii u dambeeyay hawlo shaqo u joogay magaalada Hargaysa. Wafdigan suxufiyiinta ah oo uu hogaaminayay Musharaxa Jagada Gudoomiye-nimo ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Eng. Maxamed Xasan Ismaaiil Sharbi-yare oo ay weheliyaan suxufi Maxamed Nuur Muuse Bilibili & Suxufiyad Fadxiya Yaasiin Buuni ayaa lagu qaabilay hab-maamuus uu maqaamkiisu aad u sareeyay. Kulankan oo ahaa mid albaabadu u xidhan yihiin ayaa markii uu soo dhamaaday waxa warbaahinta uga waramay Suxufi & Musharax Eng. Maxamed Xasan Ismaaciil Sharbi-yare waxana uu hoosta ka xariiqay in uu ahaa kulan midho dhal ah. “Aad ayaan Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici uga mahadcelinaynaa sida kara

Qof ku sugan Magaalada Saylac ayaa duubay Muuqaal Muujinaya diyaarado Gaaf wareegaya Hawada Saylac

  Waxa markii u horaysay magaalada Saylac lagu arkayaa diyaarado nuuca qumaatiga u kaca oo xeebta Saylac dhanka Barri kaga beegan ka soo degay. Diyaaradahan oon la garanayn ayay dadka degaanku shegeen inay ciidamo kasoo dageen iyo gadiidka badda nuuca la naqaseeyo. Cabaar markay ka dageen ee ay naqasaysteen gadiidkii bada ay ku gali lahayeen ayay u kaceen dhanka gudaha badda. Wali lama hayo war intaasi ka faahfaahsan. Mana jirto wali cid maamulka dawlada matasha oo xog intaas ka dheeriya oo ciidankan ku saabsan bixisay. Waxaan se ognahay oo xaqiiqa markaan aqliga ka shaqaysiino in ciidankani aanay ahayn kuwa maraykanka, reer yurub, iyo China ee saldhigyada ku leh dalka jabuuti oo aaney jirin wax ay ugu baahan karaan inay dhulka bariga ee xeebaha Saylac ka soo dagaan diyaaradohoogu isla markaana ku rakibtaan gadiidka yar yar ee badda, Sidoo kale waxaan isla garan karnaa inaaney ahayn ciidamada ilaalada bedhcad badeeda ee badda cas ka haw-gala oo iyagna saldhig ciidan ku leh dalka aynu j

Rumayso ama diid, Farogalinta maantu waxa ay gaar ku tahay deegaanada (Gadabuursi iyo Habarjeclo

  La Dareena Shiinaha! Dhulka qabiilka ayaa iska le, khayraadka ku jirana waa la gu la leeyahay. Ingriisku waxa uu Soomaalilaan u soo dagay xoolaha nool oo kaalin mug leh u gu jiray ciidamadiisa degan Cadan, Talyaaniguna koonfur waxa uu u dagay beeraha oo muhiim u ahaa warshadihiisa. Maanta, waa dagaal dhaqaale, Shiinuhu waxa uu dirayaa fariin ku socota beelaha oo ah (Dhulbahantoow xadkiinu waa ilaa Beer oo Ingriis ayaa idinka qaaday), laakiin, Isagu waxa uu u socdaa ceelasha Shidaalka ee Deegaankaa ku yaal in uu ka horjoogsado Taiwan, waxa kale oo uu odhanayaa (Gadabuursow Jabuuti iyo Saylac idinka ayaa lahaa, oo Ingriis iyo Faransiis ayaa idinka qaaday), laakiin, Isagu waxa uu u socdaa xeebta gobolka oo qiimo u gu fadhida mashruuciisa Kaabayaasha (BRI) in uu ka horjoogsado Ingiriis iyo Imaaraat. Dagaalka beelaha la galinayo, waa dagaal la gu la jiro reer galbeed (Anti Neocolonial Movement), ee ma aha Jacayl iyo wax la guu gu qabanayo. Beeluhu haday garanwaayaan danaha qarsoon ee la g