War shacabka ree awdal u dana Madaxweyne Muuse biixi oo Madaxweyne Geelaha jabuuti kala Hadlay xadka lawyacado sidii loo furi lahaa
Kadiye Media ( Boorama) War shacabka ree awdal u dana Madaxweyne Muuse biixi oo Madaxweyne Geelaha jabuuti kala Hadlay xadka lawyacado sidii loo furi lahaa
Madaxweyne Muuse biixi cabdi ayaa Dawlada Jamhuuriyada jabuuti kala hadlay sidii la iskugu furi lahaa xuduuda somaliland iyo Jabuuti oo dhawrkii sanadood ee ugu danbeeyay xidhnaa sidoo kale dadweynaha labada dal sidii ay xuduudaa iskaga Gudbi lahaayeen ayuu dawlada Jabuuti kala xaajooday waxaana arintan faahfaahin dheeraada ka bixinaya wasiirka arimaha dibada Jamhuuriyada Jabuuti
Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah