Skip to main content

Posts

Showing posts from February, 2015

HAMBALYO MEHER OO KU SOCOTA C/RAXMAAN DAAHIR WACAY OO AROOSKIISU KA DHACAY MAGAALADA BOORAMA

seddax bilood inay mushahar la,aadaan shaqalaaha dawlada hoose maxaa keenay ? Badhasaabka Gobolka Awdal

Badhasaabka gobolka awdal oo xilkii u kala wareejiyay xoghayaha cusub ee dawlada hoose iyo xoghayihii hore

Gudoomiyaha xisbiga wadani muxuu ka yidhi dib u dhac ku yimaada doorashooyinka soomaliland ?

RADIO WEHELDOON KA DHEGAYSO BOGA INTERNETKA WARARKII CAAWA IYO CAALAMKA

HALKAN GUJI SI AAD U DHEGAYSATO RADIO WEHELDOON

Nuxurka Ay Xambaarsan Tahay Daraasad Qarsoodi Ah Oo La Iskugu Soo Dhawaynayo Wada Hadalka Somaliland iyo Somalia

Hargeysa(Boramapost) Hay’adda Conflict Dynamics International, oo fadhigeedu yahay Cambridge ayaa daraasad hor dhac ah oo uu sanadkii dhamaaday soo bandhigay wuxuu ku shaaciyay qorsheyaal la iskugu soo dhawayn karo Somaliland iyo Somalia.

“Beel Ahaan Waxaanu Wadnaa In Madaxweynaha Loo Kordhiyo 2 Sanno..Madaxweynuhuna Markaa Mar Dambe Isma Soo Sharaxayo” Boqor Buurmadow

Hargeysa(Boramapost)Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow,oo ka tirsan Hogaanka dhaqanka Somaliland,gaar ahaana ka soo jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo ayaa Badka soo dhigay qorshe Beeshiisu ku doonayso in Madaxweynaha ugu yaraan 2 sanno loogu kordhiyo.

Baarlamaanka Dalka Turkiga oo Meel Mariyay Arin Farxad Galisay Dowlada Somaliya

Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa shalay ansixiyay sharci lagu kordhinayay joogitaanka ciidamada Badda turkiga ee qeybta ka ah howlgalka la dagaalanka burcad badeeda ee ka socda gacanka Cadan. Baarlamaanka ayaa u ogolaaday ciidamadaasi inay howlgalkaasi kasii mid ahaadaan sanad dheeraad ah, kadib markii baarlamaanka sharcigaasi shalay la horgeeyay. Sanadkii 2009 baarlamaanka Turkiga ayaa aqbalay in cutubyo ka tirsan ciidamada badda Turkiga ay ka howlgalaan xeebaha Soomaaliya iyo meelaha ka baxsan, iyagoo qeyb ka ah howlgalka Nato ay ka wado xeebaha Soomaaliya. Howlgalkaasi ayaa la kordhiyay marar badan, waxaana ciidamada Turkiga la sheegay inay kahortageen weeraro burcad badeeda ay ku qafaalan lahaayeen maraakiib ganacsi iyo kuwo kale. Axmed Berat Conkar, oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Turkiga ayaa sheegay in tan iyo 2009 kii ciidamada turkiga ay ka hortageen 179 weerar oo ka dhacay gobolka, ayna sii wadi doonaan dadaalkooda.

BAL ADBA! DAAWO ANA WAAN YAABAY ADNA ILA EEG OO ILA YAAB SHEEKO CUSUB WAAYE !

War Deg-Deg ah Muuqaal cusub ciidanka wabar oo ka jawaabay hadal ka soo yeedhay boqor buurmadaw oo ahaa wabar waa argagixisoo maxay yidhaahdeen ciidanku daawo

Waar yaa yidhi Ciidanka Qaranka Somaliland waxa la asaasay 1994kii? Anigu waxan qabaa oo run ah in la asaasay markii ugu horeysay 1901dii…..Cali Guray

Waar yaa yidhi Ciidanka Qaranka Somaliland waxa la asaasay 1994kii? Anigu waxan qabaa oo run ah in la asaasay markii ugu horeysay 1901dii, ururkii ugu horeeyayna tababarkiisa dhamaystay bishii May ee isla sanadkaasi taliyena waxa u noqday nin Ingiriis ahaa oo la odhan jiray Captain Swayn. Bishii June 26dii 1960kii markii ay Somaliland madaxbanaanida heshay tirada ciidankaasi waxay gaadhay afar urur ama battalion oo 2000 ah. Ciidankaasi oo markii hore la odhan jiray Somali Scout wuxu noqday ciidan qaran 26 June 1960kii.

Dawladda Iyo Cuqaasha Ku Dhawaaqay Heshiis Aanay Ka Baaraan-Degin Halistiisa

Hargeysa(Borama-Post)-Laamaha amaanka Dawladda, Cuqaasha, Maamulka Gobolka Maroodijeex ayaa shalay  kulan ay ku yeesheen Xafiiska Badhasaabka Gobolka  Hargeysa ka soo saaray qaraarro kale oo qayb ka ah wax ka qabashada falalka amni-darada ah ee ku soo batay Caasimada Hargeysa.

Dhinacyadii Koonfurta Sudan oo heshiiyay.lana soo afjari doono dagaladda sokeeye ee dalkaasi ragaadiyay

Madaxweynaha koonfurta Suudaan Salva Kiir iyo hoggaamiyaha fallaagada Riek Machar ayaa wada saxiixday heshiis ay ugu dambeyn shanta bisha march ee sanadkan ku soo afjarayaan colaadda ragaadisay dalkaasi. Hoggaamiyeyaasha gobolka ee ku shiraya caasimadda dalka itoobiya ee Addis Ababa ayaa mar kale ku hanjabay in ay tallaabooyin aan la cayimin ka qaadi doonaan laba dhinac haddii ay xilligaasi loo qabtay dhaqan gelin waayaan heshiiskaasi. Heshiiskani cusub ayaa dhinacyada ay colaadda ka dhaxeysa waxa ay isla garteen in ay ixtiraamaan oo ay dhaqan geliyaan xabad joojin ay kala saxiixdeen bishii janaayo ee sanadkii la soo dhaafay. Waxa ay labaduba dhabarka heshiis xabad-joojin ah oo lagu soo afjarayo colaadda uu dhiigga badan ku daatay ee soo jiitameysay muddada ka badan halka sano, colaaddaasi oo ay ku naf waayeen kummanaan qof. Digniin loo jeediyay Dhex-dhexaadiyaha labadani dhinac Seyoum Mesfin oo ka hadlayay xafladda lagu saxiixayay heshiiskani ayaa waxa uu sheegay in urur

Buug uu qoray abwaan mustafe barkhad c/laahi dhinbiil oo ka hadlaya arimo dhawra oo ay ka mid tahay jaceylka iyo arimaha bulshada

Buugaan magaciisu waa Milgo Dhawr waxaa ku qoran suugaan ka hadlaysa qaybaha kala duwanee bulshada sida jacaylka nabada, horumarka aqoonta tahriibta oo ah aafo soomalida ku habsatay

Madaxweynaha soomaliland ayaa ka qayb galay sanad guuurada 21aad ee ka soo wareegtay aasaaska ciidanka qaranka somaliland daawo sawirada munaasabadaasi

Dararweyne { Booramapost} Madaxweynaha Qaran Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Sanad Guurada 21aad ee Ciidanka Qaran Somaliland oo lagu qabtay Kuliyada tababarka saraakiisha ee Dardarweyne.

“Xurmo daro igama aha laakiin Canfar iyo Soomaali Galbeed oo 80kii jooga ayaynu noqonay miyaa?” Cali khaliif galaydh

Hargeysa,   (BP)-Siyaasiga ay go,doomisay aragtidiisu ee horjoogaha u ah kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa ka weji dadbay tallo ay u soo jeediyeen qurba jooga badhitaara xarakaddaa Somaliland

Hubkii sida sharci darada ahaa ee dakada barbara laga helay oo lagala degay iyo xukuumada oo la wareegtay tan iyo inta cida leh la helayo sabab dawo sawiro

Hargeysa:(Boramapost)-Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxaya markabka Mv Shaakir ee shixnada hubka ah siday ayaa la sheegay inay gebi ahaanba dhulka laga soo dhigay hubkii saareen oo ay xukuumada Somaliland la wareegtay .

Ciidamada Suldaan wabar oo dagaal iclaamiyay goormuu dhacayaa maxayse ka hadleen halkan ka daawo?

HALKAN KA DAAWO MUUQAAL MUUJINAYA KOOXDA DAACISH OO QOORTA KA JARAYSA KENJI KOGO

Seefta Madaxweynaha ayaa la Fillayaa in ay Qaadato Wasiiro, Agaasimayaal iyo Hay’adaha Madaxbaan ee Dawlada.

Hargeysa (Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siiilaanyo) Ayaa la Fillayaa in uu Isku Shaandhayn ku sameeyo Golihiisa Wasiirada. Ilowareedyo lagu Kalsoon yahay  ayaa Tilmaamaya in uu Madaxweynuhu waddo Qorshayaasi ah in uu isku Shaandheeyo Dawladiisa,