Skip to main content

“Beel Ahaan Waxaanu Wadnaa In Madaxweynaha Loo Kordhiyo 2 Sanno..Madaxweynuhuna Markaa Mar Dambe Isma Soo Sharaxayo” Boqor Buurmadow

Hargeysa(Boramapost)Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow,oo ka tirsan Hogaanka dhaqanka Somaliland,gaar ahaana ka soo jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo ayaa Badka soo dhigay qorshe Beeshiisu ku doonayso in Madaxweynaha ugu yaraan 2 sanno loogu kordhiyo.
Waxa uu ku dooday in rabitaanka beel ahaani tahay mid reer Somaliland Caado u ahayd oo hogaamiyeyaasha soo maray oo dhan wakhtiga loo kordhiyay, balse aan dastuurka ku salaysnayn.
Boqor Buur-madow oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa,ayaa sheegay inuu Xisbiga Waddani oo aad u raba in doorashadu wakhtigeeda ku dhacdo uu kula taliyay inay fursadi ugu jirto muddo kordhinta Madaxweynaha.

 “Anigu Mawqifkayga hore Ayaan wax badan uga Hadlay, Qoladan Wadani ee Aanu Saaxiibka Nahay waxaan ku idhi Haddii Aad Doonaysaan in Ay si wanaagsan wax inoogu dhacaan(Doorashada aad heshaan),Odayguna waa uu soo shaqeyee waa in Laba Sano Loo Kordhiyo.” Ayuu yidhi Boqor Buur-madow.

Boqorka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in la kordhiyo Wakhtiga Madaxweynaha “Anigu Taas waan Qabaa ka beel Ahaana waanu qabnaa in Loo Kordhiyo,waxaana Weeyaan Cabdiraxmaan Aw Cali Laba Jeer Ayaa loo kordhiyay,Daahir Riyaale-na Saddex Jeer ayay Ahayd,Maxamed Xaaji ibraahin Cigaal Dhawr Jeer Ayay Ahayd,Maxaa Anaga noo Diidaya”

Qorshahan Muddo kordhineed ee isaga,Beeshiisa iyo Madaxweyne Siilaanyo damacsan yihiin waxa uu ku macneeyay Boqorku inaanay ahayn Mid dastuuri ah balse ay tahay Diriiq Somaliland soo martay “Annagu Beel ahaan Sidaas(Muddo Kordhin) ayaanu Wadnaa Laakiin Yeelkeede kama Boodayno Komiishanka Doorashooyinka,Golaha Guurtidana Rajo Fiican ayaanu ka qabnaa,Somaliland way Garanaysaa Wixii Xeer u ahaan Jiray,Hadii La kordhiyo Balo dhicimayso Awalna May dhici Jirin,Lakiin Cidii Ka Leexisa Sidii Ay ahaan jirtay ee tidhaa Dhici Mayso iyada og Bal Halka Ay kuwado,waana qasab in La kordhiyo,Laakiin Tii Dastuurka iyo Xeerarku waa Halkeeda Laakiin Sidani waa Fikirkayga”
Boqor Buur-madow,waxa uu sheegay inaanu Madaxweyne Siilaanyo mar dambe isku soo taagi doonin doorashada haddii loo kordhiyo wakhtiga “Anigu waxaan leeyahay Madaxwaynaha somaliland Marka Loo Kordhiyo Labadaas Sanadood Mar danbe isku soo taagi Maayo Doorasho,Cida uu xisbiga ka soo saarayo isaga Ayay jirtaa,Lakiin wax haboon in Ladaayo inta uu dhamaynayo wadada Ceerigaabo.” Ayuu yidhi Boqor Buur-madow.
Boqor Buur-madow oo sida la ogyahay Mucaarad ku ahaa Bilawgii muddo xileedka Madaxweyne Siilaanyo ayaa la waydiiyay sababta uu Mawqifkiisa ugu bedelay taageerida Madaxweyne Siilaanyo waxaanu ku jawaabay ““Anigu Kuma Lahi Xisbiga Kulmiye Waan Tageersanaha Lakiin Madaxwaynaha Somaliland Waxqabadkiisii waa uu bidhaamay,Daahir Riyaale Saaxiib ayaanu ahayn waan Tageeri Jiray,Maxamed Xaaji ibraahin isagana waan tageeri Jiray,Cabdiraxmaan Aw Cali Beeshayda oo dhan oo wada Mucaaradi Ah ayaa Tageeri jiray,Xukuumada Hada Jirta Aan runta shegee Odayga oo kaliya Ayaan ka Tageer sanahay”
Hadal haynta muddo kordhinta Madaxweyne Siilaanyo waxay ahayd mid Bulshada Somaliland iyo Mucaaradkaba ay si wayn uga dheragsanaayeen balse waxaa haatan cusub qorshaha beelaysan ee aan Sharciga ku salaysnayn.
Dastuurka Somaliland ayaa dhigaya inay muddo kordhintu iman karto wakhtiga ay jiraan arrimaha amaan darro ama dhibaato kale oo suuro galin wayda doorasho wakhtigeeda ku dhacda.

Hargeysa(Ramaas)Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow,oo ka tirsan Hogaanka dhaqanka Somaliland,gaar ahaana ka soo jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo ayaa Badka soo dhigay qorshe Beeshiisu ku doonayso in Madaxweynaha ugu yaraan 2 sanno loogu kordhiyo. Waxa uu ku dooday in rabitaanka beel ahaani tahay mid reer Somaliland Caado u ahayd oo hogaamiyeyaasha soo maray oo dhan wakhtiga loo kordhiyay, balse aan dastuurka ku salaysnayn.

- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Beel-Ahaan-Waxaanu-Wadnaa-In-Madaxweynaha-Loo-Kordhiyo-2-Sanno..Madaxweynuhuna-Markaa-Mar-Dambe-Isma-Soo-Sharaxayo-Boqor-Buurmadow.html#sthash.Auw6OKEX.dpuf

Comments

Popular posts from this blog

Madaxweyne ku xigeen Saylici oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wariyayaal Ree Borama ah

 Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Wafdi Suxufiyiin Reer Awdal Ah Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday suxufiyiinta gobolka Awdal oo maalmahii u dambeeyay hawlo shaqo u joogay magaalada Hargaysa. Wafdigan suxufiyiinta ah oo uu hogaaminayay Musharaxa Jagada Gudoomiye-nimo ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Eng. Maxamed Xasan Ismaaiil Sharbi-yare oo ay weheliyaan suxufi Maxamed Nuur Muuse Bilibili & Suxufiyad Fadxiya Yaasiin Buuni ayaa lagu qaabilay hab-maamuus uu maqaamkiisu aad u sareeyay. Kulankan oo ahaa mid albaabadu u xidhan yihiin ayaa markii uu soo dhamaaday waxa warbaahinta uga waramay Suxufi & Musharax Eng. Maxamed Xasan Ismaaciil Sharbi-yare waxana uu hoosta ka xariiqay in uu ahaa kulan midho dhal ah. “Aad ayaan Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici uga mahadcelinaynaa sida kara

Qof ku sugan Magaalada Saylac ayaa duubay Muuqaal Muujinaya diyaarado Gaaf wareegaya Hawada Saylac

  Waxa markii u horaysay magaalada Saylac lagu arkayaa diyaarado nuuca qumaatiga u kaca oo xeebta Saylac dhanka Barri kaga beegan ka soo degay. Diyaaradahan oon la garanayn ayay dadka degaanku shegeen inay ciidamo kasoo dageen iyo gadiidka badda nuuca la naqaseeyo. Cabaar markay ka dageen ee ay naqasaysteen gadiidkii bada ay ku gali lahayeen ayay u kaceen dhanka gudaha badda. Wali lama hayo war intaasi ka faahfaahsan. Mana jirto wali cid maamulka dawlada matasha oo xog intaas ka dheeriya oo ciidankan ku saabsan bixisay. Waxaan se ognahay oo xaqiiqa markaan aqliga ka shaqaysiino in ciidankani aanay ahayn kuwa maraykanka, reer yurub, iyo China ee saldhigyada ku leh dalka jabuuti oo aaney jirin wax ay ugu baahan karaan inay dhulka bariga ee xeebaha Saylac ka soo dagaan diyaaradohoogu isla markaana ku rakibtaan gadiidka yar yar ee badda, Sidoo kale waxaan isla garan karnaa inaaney ahayn ciidamada ilaalada bedhcad badeeda ee badda cas ka haw-gala oo iyagna saldhig ciidan ku leh dalka aynu j

Rumayso ama diid, Farogalinta maantu waxa ay gaar ku tahay deegaanada (Gadabuursi iyo Habarjeclo

  La Dareena Shiinaha! Dhulka qabiilka ayaa iska le, khayraadka ku jirana waa la gu la leeyahay. Ingriisku waxa uu Soomaalilaan u soo dagay xoolaha nool oo kaalin mug leh u gu jiray ciidamadiisa degan Cadan, Talyaaniguna koonfur waxa uu u dagay beeraha oo muhiim u ahaa warshadihiisa. Maanta, waa dagaal dhaqaale, Shiinuhu waxa uu dirayaa fariin ku socota beelaha oo ah (Dhulbahantoow xadkiinu waa ilaa Beer oo Ingriis ayaa idinka qaaday), laakiin, Isagu waxa uu u socdaa ceelasha Shidaalka ee Deegaankaa ku yaal in uu ka horjoogsado Taiwan, waxa kale oo uu odhanayaa (Gadabuursow Jabuuti iyo Saylac idinka ayaa lahaa, oo Ingriis iyo Faransiis ayaa idinka qaaday), laakiin, Isagu waxa uu u socdaa xeebta gobolka oo qiimo u gu fadhida mashruuciisa Kaabayaasha (BRI) in uu ka horjoogsado Ingiriis iyo Imaaraat. Dagaalka beelaha la galinayo, waa dagaal la gu la jiro reer galbeed (Anti Neocolonial Movement), ee ma aha Jacayl iyo wax la guu gu qabanayo. Beeluhu haday garanwaayaan danaha qarsoon ee la g