Wasiirka maaliyada somaliland mudane sacad cali shire wuxuu inoo sheegay in qaranku jabay oo uu waliba sidii yuhuudii u jabay. Waxa uuna tusaale usoo qaatay dagaalkii qasa sidaas oo ay tahay cidi ma caydhin oo wali waa wasiirkii.
Wasiirkii hore hore ee wasaarada maalgashiga mudane Abdi cismaan dhawayne oo maanta la badalayna wax uu inoo sheegay in uu dadkiisa la dareen yahay oo uu yiga wasiirnimada uu ku matalo rabana in tabashadooda wax laga qabto hadalkaasna wax uu ku waayay shaqadiisii.
Hadaba su'aashu waxay tahay.
1.Waa maxay farqiga labadaa sawiir udhaxeeya oo midi yidhi qarankii uu dumay xaga midka kalana uu yidhi dawaladnimada hala qurxiyo?
2.Marba hadii ay xukuumadu beegsanayso cidii tidhaahda aynu wax hagaajino somaliland masii jiri doontaa?
3. Reer awdaloow marba hadii cidii danteena ka hadasha labaac sanayo maxaa inoo qorsha ah
Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah