Cirkaa soo dhacaya waala dagaalamayaa Qolada waxaas leh Dadka Maqlayaa anagu Ma Nihin , Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mohamed Kaahin Ahmed ayaa Jawaab lama filaan ah hawada u mariyay Beesha Garxajis iyo xisbiga waddani Wasiir kaahin hadaladiisa waxa ka mid ahaa
Madaxweyne la doorto oo One Man one Vote lagu doorto Dahir Riyaale Kaahin baa u Horeeyay Ahmed Siilaanyaa kala wareegay Muuse biixi baa ku xigay Nina Guriga Hooyadii Codka kalamuu imanin Nina Guriga reerkooga kalama uu Imanin Kursi. Cida Madaxtooyada Galaysaa Cod ummadu leedahay buu ku tagayaa Xeer Qaranku leeyahayna wuu ku tagayaa Anigaan wax ka badali karin Muse biixi oo Madaxweyne ah baan wax ka badali karin
Cidii arintaasi wax ka badalaysa waa cid ruxruxaysa Qaranimada iyo Nabadgalyada Somaliland
Aragtida iyo Rayiga wayny ku kala duwanaan karnaa Qarankana waynu wada Yeelan karnaa
Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah