Nimcaan Hilaac Waa Muwaadin Somalilander ah Hadii dhar calanka Somalia uu xidhay danbi Muu galine warar been abuurka Joojiya
Kadiye Media ( Boorama) Nimcaan Hilaac Waa Muwaadin Somalilander ah Hadii dhar calanka Somalia uu xidhay danbi Muu galine warar been abuurka Joojiya
Baraha bulshada ree Koonfureedka gaar ahaan dalka xasilooni darada ah ka jirta ee somaliya dadka ka soo jeedaa misana ku jibaysan Somaliwayn bari hore duntay ayaa warar aan sal iyo raad lahayn baraha bulshada ku faafiyay iyaga oona yidhi Nimcaan Hilaac oo Borama kula dhex xaragooda calanka soomaliya warkaasi waa been abuur la doonayo in fanaanka sharaftiisa lagu bahdilo Fanaanku waa muwaadin ree somaliland ah oo waana soomali jinsiyadiisu Soomaalinimaduna maaha wax danbi ah oo dal kale lagu tilmaamo walaynlawayntu ha joojiso wararka been abuurka ku salaysan ee Nimcaan Hilaac laga faafinayo

Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah