ANIGOO AH WARIYE NUUX CUMAR KADIYE WAXA AANHALKAN UGA TAHNIYADAYNAYAA DHAMAAN MUSLIMIINTA MEELKASTA OO AY ADUUNKA KA JOOGAN ANIGOONA UGU HAMBALYEYNAYA MUNAASABADA CIIDUL ADXA AWGEED
SIDOO KALE ILAAAHAY WAXAAN KA BARYAYNAA INUU SANADKAN SANADKIISA INAGU GAADHSIIYO BASHBASH IYO BARWAAQO SIDOO KALE WAXAA AAN HALKAN UGA DUCAYNAYAA DHAMAAN UMMADA MUSLIMIINTA AH MEELKASTA AY JOOGAANBA SIDOO KALE ILLAAAHAY WAXAA AAN UGA BARYAYAA IN MUSLIMIINTA KU DHIBAATAYSAN WADAMADA SUURIYA,MASAR.SOOMAALIYA IYO WADAMO FARABADAN OO ISLAAMA OO KU YAALA DUNIDA INUUKA DUL QAADO DHIBAATADAHAYSATAUMMADAASI MUSLINKA AH GEESTA WAXA AAN HALKAN UGU DUCAYNAYAA DHAMAAN CID KASTA OO XANUUNSANAYSA AMASE JIRAN INUU ILLAAHAYCAAFIYO
CIID WANAAGSAN KULU CAAM WANTUM BILKHEYR
'WAA WARIYE NUUX CUMAR KADIYE
Comments
Post a Comment
Fadlan Fikirkaaga ka dhiibo hadii aad ku xidhan tahay wararka iyo macluumaadka aanu halkan idinkula wadaagno noona reeb wixii talo iyo tusaale ah