Dhalinyarada isaaq gaar ahaan Wariyayaashooda iyo siyaasiyiintooda , fanaaniintooda Xamar si xor ah bay u tagaan Hargeysana si xor ah bay ugu soo laabtaan oo kuwaasi danbiilayaal maaha laakiin lamana xidhi karo laakiin Fanaaniinta dhalinta kale ee ree Awdal hadii ay Xamar tagaan waaba xadhig maadaama ay talaabeen waana kuwo qaran dumis ah
Cadaalada Somaliland IYO Hargeysaba taala waataas
Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah