Skip to main content

Beelaha ay ka soo jeedaan wasiirada uu magacaabay Madaxweyne Muuse biixi

Halkan ka Akhri Magacyada iyo Qabaa`ilka ay ka Soo Kala Jeedaan Wasiirada Cusub ee uu Maanta Magacaabay Madaxweyne Biixi.

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa manta magacaabay Gole Wasiiro oo ka Kooban 23 Wasiir iyo 9 Wasiir ku xigeen.

#Garxajis

1-Yuusuf Maxamed Cabdi  Raage  (Wasiirka Horumarinta Maaliyada) #Ciidagale

2-Yuusuf Maxamuud Nuur Boos (Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada)  #Habar_Yoonis

3-Shugri Baandare Wasiirka  Deegaanka Iyo Horu Marinta Reer Miyiga. #Habar_Yoonis

4-Dr. Xasan Ismaaciil Yusuf Warsame  (Wasiirka Caafimaadka)    #Habar_Yoonis

5-Maxamed Muuse Abees Faarax Wasiir Xigeenka Warfaafinta #Ciidagale

6-Cabdiqaadir Maxamuud Dhaga Wayne Wasiir Xigeenka Waxbarashada  #Ciidagale



#Habar_Awal



1-Dr Sacad Cali Shire  Naaleeye (Wasiirka Arimaha Dibada)   #Ciise_Muuse

2-Cabdilaahi Abokor Cismaan  Wasiirka Gaaddidka Iyo Horu Marinta Jidadka #Ciise_Muuse

3-Dr Cabdi Wali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jinbriil  (Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technologiyada) #Sacad_Muuse

4-Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Diiriye Wasiirka Warfaafinta Wacyi Geinta Iyo Dhaqanka #Sacad_Muuse

5-Maxamed Muuse Diirye Wacays Kuxigeenka Arimaha Gudaha #Sacad Muuse



#Arab



1-Maxamed Axmed Maxamuud Cawad  Wasiirka Horumarinta Maal Gashiga.  #Arab

2-Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed  (Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta)    #Arab

3-Liibaan Axmed Yusuf Xuseen Wasiir Kuxigeenka Arimaha Dibada #Arab



#HabarJeclo

1-Maxamed Kaahin  Axmed  ( Wasiirka Arimaha Gudaha)      #HabarJeclo

2-Maxamed Xaaji Aadan Cilmi Wasiirka Arimaha Xidhiidhka Golayaasha Dastuurka #Habarjeclo

3-Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi  Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Horumatrinta Kaluumaysiga #HabarJeclo

4-Hinda Jaamac Xirsi  Wasiirka Arimaha Shaqo Galinta  Arimah Bulshada Iyo Qoyska #HabarJeclo

5-Jaamac Maxamuud Cigaal   Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta  #HabarJeclo



#TolJecle

1-Maxamed Daahir Axmed Furre Wasiir Ku Xigeenka Horu Marinta Maaliyada. #TolJecle



#Ayuub

1-Yurub Abiib Cabdi Wasiir Ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha               #Ayuub

#Harti

1-Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiin Faarax   ( Wasiirka Waxbarashada Iyo Sayniska)  #DhulBahante

2-Cabdriashiid Xaaji Ducaale Qanbi Cabdalla (Wasiirka Hawlaha Guud) #Dhulbahante

3-Saleebaan Koore Yuusuf Cali Koore  Wasiirka Horu Marinta Biyaha. #Dhulbahante

4-Ciise Axmed Yuusuf Cadale  (Wasiirka Gaashaandhiga)  #Warsangali

5-Sahal Maxamed Jaamac Faarax Wasiir Xigeeenka Gaadiidka Iyo Horu Marinta Jidadka. #Warsangali



#Samaroon_Gadabuursi

1-Caawaale Ibrahim Shirwac Lodoon ( Wasiirka Qorshaynta) #Samaroon

2-Maxamuud Xasan Sacad Iidle ( Saajin) Wasaarada Ganacsiga Warshadaha Iyo Dalxiiska #Samaroon

3-Axmed Muumin Seed  Habene (Wasiirka Horumarinta Beeraha)  #Samaroon



#Gabooye

1-Eng Xuseen Ibrahim Xasan Buuni Wasiir Kuxigeenka Qorshaynta        #Gabooye

Comments

Popular posts from this blog

Madaxweyne ku xigeen Saylici oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wariyayaal Ree Borama ah

 Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Wafdi Suxufiyiin Reer Awdal Ah Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday suxufiyiinta gobolka Awdal oo maalmahii u dambeeyay hawlo shaqo u joogay magaalada Hargaysa. Wafdigan suxufiyiinta ah oo uu hogaaminayay Musharaxa Jagada Gudoomiye-nimo ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Eng. Maxamed Xasan Ismaaiil Sharbi-yare oo ay weheliyaan suxufi Maxamed Nuur Muuse Bilibili & Suxufiyad Fadxiya Yaasiin Buuni ayaa lagu qaabilay hab-maamuus uu maqaamkiisu aad u sareeyay. Kulankan oo ahaa mid albaabadu u xidhan yihiin ayaa markii uu soo dhamaaday waxa warbaahinta uga waramay Suxufi & Musharax Eng. Maxamed Xasan Ismaaciil Sharbi-yare waxana uu hoosta ka xariiqay in uu ahaa kulan midho dhal ah. “Aad ayaan Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici uga mahadcelinaynaa sida ...

Gadabuursigu ma Soomaali baa, Mise Oromo? Qore Rabiile Xaaji Abiib

  Gadabuursigu ma Soomaali baa, Mise Oromo? Magaca Gadabuursi, waxa inta badan la yidhaa waa naanaysta "Ilma Siciid", sida aan ka akhriyay Buugga taariikhda Gadabuursiga ee uu qoray Cabdiraxmaan Qaadi (AHUN). Qoomiyada Oromadu waxa ay leeyihiin fasiraad dheer oo qodobkan la xidhiidha. magaca Gadabuursi waxa ay si toos ah u la xidhiidhiyaan nidaamka maamul ee dhaqanka Oromada (Gada System). Waa nidaam dimuqraadi ah oo ay dadku soo doortaan Gandaha Dhaqan oo ah xeerbeegtida bulshada oo uu madax ka yahay (Abaa-gadhe), golaha Difaaca oo ah hogaanka ciiidanka oo u madax ka yahay (Abaan-Duulle) iyo Golaha Sahanka iyo Xidigiska oo madax ka yahay (AbĂ an waare). Nidaamkan GADA ayay ku tilmaamaan in uu ahaa nidaam gadabuursiga la gu majeeran jiray, magaca Gadabuursi na uu kala jabo laba qaybood oo kala ah Gada oo ah "Nidaam" iyo "Biirsi" oo ah hadhaadigii. Macnuhu waa hadhaagii Nidaamka. Siday ku timid? Inkasta oo aanay dhacdadani si cad u gu dhignayn Buugga furash...

Siyaasigii ugu saamaynta badnaa waayahan Somaliland ay Jirto oo Wasiir looga Magacaabay Xukuumada Muuse biixi

Siyaasigii ugu saamaynta badnaa waayahan Somaliland ay Jirto oo Wasiir looga Magacaabay Xukuumada Muuse biixi  Abdinasir Muhumed Hassan Buuni Waa siyaasi Qunyar socod ah kaasi oo la soo dabaashay Marxalado siyaasadeed oo kolba dhinac isku rogayay Mar uu Mucaarad ahaa iyo Hada oo uu ka mid yahay Bahda Xukuumada Somaliland Kuwooga aadka isha loogu hayo Marka ay taagan tahay ka hadalka dhanka Warbaahinta  Abdinasir Buuni oo Markii u danbeysay ahaa Afhayeenka Xisbiga Talada haya ee Kulmiye ayaa magacaabistiisu waxa ay sabab u ahayd inuu markiiba caan ka noqdo deegaanada somaliland iyo guud ahaanba marxalada siyaasadeed ee isbadbadalka badnayd  Difaacida Xukuumada Somaliland ayuu hadh iyo habeenba u taagnaa waxayna arintaasi meesha ka saartay in Gabi ahaanba dhaliisha xisbiyada Mucaaradka Somaliland iyagoona Ninkaasi ku tilmaameen inuu ku yahay Laf dhuun gashay oo meel loo dhaafi karaaba jirin Xaalku waxa uu Gaadhay Buuni iyo Mucaaradka inay iskugu soo hadhaan Fagaaraha ka had...