MADAXWEYNAHA JEEGAANTA IYO QARANKA SOMALILAND MUUSE BIIXI CABDI OO LA SAWIRAN MUSHARAXA CODKA AQLABIYADA AWDAL LAGU DOORTAY MAXAMED CALI
Kadiye Media ( Boorama) Madaxweynaha Jeegaanta iyo qaranka somaliland Muuse biixi cabdi oo la sawiran Musharaxa Codka aqlabiyada Awdal lagu doortay Maxamed cali
Kulankan labadan Masuul ayaa ka dhacay Madaxtooyada somaliland Muuse biixi ayaa lagu doortay jeegaan aad u cudud badan oo dhaqaale iyo dadba lahayd halka musharax maxamed cali awdal lagaga doortay Cod aad u badan iyo shacab isbadal dhaba u heelanaa waana markii ugu horaysay ee ay kulmeen tan iyo doorashadii lagu kala calafqaaday ee somaliland ka dhacday
Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah