Kadiye media ( Saylac) Magaalada Qadiimiga ah ee saylac Dadkii lahaa baa daranyada ku eegaya misena dayacay!
Magaalada qadiimiga ah ee saylac ayaa waxa ka muuqdo daranyo xun oo aanu eegi karin qofka samaroonka ah ee sheeganaya in saylac ay magaaladoodii tahay dhamaan waxa burburay dhismayaashii taariikhiga ahaa ee magaaladaasi ku yaalay halka kuwa hadhayna ay qarka u saaran yihiin inay ciida ku darsamaan saylac magaalo dadkii lahaa dayaceen halka magaalada berberi tahay magaalo dadkii lahaa dhiseen oo ka dhigeen meel dalxiiska ku wacan shacabka gobolada awdal iyo salal waxa looga baahan yahay sidii ay u dhisi lahaayeen una qurxin lahaayeen magaalada qadiimiga ah ee saylac
Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah