somalidu waxay ku mashquuleen arinta qudus.
waxan rabaa in aan dhowr qodob ka idhaa arintaas
1-waa marka koowaade qadiyadani wax inaga quseeya ma jiro hadii aynu somali nahay waa muran dhul oo ka dhexeeya labo qoomiyadoon oo ilmaader ah (yahuud iyo carab)
2-hadii caasimad oo aqoonsado iyo hadii kaleba waa magaalo ka tisrsan dawlada israel.
3-donald trump waxa la ogaa oo u ogolaaday dawladaha sucuudiga iyo masar.
4-magaaladan qudus waa magaalo ay leeyihiin dadka reer banii isreal oo alaah subxaana watacaala uu siiyay sida ku cad quraanka kariimka ah iyo taariikhda .
5.carabta ka tafiirantay nabi ismaaciil ee hada sheeganysa magaalada qudus waxy yimaadeen markii ciidamo muslim ah oo carab u badan ay qabsadeen magaalada qudus waqtigii khilaafada islmaak oo madax ka ahaa cumar binu khadaab radiyaalahu canhu. sidaas darteed magaaladani waa magaalo ay leeyihiin dadka yuhuudu wax somali hadaynu nahay ina quseeyana maaha dhibaatooyin badan oo aynu ka hadalno ayaaba inoo yaal.
Qoraalka Wariye Cawaale Cabdilaahi Awaale

Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah