Skip to main content

Posts

Showing posts from November, 2013

Protests outside Qatari embassy in Cairo

Hundreds of people have gathered outside Qatar's embassy in Cairo to protest against what they called the Gulf state's unwarranted interference in Egyptian internal affairs. The protesters, comprised of groups from Sout el Shab [The Voice of the People], Ana Masry [I am Egyptian] and the Popular Resistance Movement - a group of retired military personnel - burned Qatari and Turkish flags and chanted slogans against Al Jazeera on Saturday.

Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo loogu magac-daray Marxuum Axmed Qeybe

{Nuux kadiye}Kulan baroor-diiq ah oo ay ka qeyb galeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudooomiyaha Baarlmanaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Wasiirka Arrimha Gudaha iyo Amniga Qaran C/Kariim Xuseen Guuleed, Xildhibaano, Diplomacy-yiin iyo masuuliyiin kale oo lagu xusayey Marxuum Danjire Axmed Maxamed Aadan Qeybe ayaa xalay lagu qabtay Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya.

Taleex Oo Lagu Kala qaxay, Axmed-karaash oo Teknikadii Khaatumo Kuwareejiyey Puntland oo Ciidammo Dhoobtay Tukarraq+Dhaqdhaqaaqa diyaargarowga Somaliland.

Ceerigaabo(Nuux kadiye) Wararka naga soo gaadhaya degaanka Taleex ee maalmahanba dirirta colaadeed ka dhex aloosnayd madaxdii maammulka Khaatumo la baxay oo iska hor yimid oo laba garab u kala jabay iyo madaxweyne-kuxigeenka Puntland C/samad Cali Shire

Sarkaal Sarre Oo Ka Tirsan Sirdoonka Qaranka Oo Waftiga Madaxwayne Siilaanyo Ee Babilay Tagay Ka Mid Ahaa Oo Wadne Xanuun U Geeriyooday

Hargeysa(Nuux kadiye) Alle ha u naxariistee Gaashaanle sarre Cabdi Caydiid Axmed oo ka tirsanaan jiray Sirdoonka Qaranka Somaliland, isla markaana ka mid ahaa waftiga Madaxwayne Siilaanyo ee socdaalka shaqo ku tagay Magaaladda Gabiley ayaa shalay u geeriyooday wadne-xanuun ku soo booday.

Madxweynaha Somaliland Oo Maanta Xadhiga Ka Jarey Guriga Martida ee Gobolka Gabiley

Daawo Qaybtii 2aad ee sawirada soo dhaweyntii daadweynaha Reer Gabiley ku Qaabileen madaxweyne siilaanyo............ .Daawo sawiro aad u tiro badan Gabiley(GNS)waftigii uu hogaaminayey madaxweynaha Somaliland ee maanta socdaalka shaqo ku joogey gobolka gabiley ayaa xadhiga kajarey guriga martida ee gobolka gabiley oo ay hirgelisay dawlada hoose ee degmada gabiley.

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta ka qayb galey Xaflad Balaadhan oo Loo sameeyey Dufcadii koowaad ee ka Qalinjabisa Jamacada Tima-Ade ee Gobolka Gabiley

”walaalayaal maanta farax ayaan la hadli kari laayahay Sida wanaagsan ee aad iisoo dhaweyseen, Gabiley Gobol aanu ku Faano waa Dadkii idoortay.. . Daawo sawiro aad u tiro badan Gabiley(nuuxkadiye) madaxweynaha somaliland axmed maxamed maxamuud siilanyo) iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saaka ka qayb galey xaflada qalinjabinta dufcadii koowaad ee ka qalinjabisa jaamacadda Tima-ade ee gobolka gabiley, Ardeydaka ka qalinjabisay jaamacada Tima-ade oo tiraadoodu dhaneyda 103 ardey ayaa halkaasi lagu gudoonsiiyey shahaadooyinkii loogu talogaley

Dadweynaha Reer Gabiley Oo Soo Dhaweyn layaab leh ku qaabiley Waftigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland.

maanta reer gabiley waxay muujiyeen sidii lagu yaqaaney ee gobonimada lahayda, waxanaan xukuumadaahaa balan qaadayaa inan wixii karaankayga ha la qabto."ayuu yidhi madaxweynha somaliland .   Daawo sawiro aad u tiro badan Gabiley (NUUX KADIYE ) kuman qof oo ka mid ah dadweynaha reer gabiley oo aan maanta u kala hadhin soo dhaweyntaaMadaxeynaha Somaliland Axmed maxamed maxamuud siilanyo oo maaanta ka qayb galey xaflada qalinjabinta.

war deg deg ah waxa caawa laga dareemayaa magaalada gabiley diyaar garow loo diyaar garoobayo soo dhawaynta madaxweynaha dalka somaliland oo ku soo beegan in uu bari siiyo shahaadooyin ardayda dufcada koowaad ee Tima -ade university

waxa caawa ilaa maanta abaaro 5:00 galabnimo laga dareemayaa gobolka gabiley sidii ay ugu diyaar garaboobi lahaayeen soo dhawaynta madaxweynaha dalka soomaliland mudane : Axmed Maxamed Maxamuud "siilanyo" oo ku soo beegan in uu imaado gobolka gabiley baro oo ah maalin sabti ah oo uu soo dhawayn diiran loo samayn doono .

Dawladda-Dalka-Angola-Oo-Ku-Dhawaaqday-Fal-Ku-Lid-Ah-Muslimiinta-Dalkaasi-Iyo-Masaajidadii-Ku-Yaalay-Dalkaasi-Oo-La-Bur-burinayo

Luwanda(Nuux kadiye )  -Dawlada dalka Angola ayaa amartay in gabi ahaan masaajida ku yaala wadankeeda la xidho si dalkaasi looga saaro diinta

Madaxwaynaha-Afganistan-Oo-Cambaareeyay-Duqaynta-Ay-Diyaaradaha-Maraykanku-Ka-Gaystaan-Dalkiisa-Ee-Shacabka-Waxyeeladu-Ka-Soo-Gaadho

Kabul(Ramaas) -Madaxweynaha Afghanistan Xaamid Karzay, ayaa cambaareeyay duqeynta ciidammada Maraykan ku  u gaysteen guri ku yaalla gobolka Helmand,ee dalkaasi. Waxaa uu sheegay in ciidamada Maraykanka ay weerarkaas ku dileen cunug yar, halka laba haween ah ay ku dhaawacmeen,Afhayeen u hadlay madaxweynaha ayaa sheegay in ay tahay calaamad dheeraad  ah oo muujinayso sida noolasha rayidka aan looga fakarayn,isla markaana aan loo dhawrahayn karaamada dadka reer afgaanistaan. Weerarkan ayaa ku soo beegmayo iyadoo Karzay iyo Maraykanka isku mari la'yihiin heshiis la xidhiidha sii joogitaanka ciidammada Maraykanka ee Afgaanistan. Madaxweynaha Afghanistan ayaa diiddan inuu saxiixo heshiiskan sanadka cusub ka hor,Maraykanka aya ku adkaysanaya inay muhiim tahay in heshiiskaas si deg deg ah lagu saxeexo. Dalka Afghanistan waxaa laga qaban doonaa doorashooyin billawga sanadka soo socda,Guddiga odayaasha ee dalkaas ee loo yeqaanno Loya Jirga ayaa ugu baaqey madaxweynuhu inuu saxee

Waxaanu-Ula-Macaamilaynaa-Somalia-Sidii-Aanu-Horeba-Ula-Dhaqmi-Jirnay-Oo-Cid-Aan-Bassport-Sidanin-Kama-Soo-Dagi-Karto-Madaaradda-Somaliland-Taliyaha-Laanta-Socdaalka-Somaliland-Gaashaanle-Sarre-Maxamed-Cambarro.

Hargeysa(NUUX.KADIYE) Taliyaha laanta socdaalka Somaliland Gaashaanle Sarre Maxamed Cali Yuusuf (Maxamed Cambarro) ayaa go’aan aan meel mar ahayn ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay maalintii Taliyaha Immigration-ka Somalia Mr Gaafaw oo sheegay in dhulkii la isku odhan-jiray Soomaaliwayn oo ay Somaliland ku jirto aan lagu tagi Karin Bassport-ka Somalia, taas oo uu Gaashaanle sarre Maxamed Cambaro ku tilmaamay hadal la iska yidhi oo aan wax saamayn ah ku yeelan doonin Jamhuuriyadda Somaliland.

40 qof oo ku dhimatay Kaydka Hubka ee Liibiya

Mid kamid ah xarumaha lagu kaydiyo rasaasta Taangiyada ee dalkaasi Liibiya ayaa qarax weyn oo ka dhacay ay ku dhinteen ugu yaraan 40 qof.

Berlusconi oo Baarlamaanka Talyaaniga laga cayriyey

{.K}Waxay ahayd daqiiqadihii u danbeeyey ee Silvio Berlusconi isku dayey in uu badbaadiyo mihnadiisa siyaasadeed oo uu inta badan cimrigiisa ku jirey. Berlusconi ayaa horey loogu xukumey in uu galay denbi dhanka canshuuraadka ah.

Wararkii Ugu Dambeeyay Dab qasaaro Xoogan geestay oo Maanta ka kacay Isgooska KM4-(Daawo Sawirada)

War Deg Deg Ah Dab Xoogan oo Goordhaw ka kacay Garaash weyn oo kuyaala Isgooska KM-4 ee Magaaada Muqdisho

Waxa Daqiiqado kahor dab aad u xoogan uu ka kacay garaash weyn oo Shidaalka lagu keediyo oo kuyaala Isgooska KM-4 ee Magaalada Muqdisho. Dabka ayaa ah mid aad u xoogan oo xiligan kasoconaya garaashka kuyaala KM-4 , dabka ayaana ah mid sii fidaya daqiiqadba daqiiqada ka dambeysa waxaana la arkayaa fuustooyin shidaal ka buuxo oo qarxya hawadana galaya. Xaalada goobta uu dabku ka kacay ayaa kacsan waxaan goobta buuxa ciidamo katirsan dowlada oo rasaas kor u ridaya kuwaa oo goobta u diidaya in ay dadka usoo dawaadaan.wixii warar ee ka soo kordha dabkaasi kala soco shabakada Nuux kadiye 

Madaxwaynaha Iran Oo Dhawr Maalmood Ka Dib Heshiis Uu La Galay Quwadaha Reer Galbeedka Sheegay In Aanuu Dalkiisu Marna Joojinahayn Samaynta Hub Nukliyar Ah.

Dehran(SHABAKADANUUXKADIYE.TK)Madaxweynaha wadanka Iran Hassan Rouhani, ayaa sheegay in dalkiisu aanu joojin doonin howlaha la xiriira hormarinta barnaamijkeeda nuclearka, islamarkaana waxa uu balanqaaday inuu wadashaqeyn wanaagsan la sameynayo beesha caalamka.

Wadahadalkii Reer Galbeedka & Iran oo heshiis laga soo saaray

Waxaa markii ugu horeysay heshiis laga soo saaray wadahadalkii wadamada reer Galbeedka iyo Iran uga socday magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Wadahadalka oo socday muddo 4 maalmood ah ayaa lagu guuleystay in xalay Saqdhexe dhinacyada ku heshiiyaan Qoraalka heshiiska oo ah mid horudhac ah.

BOOQASHADII BROTHER MAXAMED DIINI EE MAGAALADA BOORAMA IYO LACTUREKII UU JEEIYAY

 WAA MARKII UGU HORAYSAY EE UU YIMAADO MAGAALADA BOORAMA EE XARUNTA GOBOLKA AWDAL SIDOO KALANA UU LACTURE QIIMO BADAN HALKAASI UGU SOO JEEDIYAY BOQOLAAL ARDAY OO WAX KA DHIGATA JAAAMACADAHA KALA DUWAN EE MAGAALADA BOORAMA IYO DHALINYARO KALA DUWAN OO ISAGA KALA YIMID.

Khilaaf miyaa u dhexeeya madaxda Soomaaliya?

Waxaa jiro warar isa soo tarayo oo sheegayo in khilaaf uu soo kala dhexgalay madaxweynaha iyo Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay in uu doonayo in Ra'iisalwasaare Cabdi Faarax Shirdoon uu is casilo.

DADKII KA BADBAADAY DUUFAANTII HAYAAN OO GARGAAR DALBANAYA

Dadkii ka badbaaday duufaantii ku dhufatay bartamaha Filibiin ayaa sheegayo inay weli sugayaan gurmad saddex maalmood kaddib markii ay musiibadaas ku dhacday. Shaqaalaha gurmadka iyo hay'adaha gargaarka ayaan weli gaarin magaalooyinka qaar ee ay ku dhufatay duufaanta Haiyan.

Heshiis laga gaaray qaxootiga Soomaaliya

Dawladaha Soomaliya, Kenya iyo hay'ada qaxootiga ee UNHCR waxaa ay ku heshiiyeen in qaxootiga daneynaya inay dib u noqodaan laga caawiyo sidii ay waddankoodu ku gaari lahaayeen. Balse waxaa heshiiska ku xusan in qaxootiga go'aansado in ay Kenya sii joogan la siiyo kaalmada iyo badbaadada ay u baahanyihiin.

Filibiin oo looga dhawaaqay musiibo qaran

Madaxweynaha Filibiin ayaa ku dhawaaqay musiibo qaran iyadoo la sheegayo in magaalooyin qaar ay burbureen qaarna la gaari la'yahay. Bunigno Aquino ayaa sheegay in la xaddidi doono beeca waxyaabaha aasaasiga ah oona la laba jabbaari doono gargaarka.

DAAWO SAWIRADA JAWIGA MAGAALADA BOORAMA IYO SAAKA

DAAWO SAWIRADA JAWIGA MAGAALADA BOORAMA IYO SAAKA

Beesha Reer Axamed Ee (Jibriil-yoonis) Oo shir-Balaadhan iskugu yimid Xalay Hotel Rays

Borama:-Nuux kadiye- Shir-balaadhan oo ay xalay beesha Reer Axamed ee Jibriil-yoonis iskugu ymaadeen Hotel Rays ee Borama ,ayaa waxaa ka soo qaybgalay Salaadiin ,Cuqaal , Xildhibaano ka mid Golaha Baarlamaanka ,Culumaa’udiin , Dhalinyari iyo Haween .Shirkan oo aybeeshu kaga hadlaysay arimo faro badan oo ka mid ahaayeen arimaha gaar ahaaneed ee beesha ,iyo dhinaca siyaasada . Waxaa ugu horayn halkaasi ka hadlay Abibakar Siciid Ali oo ka mid ah aqoonyahanka beesha ,waxana u ku bilaabay hadalkiisii in ay beeshu ayna maanta jirin meel ay ka taagantahay xukuumada somaliland ayna jirin siyaasad ahaan ,ayna kamuuqana masraxa siyaasada ,waxana uu sheegay in xukuumada hada tala dalk haysa ay ahayd midii ay iskugu dhawaayeen ,balse maanta ay jirin meeqaam ay ku leeyihiini,waxana uu sheegay in ayna ka hayn booskeeedii ,waxana uu intaasi ku daray in maanta qabiilka kastaa uu doontay xilbalse beeshoodu ay wali sugayso ,waxana uu sheeegay in ay maanta ka hayn xukuumada Boos kii u qalmi lahaa ,Wax
http://shabakadanuuxkadiye.blogspot.com/

10.000 qof oo ku dhintay Duufaanta Haiyan

Dowlada Filibiins ayaa sheegtay in tirada dhimashada ay hada mareyso 10 kun oo qof kadib duufaantii ugu xooga badneyd taariikhda oo ku dhufatay shalay dalkaasi Filibiin. Dadka intiisa badan ayaa u dhintay burburka guryaha iyo waliba dad badan oo biyaha la tageen, kadib markii duufaantan ay cagta marisay 80% guryihii ku yaalay gobalka Leyte ee dalkaasi Filibiin. Dowlada Filibiin ayaa sheegtay inay wado gurmad ay ugu gargaareyso dadka badbaaday iyo kuwa dhaawaca ah, iyadoo caalamka laga codsaday inay u gurmadaan wadanka Filibiin oo ay khasaaro aan lasoo koobi Karin kasoo gaartay duufaanta Haiyan.

10.000 qof oo ku dhintay Duufaanta Haiyan

Dowlada Filibiins ayaa sheegtay in tirada dhimashada ay hada mareyso 10 kun oo qof kadib duufaantii ugu xooga badneyd taariikhda oo ku dhufatay shalay dalkaasi Filibiin. Dadka intiisa badan ayaa u dhintay burburka guryaha iyo waliba dad badan oo biyaha la tageen, kadib markii duufaantan ay cagta marisay 80% guryihii ku yaalay gobalka Leyte ee dalkaasi Filibiin. Dowlada Filibiin ayaa sheegtay inay wado gurmad ay ugu gargaareyso dadka badbaaday iyo kuwa dhaawaca ah, iyadoo caalamka laga codsaday inay u gurmadaan wadanka Filibiin oo ay khasaaro aan lasoo koobi Karin kasoo gaartay duufaanta Haiyan.

Dab ka kacay xaafaada danyarta ah ee magaalada hargeysa loona yaqaano state houseka

Hargaysa(Nuux kadiye)-Xaafada Danyarta Ee Barakacayaasha State-hous ka Ayaa Waxaa Abaaro 2:00 ka Kacay Dab Iyo Qiiq Kaasi oo sameeyay ilaa 10 Guri Oo Ka Mida Xafadahaasi, Iyada Oo Halkasi Ay ku Shuf baleen agabkii U Dhexyaalay Halkaasi, Wali lama Hayo Wax khasaare kale Ah Oo Soo Gaadhay Dakaasi, Sida uu noo Sheegay Ayaa waxaa Uu No Sheegay in Ay Ciidanka Booliska Iyo Damb-damis Yacayaa Imaadeen Waxooga kadib iyada oo Ay gacanta Ku bakhtiyeen Dhalinyarada Xaafadu, balse nasiib daro Dabdamiska Ayaa Waxa ku kacay Dadkii Halkasi Daganaa, Walow Ay Ciidanku Qasab Ku Soo galiyeen,dabkani Ayaa Waxa uu ka Kacay Laydh Shoodh bixiyay kaasi oo qabsaday Xaafad Kamida xafadahaasi Kadibna Sameyay Ilaa 10 Guri Oo kale. Dhawaan Ayaa Ay Ahayd Markii Ay xafadaasi isla Sidan oo kale Uga kacay Dab, Kaasi oo Isna khasaare soo gaadhsiyay Dadka Gooobtasi Deganaa, Khasarahani aya Ah mid Soo noqonoqda, kana Dhasha Xadhkaha Laydhka. Ilaahada Ma jirto Cid Ka Socota Dawlada Oo goobtaasi Timid Marka Laga Ree

QARAX KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO

Ciidmada Amniga Ee Somaliya Oo Qabtay Hal Qof Oo La Sheegay In Uu Ku Lug Lahaa Qarax Ka Dhacay Hotel Maka Al-Mukarama ee Muqdisho. (Hadhwanaagnews) Friday, November 08, 2013 Muqdisho(HWN):- Laba qarax oo is-xigay ayaa goor-dhawayd ka dhacay hoteelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Muqdisho(HWN):-   Laba qarax oo is-xigay ayaa goor-dhawayd ka dhacay hoteelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, iyadoo mid ka mid ah qaraxyadan uu ka dhacay gudaha hoteelka iyadoo ruux boorsada Lap-top-ka sitay uu si lama filaan ah uga qarxay. Waxaa la xaqiijiyay in qaraxii hore uu dhaawac fudud kasoo gaaray ruux ku sugnaa qaybta soo dhaweynta ee hoteelka, iyadoo ruuxii qaraxa ku watay boorsada ay qabteen ciidamada dowladda Soomaaliya iyadoo   waxoogaa ka dibna uu qarxay gaadhi yaalay afaadka hore ee hoteelka . ?Mar keliya ayaa maqalnay qarax weyn, dadkii goobta ku sugnaa oo dhan mar k