Skip to main content

Akhri beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta iskugu Jirta agaasimayaasha iyo Gudoomiyayaasha uu Magacaabay Madaxweyne Muuse biixi

Kadiye Media ( Boorama) Akhri beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta iskugu Jirta agaasimayaasha iyo Gudoomiyayaasha uu Magacaabay Madaxweyne Muuse biixi

Madaxweyne Muuse biixi ayaa wareegto uu soo saaray maanta ku magacaabay Masuuliyiin iskugu jira agaasimayaal iyo Gudoomiyayaal hadaba halkan ka eeg beelaha ay ka soo jeedaan Xubnahani




1-Cali Cabdilaahi daahir Xirsi  ; Agaasimaha Guud ee wasaarada isgaadhsiinta iyo Technolojiyada kana soo jeeda beesha Habar yoonis isaaq
2-Axmed Yuusuf dirir maxamed : Hanti dhawraha Guud ee qaranka somaliland kana soo jeeda Beesha isaaq gaar ahaan Ciise muuse
3-Dr maxamed cabdi xergeeye faarax : Agaasimaha Guud ee wasaarada caafimaadka oo ka soo jeeda beesha sacad muuse isaaq
4-Cumar sayid cabdilaahi aadan : Agaasimaha guud ee wasaarada gaadiidka iyo Horumarinta jidadka kana soo jeeda beesha ciida gale isaaq
5-Faysal cali sheekh maxamed : Gudoomiyaha Hay,ada u diyaar garawga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka kaasi oo beesha sacad Muuse isaaq ka soo jeeda
6-Cabdikariin Axmed maxamed : Gudoomiyaha hay,ada Qoxootiga iyo barakayaasha waxa uu ka soo jeedaa beesha Habar jeclo isaaq

Masuuliyiintan cusub ee la magacaabay beelaha ay ka soo jeedaan ayaa ku helnay xogo kala duwan oo u dhuundhaloola masuuliyiintan la magacaabay

Comments

Popular posts from this blog

Madaxweyne ku xigeen Saylici oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wariyayaal Ree Borama ah

 Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Wafdi Suxufiyiin Reer Awdal Ah Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday suxufiyiinta gobolka Awdal oo maalmahii u dambeeyay hawlo shaqo u joogay magaalada Hargaysa. Wafdigan suxufiyiinta ah oo uu hogaaminayay Musharaxa Jagada Gudoomiye-nimo ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Eng. Maxamed Xasan Ismaaiil Sharbi-yare oo ay weheliyaan suxufi Maxamed Nuur Muuse Bilibili & Suxufiyad Fadxiya Yaasiin Buuni ayaa lagu qaabilay hab-maamuus uu maqaamkiisu aad u sareeyay. Kulankan oo ahaa mid albaabadu u xidhan yihiin ayaa markii uu soo dhamaaday waxa warbaahinta uga waramay Suxufi & Musharax Eng. Maxamed Xasan Ismaaciil Sharbi-yare waxana uu hoosta ka xariiqay in uu ahaa kulan midho dhal ah. “Aad ayaan Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici uga mahadcelinaynaa sida kara

Labo ka mid ah isbitaalada ugu waawayn marinka Gaza oo shaqo joojin sameeyay

 Laba ka mid ah isbitaaladii ugu waawaynaa Marinka GAZA ayaa joojiyay hawlihii caafimaad ee ay u qabanayeen bukaanada ku soo dhaawacmay duqeymaha halkaasi ka socda  Labadii isbitaal ee ugu weynaa Gaza ayaa joojiyay inay qaabilaan bukaanno cusub sababo la xiriira duqeymaha ka dhanka ah Israel iyo daawo yaraanta ay weheliso Gabaabsiga shidaalka, iyadoo la sheegayo inay Korortay dhimashada bukaanada iyo shaqaalaha caafimaadka. Al-Shifa iyo Al-Quds, oo ah isbitaallada ugu waaweyn Gaza, ayaa sheegay inay gabi ahaanba Hakiyeen hawlihii shaqo ee Gargaarka iyo daawaynta bukaanada  Dhinaca kale warar soo baxaya ayaa tilmaamay in qaar kamida shaqaalihii caafimaadka isbitaaladaasi la dilay  inkastoo hayada caafimaadka aduunka ay ka digayso kororka dhimashada bukaanada kuna baaqday in si deg deg ah loo sameeyo Xabad Joojin .

Gadabuursigu ma Soomaali baa, Mise Oromo? Qore Rabiile Xaaji Abiib

  Gadabuursigu ma Soomaali baa, Mise Oromo? Magaca Gadabuursi, waxa inta badan la yidhaa waa naanaysta "Ilma Siciid", sida aan ka akhriyay Buugga taariikhda Gadabuursiga ee uu qoray Cabdiraxmaan Qaadi (AHUN). Qoomiyada Oromadu waxa ay leeyihiin fasiraad dheer oo qodobkan la xidhiidha. magaca Gadabuursi waxa ay si toos ah u la xidhiidhiyaan nidaamka maamul ee dhaqanka Oromada (Gada System). Waa nidaam dimuqraadi ah oo ay dadku soo doortaan Gandaha Dhaqan oo ah xeerbeegtida bulshada oo uu madax ka yahay (Abaa-gadhe), golaha Difaaca oo ah hogaanka ciiidanka oo u madax ka yahay (Abaan-Duulle) iyo Golaha Sahanka iyo Xidigiska oo madax ka yahay (AbĂ an waare). Nidaamkan GADA ayay ku tilmaamaan in uu ahaa nidaam gadabuursiga la gu majeeran jiray, magaca Gadabuursi na uu kala jabo laba qaybood oo kala ah Gada oo ah "Nidaam" iyo "Biirsi" oo ah hadhaadigii. Macnuhu waa hadhaagii Nidaamka. Siday ku timid? Inkasta oo aanay dhacdadani si cad u gu dhignayn Buugga furash