War Farxad leh Madaxweynaha iyo ku xigeenkia somaliland oo xilkii ka Xayuubiyay maamulihii Kastamka lawyacado Faysal magafe
Kadiye Media ( Boorama) War Farxad leh Madaxweynaha iyo ku xigeenkia somaliland oo xilkii ka Xayuubiyay maamulihii Kastamka lawyacado Faysal magafe
War wayn Xukuumada Madaxweyne Muuse biixi iyo ku xigeenkuiisa Cabdiraxmaan saylici ayaa xilkii ka xayuubiyay maamulihii kastamka lawyacado ninkii faysal magafe la odhan jiray masuulkaas ayaa sanadkii u danbeeyay ahaa mid laf dhuun gashay Ku noqday shacabka Gobolada Awdal iyo salal ee xuduudaaasi ka talaabayay lawyacado dadka ree Awdal ee jabuuti ka imanayaa iyo kuwa tagayaaba way Ku dhib qabeen cashuuraha uu masuulkan qaadi jiray isku soo wada duuboo madaxweyne Muuse biixi iyo ku xigeenkiisa ayaa ka farxiyay shacabka awdal iyo salal iyaga oona ugu duceynayay in illaahay uu la garab galo xilkaas ay ummada u hayaan
Warkan xilka qaadida ayaa ah mid aanu ka soo xiganay shacabka lawyacado iyo siyaasiyiinta deegaankaasi hadii uu dhab noqdana shacabka awdal waxay si marxabaysan ula jaanqaadi doonaan dawladan dhalatay iyaga oo hiil iyo hooba la garab istaagi doona
Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah