Saxafi Tv looga eryay Maxaad Facebook wax ugu soo Qorqortaa HCTV oo noqday Tvga Dulmiga Somaliland ah
Kadiye media ( Borama) Saxafi Aadan Cabdi Ciidle oo si Axmaqnimo ah looga caydhiyay shaqadii HCTV loona adeegsaday Sifo qabyaaladeed oo beelaysan Laguna haysto maxaad Facebookga wax ugu soo qortaa yaab HCTV Marka horeba TV Dulmi Ku istaadhmay buu ahaa .
Qofku waa xor inaad xoriyadiisa ka qaadaana xaq uma lihid Tvga iyo baraha Social mediaha way kala duwan yihiin midna waa shaqo midna waa dano shaqsi hadii danaha shaqsiga lagugu haysto waa nasiib daro wayn Saxafigaasi Adan Cabdi Ciidle wuxuu kamid ahaa aasaasayaashii rukunada adag Ku taagnaa ee kasoo qayb qaaday aasaaska Tvga HCTV maanta in la eriyo ma mudnayne in La abaal mariyo ayay ahayd Hadaba dadka Tvgaas Ku xidhan haka fiirsadaan daawashada Tvgan dhinaca ka daran ee u tudhi waayay Saxafi Afkaartiisa Facebook Ku daabaca
Nuux kadiye
Borama

Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah